Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xasan Daahir Aways oo Dhiig mantagay “Indha Cade ayaa Sheegay” (DHEGAYSI)

Kalshaale.com:- Yuusuf Maxamed Siyaad oo ku magac dheer{Indha-cade} ayaa ka hadlay sida loola dhaqmay Sh Xasan Daahir Aweys oo uu sheegay in sidii loo jidh dilayey dhiig lagaga matajiyey Sidii  Loo Garaacayey.

HALKAN KA DHEGAYSO COD

Mr Yuusuf , wuxuuna sheegay in uu haatan ku jiro Koomo. Wuxuu markii u horeysay qiray in Dastuurkii qaranka la jebiyey, ayagana la jidh diley isla markaana si xun loo bah diley.

Mr- Yuusuf Ayaa Ugu Danbayntii wuxuu Ka hadlayaa Arimo badan oo Quseeya Xaalaada Sheekh Xasan Daahir Aways oo haanta Meel Xun kasii Deganaysa.

xsan


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (61)

  1. Fatima says:

    Yusuf indho beele, waa kii gu ridey caruurtii beesha Shiikhaaleed ceelka ayagoo nool iyo macalinkoodii dugsiga Quraanka. Horta asagaaba ku farxilahaa in la dilo. Odeyga an Hassan dahir ah Kama Danbi badna Doofaarka Hadley indhobeele. Mideeda kale waa run in ay San ayagu lafadhiisan raiisuwasaaraha, lakin Saacid asagaa ku marey culusoow oo yiri hadii aadan xirin waxaa naloo arkaya in aan argagixisada la shaqeeno, hadana habar digir awood badan malaha oo amisson baa nala joogta ee bah dil Hassan an xir inta kale na garaaca. Sacid Marabo in la arko si uu ugu muuqdo ceebka saliin. Mareexaan waligiisba isku dirkuu ku fiicnaa. Abgaal waxey aarsanayaan dhibkii ay ugeesatey habar digir.

  2. ciyal wardhigley says:

    fatima adiga dab huriska joojiyaa yaah abgal iyo habargidr iyo shiiqaashaad sheegtayba waa walaalo isla dhashay isku dirka jooji dhanka kale indhacade wuxuu shegayo ma.aaminsani maxa yeelay isagaba al shabab ayuu ahay kahorna hogamiye koxeed marka sidee lagu aaminaa indhacade..war habagidr foodada joojiya hadii kale waa niila leeynaa maalin kasta hawiye ma habargidr uu u xayirnaanaa horya iika ma majeertenkay la shaqeeyan waa yaabee..hadana masiidii faroole nookeenay dastuurka lagu xad hudbay iyo sheeko mbaraaleeey….waryada habargidreey jooga tabar meesha kuma heysiine jooga war walaleheenaa tihiine jooga hadaa diidaane walhi waa niila gubaaaa.

    • CAAQIL SARE says:

      waxaa u hadashay sidii nin abgaal ah sooma ogid in aynu idinku xushmaynay madaxtinimada laba mar xoolayahow afkaaga suubso xamar waxay ku dagantahay waa inaga oo shabaab guryaheena ka saarnay hadaad sidaa u hadashidna xamar waa la is yaqaan duliyow

      • Ina sheekh says:

        sxb madaxweyne nimada adi iguma xishmeen ee raganimo iyo nasiib ayaan ku helay yey kaa hoos bixin, shabaabna adi mabixin ee waa lawada bixiyey

  3. DARWIISH TALEEXI says:

    WAR DAWLADA AYNU ISKA TAAGEERNO

    ANAGOO KHATUMO AH OO AY NA XUMAYSAN AYAA TAAGEERSAN

    BAL MAXAA IDINKA IDIIN DIIDAY INAADA ISKA TAAGEERTAAN

    QABIILKA ALLE HAYNAGA HADEEO “AAMIIN”

  4. amran Cali says:

    WAA WAX LAGA NAXO

    NINKAAS IN LADAAYO AYAY AHAYD

    WAXAA KU XIGI LAHAA OO ISI SOO DHIIBI LAHAA

    AXMED GODANAHA ISAAQ

    • Eng. Ali says:

      sxb hadii xasan ladeeyo aaway dulmigii uu galay? sidee lagu cafiyaa? sooma noqoneeso in qof kastaba dulmi sameeyo maadama laga aareen oo aysana cadaalad jirin

  5. fariido fanaxleey says:

    naclaa habargadir iyo abaheda ku yaala ma arkin miyaa odaygaan tuuga ah inu malka muslimka iyo uma somaliyeey dhameyye war habargadir hada tihin gormee xaaraantaa iyo xumaanta iska reebeysen o xaq arkeysn naclada ha idinku wada dhacde wey idinku taala sheikh iyo mooriyaankenaba isku weji waayee weji maalaik saaran tahay maba ledahan war isku xishooda ninka dalka qaladka ka galey wixi ilahey shariicada ku sheegey halagu fuliyo odaygan o aqiro u socodo wadanka ha u xaleyyena ilahey halaaga dhamaaneynin ha idinku ride habargadir baan naceeeeeeey nacalatulaaahi caleykum yaa habagadir

    • Ali hagi says:

      Qofka isku magacaabay Fariido Fanaxleey nacalad waxeey ku taalaa adiga iyo wixii ku dhalay,iyo dhamaan familkaada oo dhan. hadaan usoo noqdo dulucdeeyda waa Qayaanoole Xassan waxaan kuu sheegayaa inaanan kula kulmeeynin intaad danbiilasha oo dhan aad gacanta kusoo dhigeeysid.(Godane) (2)Rooboow (3)Faroole (4)Siilaanyo)(5)Axmed Madoobe (6)Fartaag (7)iyo Nimankii jirdilay odayaasha Habar-Gidir (8)Cumar/Cabdirashiid waayo intaan soo sheegay waa wada danbiilayaal.

    • wiil habar gidir says:

      fariido abgaal maqaayada iyo o da maykaa cuneen,xasan dahir waxaa soo qabtey habar gidir ximan ioy xeeb galmudug iyo alusunana wa ku taageereen dhiibida dahir shacigana lamarsiiyo,waxa wax qoraaya waa taageerayaashii faroole,siilaanyo,madoobe,godane,waraabe,lagama yaabo aan idin iri in abgaal iyo habargidir isku dhacaan,odayasha lagu xadgubey waa kaxunahay magdhowna waa laga bixin raali galina waa laga bixiyey,habargidirna laga yaabo in ey kamashquuliso dowlada howlaheeda iyo cadowgaas aan soo sheegey baabi intiisa,ee madaxweyne horey usoco waaku garab taaganahaye.

  6. jaamac yare says:

    war ilaahey kabaqa oo cayda iska daaya

  7. not necessarily says:

    fatima maxa marexan isaga kiin diriya wa adinka xaar kina cunay markad yaabteeen wa adinki laha farmajo markab na saar saacid na ila yomana haada wakan xarkina guraya adaba hada markhati furaya in indhacade ciyaal ceel ku gurey wax ka daran ayan maqlay intay dhacday dawldi 22 sano aad xamar ka atoreynesen you guys h/g wad dhaqan xuntihin marexana shatiga haka wasaqen dad isku mataal ah ma tihin marexan waxa lo yaqaan SADE SAVIOUR ODEYGAN waayelka ah dawlad adunka haysta i arka i arka i qariya ka dambeysa marka sharciga wuxu ku cadeyo if you do the crime you do the time !!!!!!!moryaney xishoda dad an kula haykal ahyn hasoo qaadin shame on you!!!!!!!

  8. wiil jilb says:

    war hala dal dalo kuwaan faaido kale malahee ama baabuur inta lagu xiro muqdishu halagu jiido sidii askartii mareykanka hadii kale waligiin sidaan baan ahanaynaa

  9. xidhxidh from sool says:

    talo iyo tusaale
    war niman yahow ma qabiil baynu raacnaa mise inta hadhay baynu badbaadinaa!!!!!!! :( :( :(
    SOOMAALI IYO DALKABA ilaah ha ina badbaadiyo AAMIIN !!!!!!

  10. Abgaal weyne says:

    HA U GEFINA BEEL WEYNTA HABAR GIDIR, TUUG IYO FIDNO WADE QABIIL KASTO AYUU KU DHEX JIRAA, BAL FIIRI ABGAAL WELI ALSHABAAB AYAA DHULKIISII BADANAA HEYSTO, KUWAASNE XARASH AAN U HEEYNAA MEESHA UU TUUGAAN XASAN DAAHIR KA BAXO AYEY IYAGUNA KA BAXAYAAN, WAAN KA XUMAHAY IN SHICIB YAR SI KHALDAN WAX LOOGU SHEEGO KADIBNE AY MUDAAHARAADAAN, TUUG TOL MA LEH, KAN MAXKAMADA AYAA XUGMIN DOONTO.

  11. ogaden says:

    waxaan oo dhan waxay ku dhacayaan waa qayamadii ay habargidir ku waday ogaden oo maaanta iyada ayay kusoo noqotay god qayaamo haqodin ayaa layiri, dastuurki ayaa lagu tuntay ayuu kuleeyahay markaan shegaynay in lagu tuntay waxaad lehedeen waa been anagun maanta waxaan leenahay dawladu xaq ayay uleedahay inay xidho xasan daahir aways waana qodob dastuuriya

  12. gabar habar gidir says:

    waa yaab dadka waa jiran yihin inta caytameyso waa intii habar gidir soo wastay iska ooya wax ka qaadi meysaan wali xoog bey leeyihin wana aar sanayaan duliyow dabada qoyan ee calaacalka joojiya karbashki baad rabtaan miyaa farabuutooyin

    • Eng. Ali says:

      hadaad awood leedihiin xasan soo deestay, mida kale shabeelada hoosena waa la idinka soo saaraya hadaba meela yar ayad ka joogtaan Marka gacantiina way ka baxday [xaqa ayaa soo daahiray baadhilkiina wuu zuulayaa]

  13. Farhaan says:

    Shiekh Shariif shiekh Ahmed iyo Ina Daahir Aweys, muddo dheer bay wada shaqaynayeen, laakiin Shiekh Shariif waxa laga dhigey madax weyne, hadana wuxuu samaystay xusbi mucaarid ah si uu xukunka dalka marlabaad ugu soo laabto oo madaxweyne isu sharaxo doorashada la qaban doonu sanado 2016.

    Arrin su’aalo ka taagantahay, sida kala duwan ee labadaas nin midna karaamadaas u heley midna sida hadda la ogyahay loola dhaqmay! Sikasta ahaato ee hada arrinka hala qaboojiyo, cagtana ha loo dhigo.

  14. farxiyo says:

    waxa dalka dhibay oo umaii soomaliyeed qurbaha kukala diray kukala baabi iyey iah hanaka qabto balse qabiil inoo wax baabiiyo ma ahane wax ma dhiso ee soomaliyeey gacmah isqabsada gan xaqa dadka ka kaly halaka aaro xukunka hala saaro why waankeena24years dhib ayaa kasocotay indhacade iyo xassan daahir iyo roobob halaqabto xukumada hala saaro why dad muslin beeynu nahay islamka maqabo qof uslin in uu dilo qof muslin kale ee wax dambika kalo halaku ciqabo

  15. KAFTAN DHABLE says:

    Talo: Cayda qabaa’isha ha la iska dhaafo, aakhiro iyo aduunba waa arrin xun.

    Fikir: Hassan waa shaqsi dambiguu dalka iyo dadka ka galanan Dawladdu xaqbay u leedahay inay ku qaado. Qabiilkiisana waa ku ceeb inay u hoggaansami waayaan Dawladda go’aankeeda.

    Iftiimin: Waa bilowgii caddaaladda aan muddada sugeynay waxaana rajaynayaa in dad badan oo dalka iyo dadkaba dambi ka galay la horkeeno sharciga.

    Boggaadin: Waxaan ugu hambaleynayaa Dawladda go’aanka ay qaadatay waxaana ka sugaynaa inay Hassan iyo inta Dambiyada muuqda iyo kuwa qarsoon ka galay dalka iyo Dadkaba la horkeeno Maxkamad caddaalad ku dhisan iyagoo u soo diyaarin dambiyadooda si ku dhisan xikmad, aqoon iyo caddaalad.

    Mahadsanidin,

  16. Gariland dland says:

    Walee somali qarankii la oran jirey wey u dhamaatey wax isla yaabaya iyo wax xishoonayo midna malaha wax walba oo dan u ahaan lahayd somali waxaa ka horeeya difaaca qabiilka waana la hilmaamey diintii iho xishoodkii qaran dey dadkiisana cancer qabiil qaadey caruur iyo haweena dhamaade oo daryeel maleh yaa rabi adaa talo kuu dhiibanee naga qaad cudurkan na diloodey aamiim

  17. Cadaado says:

    ASC, dhamaantiin.
    Waxaan aqristayaasha iyo dadka Somaliyeed rabaa in aan u sheego;
    Xasan Daahir waa nin argagixiso ah. Waa nin dadka Somaliyeed baabi’iyay guud ahaan, gaar ahaana dadka Mogidisho dagan, kuwaas oo eey ugu horeeyaan cawaantan hada u ooynaya oo u mudaaharaadaya in lasoo daayo argagixiye Xassan Daahir Aweeys. War dadkaan waaba xoolo qaar ka mid ah. Mida kale, Habargidir wax la yiraahdo, oo dadkaas waa qaruumo tira badan, oo kala fikir iyo kala dhaqan ah. Sida qeeyb ka mid ah Habargidirta dhaqan uma lahan munaafaqada. Waxeey kaloo dhaqan u laheeyn inta faashado la’isku soo dhajiyo, in diyo iyo dhiig hanalasiiyo eey dhahaan. Sidoo kale, qeeyb ka mid ah dadkaan maahan kuwa u shaqeeyo cadowga Dalka Somaliyeed. Qeeyb ka mid ah Habargidirta waa dad gobonimo yaqaan, iyo wax ka weeyn qabiilka oo loo dhinta sida qaranimo.

    Ugu dambeeyntii, waxaan umada Somalyeed u sheegayaa sida uu Madaxweeyne Hasan xalay u sheegay shacabka Somaliyeed “qaranimo iyo qabiil isku meel ma galayaan. Odayaashan idaacadaha ka hadlaya ha joojiyaan caruurtaan eey qaarna laayeen, qaarna eey marin habaabiyeen oo eey mustaqbal la’aanta ku rideen. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxda dalka Somaliyeed waxaan ka codsanayaa in lasoo xiro cid kasta oo qatar ku ah nabada iyo xasiloonida dalka Somaliyeed. Waxaa la hayaa hadalada kicinta fitnada oo odayaasha qaarkood ku hadleen, marka waa in wax laga weeydiiyaa bal in eey fowdada iyo qaska eey dadka iyo dalka ugu yeerayaan in eey wax ka faa’idaan, iyo cida eey u shaqeeyaan. Waana edeb daran yihiin in eey been ka sheegaan beesha Habargidir oo dhan, oo eey dhahaan afkeeda ayaan ku hadleeyna. Aniga iyo boqolaal qof oo qaraabada ah oo aan ogahay nooma hadli karaan. Hala jirdila ayaad sheegeeysaaye, hala laayo dhamaan kuwaan cawaanta ah ee u doodaya in lasoo daayo ninkii leeynayay ee aragagixisada ahaa ee Xasan Daahir Aweeys. Mindhaa waxeey u xiiseen colaadii iyo dhiigii uu maalin walba ka daadinayay. Fucking daanyeero. God bless Somalia.

  18. maprapi says:

    waxaan hawiya iyo darood u sheegaaya inaad tihiin dad aaminsan qabiil, dagaal iyo tuugnimo, marka laga reebo dad yar oo Ilaahe ka baqaaya. Masaakin badan ayaa disheen iyo aad dhacdeen hantidooda. Sidaas awgeed waxaan idin sheegeena in dagaalka Somaaliya uu socon doono labaaton sano kale ilaa uu ka dhaqmaayo dambiga aad u geesateen masaakiinta kuwa aad disheen sabab la’aan.

  19. xasan cali says:

    War dadkaan iska yaacaayo oo qarankiiba uu qabiil kala weyn, waala fahmey dadkaan dowladba aan rabin, haduu qabiil uu wax tar leeyay idinkaa maanta wadanka xukumi lahaa, oo wiilashina gacmihiina isaga dhameeyey.

  20. BARAWANI KING says:

    SALAAMU CALEEKUM:

    Walaahi ani waa yaabanahay. Ma HABAR GEDIR baa wali nool oo hadlaysa.

    Walaahi waxaan moodaayey, in ay gumaadkee CABDULLAAHI YUUSUF iyo PROF. GEEDI raaceen.

    Ma MUDULOOOD ay wali fuushan yiheen. Annago BARAAWE habar gedir waa ka xoreesanay. AL-SHABAAB baa noo dhaanta.

    BARAAWE HABAR GEDIR, waxaa ka xoreeyey, GEESIGEE CABDULLAHI YUUSUF, ILAAHEEY JANNADA HA GEEYO.

    MUUSA DHUXULOOOW, ee CABDI QAASIM u soo magacaabay GUDOOMIYA BARAAWEE, ilaaheey CADAABTEE KU GEEEY. JAHANAMO HA KA SOO BIXIN.

    MUUSA dhuxullow, waa ninkee naga dili jiray NIN-NOLEEDKA, oo dhihi, jiray USD2,000 bixiyaa ha la aasee.

    BAL INTUU DILAY BUU MASANA LEEYAHAY, LACAG BIXIYAA AAD KU AASTAAN.

    ILAAHEEY HABAR GEDIR, SOOMALI HA KA QABATO. AMEEEEN, AAAMEEEEN.

  21. Kablalax says:

    Hala waso iljeex dadmaahanee, maandhow hawiye waa dameer caqli malahan waayo waa dad mankaal cuno iyo moxog, duli hawiye qurunle, habargidir kaalaya hadaad run shegeysaan imaada puntland ama jubaland, abgal oo dameer ah ayaad marba dhinac u ceyrsataan, hada waa waqtigii kablalax time kabaxa kablalaxu yuusan idin jiirinee

  22. Ahmed says:

    Waa yaabe ninkii aan ogayn wixii khalad uu umadda ka galay ayaa la leeyahay waa Shiikh waxaa uu mudan yahay in heer qaran looo sooo dhaweyo danbigii uuu galay yaaa laga xisabtamaa, ma waxad leedihiin dadkkii uu dilay1992 ilaaa hadda wax ay yihiin malaha , dowlada waa ku mahadsantahay Ruux walba oo dadka iyo dalka danbi kagalay in sharciga islamka lagu qaado ciddana waxan leeyahay sharaf sharaf dhac weyn ayay iin tahay in aad danbiile ah aaad u mudaharad aad u suubisaan oo aad dhahdaan shiiqa danbi maleh ,

  23. rashiid says:

    kkkkkkkkkkkk habargidar habargidar mee abgaal waydii

  24. filanwaa says:

    war heedhahaya qaylada iska daaya waxaba mafahan taane mesha waxaa larabaa in hawiye la isku diro oy isdagaalaan waayo waa waxa kaliya ee dowlada lagu wiiqi karo waxaad ka garan kartaan sida odayaasha loo dilay
    xasan daahi waa danbiile lakin waxay aheyd in odashaasha lagu xushmeeyo arintaana waxaa ka dabeeya waa dadka dolada kasoo horjeeda ee iska garta

  25. papa says:

    kkkkk marexan aya dad iska dhigayo war ordaha oo ogadenkan idin kufsaday iska dhiciya kenya haku marmarsiyonine mida kale habargidir iyo abagal wa walalo fanaxley kkkkk cajuuso mina naar aya tahay nacalada ad gantay alaha kuguceliyo adiga qumayoyahay habargidir hadi eysan ahan laheyn hawiye mar hore ayu magacisa lumi lahay mida kale mar kasta sharafta hawiye dadka ilaliyo wa habar gidir abgaal dabadhilifnimo ayu kuronyahay walawada ogyahay

  26. jan says:

    NACAD HAIDINKU DHACDO KUWIINAN QABIILKA KASHEEKEEYNAAYAH JAHANABA ILLAH HAIDINKU RIDO SHAYAADIINYAHAY KA SHEEKEEYNAAYA MAALINWALA QANIIL OO YURUB CEETA KU QAATAH WASAQYAHAY SASAQDOODU ILAHEYNA KAMACABSATAAN, WALIGIIN KA SHEEKEEYA QABIIL TUUGAYAHAY TUUGTOODU. WABILAAH TOWFIIQ

  27. Fulay ulo badan says:

    Fulay darbiga ayuu Ka caytamaa geesina isma qariyo wax buu saxaa ha leys sheego magaca runta ah iyo meshaad ku noo shahay fikirkaada xun iyo kan fiicana dhiibo
    Fulayohow geesiga dhalayoow

  28. rako raaxo says:

    Sh.Hassan Waa la iibsaday. Tolkiis ayaana cadeystay Horeyna Rag iyaga kamida oo qiima leh qaybn waa cadeysteen qaybna waa laayeen. Horaa looyiri Hasha Geela cunta ayaa cabaada Ragii sh Hassan iibsaday ayaa hada tola ayey leh yey usheegayaan khiyaanadaas oo ka caqli liita . Sh.Hassan markii Bad Madow Laash yar inuu kumaro goaan siday meelo badan oo dunida kamida ayuu u carari karay Laakiin waxaa uu islahaa tolkaa Waxbaa kusii dambeeya oo heer ay shilin kusiistaan waa ka sareeyaan. Waxaa uu sameeyey qayman khaldan. Waxaa u dhaantay intii uu Cadaado Tagayey Isaga oo Rako Raaxo yimaada. Mirkii Reer Rako dhamaado ayuu dhiman lahaa intay nool yihiina waa la noolaan lahaa.

  29. amina calisow says:

    sheeqa ha la soo istaajiyo maxkamad qoorta ha laga jaro siduu qoorta ugu jaray dadkii ay alshabbab laysay. habargadir tuugada qaran ma yaqaanaan ma abgaal ayey iska celin karaan sheeq hassan maxkamada aduunka ayaa la soo istaajin sharci argaxsinimada ayaa lagu qaadaa shirka waa xiran yahay

  30. hibo says:

    wa dhiigii u cabi jirey dhiig isaga ka timid maaha mide kale ninkani waa dhagar qabee maxad uda ordaysaan hadaan anigi madaxwayne ahaan lahaa dil baan kuxukumi lahaa walaahi

  31. hibo says:

    habar gidi qabiil baa futa idinka galey odayashiinii ma dhagar qabay bad bado laradinayaan rerku waaba isku mid waa wada tuugo ilayn

  32. mahamed says:

    aniga waxaan codsanayaa in dadka aan masaxda heynin oo asagoo sakraasan iska soo qoraya caayda waa in ka digtoonaadaan dadka aad nacal kusheegeyso sow dad soomaali sow mahan hadan miyey aheen walaal muslim ah marka yaa idn baneeyey in aad ceysaan rayigada ka dhiibo waa diidi kartaa lakiin caayda ma wanagsan iska daaya qofkii gardaro wata koley guula magaarayo ilaaha garbkiisa kabaxaya yaan cid kaliya lo nisbeeynin soomali oo dhan ayaa dinbiila ah qabiil kaliya caayada halaga daay aniga fekerkeyg waa kaa

  33. AbdulQadir Ahmed Mohamoud says:

    AQAYAAREEY HABAR GIDIR WAXA EEY KA MID TAHAY DADKA UGU WAN WANAAGSAN QABIILADA SOOMAALIDA MARKAAN MIDAAS KASO GUDBO MA’AHA IN AAN INDHAHA ISTIRNO INAGA OO WAXWALBO INOO CADYIHIIN WAA SU’AALE XASAN MIYUUSAN LA MID AHEEN KUWA DALKA MADAXDA UGU SAREYSO KA NOQDEY SIDA SHARIIFKA OO KALE MISE C.QADIR CALI CUMAR OO WASIIRKA ARIMA GUDAHA SOO NOQDEY MISE GANAQOW OO WASIIRKA ARIMA DIINTA IYO AWQAAFTA SOO NOQDEY MISE INDHA CADE OO AH HADA SARKAAL KA TIRSAN DAWLADA OO AHNA JANARAAL AYADOON LA ISKU DHEELEEEN MA KEENA KALIYA ALQAACIDA AH WAR XISHOODA OO SIYAASADA FAHMA

  34. Jeego says:

    Hayaaaaaaaay 22 sano ayaad xaq darro dad kuleyneeysay xasanoow maanta waa in lagu daldalaaa laguu dhiibo Caruurtii aad leeyseen waalidkii dhalay ayaa laguu dhiibaa cad cad hakuu jar jartaan kuwa Kale mudaaharaadka wada waa alshabaab kuwa xamar kuharay tuuuuuuuuuuuugo go aanka dowlada waa lala socdaa in ninkaan maxkamada xukumi doonto

  35. Aar Harawa says:

    Yaal la toobad seegin waxa soo socda waa bil barakaysane.qabiil aakhiro dhinac kaa marimaayo, wax Haber gidir lagu caayo meesha ma taal, waxa ka xanaajiyay waa wax ninkasta oo soomali ah uu ka xanaaqo, odayo birmagaydo ah oo ergo ah ayaa la xumeeyay.

  36. shaah. says:

    kkkkkk waxa caynaya habargidir la yaabi maayo waayo cid aan horay u garaacnay dhuusadeeda wax naga dhibi mayso xataa al shaab waaan ka adkaanay alshabaab waxa uu maamulaa ama maamulaayay xataa wali maamulaa dhulka ay dagaan hawiye iyo mareexaan iyo ogaadeen marka qolada kaliya oo aysan maamulin casharna u dhigtay waa habargidir ma been baa baan runta isku sheegno xataa xasan daahir baa la socday waana danbiile taana layskuma haysto waa sabaabta uu u diiday in jufadiisa hoose loo geeyo, marka xiga waxaan nahay dad yaqaaana dagaalka iyo nabadda laakiin ma noqonayno mana dhacayso in aan gumaysi kal kaal noqono sida qabiilada khaar oo mooda qaranka in madaxweyne la nqodo lana cuno hantida qaranka sida majeerteen iyo mudulood waa xaqiiqda suaasha qofka dumarka ah ee yiri xasan iyo shariif kala fiican qof maxadwene noqday qofna waa aragtaa aan ka jawaabo xasan ma rabo in uu noqdo nin wax loo yeeriyo sida cabdulaahi yuusuf iyo shariif xasan mowqifkiisa waa cadaa waana ku dhaganyahay hadii la dhimanayo dhareerka waa lsyka duwaa waa bahanahayna baqti looma cuno ninkii asaagoo u cararay hoodka kismaanyo CIA diyaarad ku soo qaaaday la dajiyay hoteel lana yiri maxadweyne ayaan kaa dhigaynaa miyaad ii sheegaysaa mise mid kale .geedi 32 milyan buu dhacay arooskii wiilkiisa 2 milyan baa ku baxday soomalina aduunka ayaa u gurmanayay gaayo ayaa 4000 kun u dhimatay xiligaas marka aqli aan aheyn xaflad iyo calan been ah la wad wado dowlad aan nahy miyaa ilaa maanta abgaal dhulkiisa al shabaab baa joogo ma been baaa maa runta laysku sheego xasan waxaa la mid ah in badan oo danbiyo galay nin walba hala keeno teeda kale waxa leysku haayo maaha xasan ee waxa weeye dowlada iyo dowladaha shisheeye miyaa xasan soo qabtay mana awoodeen waa may xasan tolkii baa keenay loo diray waxna waa lagu balamay marka dadkii adiga kuu ergo ahaa markay ka soo baxeen balan tooda miyaad dilaysaa xiaraysaa taasi ma aqli islaam baa mid sooomali baa mise mid dowladeed? aniga ma caytamayo af caytama ninkii buu ku yaal soomali isbaratay 22 sano ka dib hadii wali aad hadlaysaan waxaan leeyahay cayaarta ka daaya kismaanyo iyo xamarba hadii kala ragii raga ahaa waa soo rogaal celinayaan!

    • Dr. Abdi says:

      kkkkkkkkkkkkkk shabaab habar gedir(habar sheydhaan) wuu maamulay waliba wuu duleystay hadii aad dhulka aad dagtaan ka saarteena idinka kama saarin ee amisom iyo ahlu suna ayaa ka saaray ahlu sunana idinka ma ahan waa Dir oo uu kaga jiro Sure iyo Mareexaan, mida kale ma sheegi kartaa Beeshii ugu horeysay oo shabaab dagaal lagasha shabaaabna ka adkaatay kadibna lala hishiiyey waa Jammaame(Biimaal mujaahidiintii Talyaaniga ka diiday gumeysi)

  37. shaah. says:

    baraawaani adiga horta barawaani matihid siada aan u araky qoraalkaaga magaca yaan laga been sheegin waa wiil majeerteen ha is is qarin hadii kale qabiiladii usha hanargidir ku dhacday baad tahay barawaani qofkii la doono ayaa loo magacwaaayayaa baraawe waayo bortaqiis wacel ah baa tahay ma adaa ah soo maali xasid weeye reer baraawe hadaad aragtaan barawaan ama mas marka hore maska dila baan maqli jiray marka adeeroww soomali soomali baa leh barawaan khurmuune wacel bortaqiis ah oo doon kaga halaawday baraawe maa sheegen kara dhul soomaliyeed kabaha sandalka tola qurun ur badan isku cun muufo baraawe iyo basbees hadaa tahay barawaani laakiin barawaani sidaas uma hadalaan.qajaa inta boos ma kaaga banaana ok only for somali.

  38. shaah. says:

    erayga(QAAJAA) WAA AF BARAAWE MACNIHIISANA WAA ABTI INTAAS AYAAN IDIN SHEEGAYAA

  39. shaah. says:

    KKK MIDKAAN CADADAO WATO HANA LALAAYO DHAHAAYA BEESHA HABARGIDIR SXB MAGACAAGA IYO DIDAAD U HADLAYSA ISMA LAHA MARKA RAG ISKA DHIGOO MEESHAAD KA SOO JEEDO MAGACEEDA QAADO AMA KAAGA QAADO NOO DAA, MAGAALOOYINKEEN XAWAANYAHOW

  40. maskiin1990 says:

    soomaliyaya waxba ha is caynina dal iyo dad meesha ma ku haysano oo mar hore ayaa shisheeye kala qaybsadeen, odagaan markuu qiyaanada al-qaacida arkay ayuu naftiisa kala soo cararay laakiin kuwa afrikaan iyo reer galbeed u xiran ayuu xabsiga la soo galay.codsi soomaliyay aan ka tashano sidaan gobanimadeena u soo ceshan lahayn.

  41. qaalid says:

    Kkkkkkkkkkkkkk

  42. Shaatigaduud RRA says:

    wax in la is weydiiyo ma xumee, wali ma maqasheen meel uu Xasan Dahir uu kaga baxay Alshabaab, jawaabta waa maya, marka suasha labaad waa nimanka alshabaab kuligoodi soo kama dhalan qabiil, mise dhulkda ayeey ka soo bexeen, qofkii alshabaab laqabto maxkamat hala soo taago, qabiilka qaran ayaa ka weyn, qabiilk haduu wax taraayo, Ceydiid baa Madaxweyne ku noqon lahaa, hadana dad baa ku faanaayo Usheenaa ku dhacdey, war maxaa idinka raacey, meelkasta ku duul, wiilashiina ayaat dhameyseen, soomaali oo dhan ayaat la dagaasheen, waatan maanta meesha idin dhegtey.Markey doorasho imaatey mid idinka mid eh wuu heli waayey 30 cod maxaa yeeley soomaali oo dhan baa idin nacdey, abgaal ayaa idin dhaamo 100%, waatan markii labaad loo doortey Madaxweyne, hadaat tihiin Habargidir, Dagaalna wax waat ku weyseen hadana siyaasadii wax baat ku weyseen, ha ladin maamulo oo dhuxushiina gata.

  43. Jamac says:

    Waan kuugu raacsanahay RRA maxaa yeeley dadka isa soo sharxey oo oo ka soo jeedo 3 bey ahaayeen waxaana ka badnaa c/ wali gaas codka uu heley, waana la socotaa Sheikh sharif iyo xasan sheikh ayaa waxey galeen kaalinta 1waad iyo mida labaad oo isku beel ah, soo wax kuma tiseyso arinkaa cajiibta. somali wey hadashey oo waxey tiri dulmi dooni meyno.

  44. ciil qabe says:

    Horta adun ninki joga waxu layabo ayuu arag waxan maqli jiray adunka dhamadkisa xawadle shiqaal celcelaya aya la arki dona waxan layabanahay ragan madaxda shekanaya macadow tinimo iyo ficil qabil bay arinkan usameyen mise gaalo inay kj qanciyan ayey katahay waxay ani iila egyihin qabilesteyal qurun ah qiilna kadhigaya magaca dolad dadkana kugumadaya iyo rag la nagaystey ee dabadoda ubaqaya jadanay sama y n wixi layirado wana sababahas kuwa kenay in ugaas dhulka lagu jiido

  45. wabar axmed says:

    Sc anigu waxan dhihi laha ilahay halga baqo tan labaadna waxa weeyo xasan dahir waa hogaamiye ruuxi ah waana sayid maxamedki labaadee geska africa whyo sayiku ingris buu ladagaalamay awesna xabashi sayidka marku qoraxay u fakadana ingiris wuxu udiray 114 oday oo u aderki kujiray 14 cisho markay si lugaynayena dib buu raadkodi ogu ceshay wuxuna sii faray oo u yiri waxad iga danbaysanba wa dayrta maanta ah ee maxaad igaga digatan baruu siin lasoo dagiye kadibna wadanku gumaysi toos ah oo la is dhiby bu galy ilaa 40 sano oo kale marka waxbo ma ogidine meelfog wax ka eega please go back and read the histories sc

  46. amina calisow says:

    habirgadir tuugo ma abgaal baad iska celin kartaan tuugo kabo talo baqaarle siyaaso waxba kama taqaanid, sheeqa maxkamad ayaa la soo saari waa dhiigyacab aduunka sharci baa jiro

  47. Xidigii geesiga habar gidir says:

    Salmaama alaykum
    salaan ka dib waxaan idin leeyahay inta habar gidir wax ka shee geeso waala idin jeedaa alle kama cab sataan waxaad u egtihiin dad doqomo ah markaa saa iska dhigeesaan rag iyo dumar fiicfiican alle waa idin jeedaa 2da garbood malaa ig ayaa idin ka saaraan ogaada cayda waa xaaraan dulmi iyo dagaal inooma abuurin alle subxaanahoow watacaalaa war dad yahoow alle kacabsada oo isjira wixii la guu keenay aduunka qabo waxa kale iska daafa (cayaar/qabiil difaac/dabiile/caasi waalideyn) waxaas laguuma keenin aduunka. Inaa Tukato oo soomto oo sakada bixoso oo masaakiinta wax u qabto qofwalba oo miskiin ah wax sii hana is dhihin kan miskiin eh qabiikaa maahan bax dhex alle saas raali kama ahan ogoow mida kale shiikhaan ali ha soo hanuuniyo ani waan jclahay qof walba oo muslim ah
    mahadsanidiin aqyaarta halays dajiyo ok sawa sawa wa mulim. Bye.

  48. maxkamada wareegta says:

    aniga waxaan leeyahey xasan qabiilkiisa ma aha waxa lagu dilayo ee waa alshababnimada hala mariyo xukun somali

  49. shaah. says:

    sr abdi ma maamulin alshabaab habargidir biimaal haduu ka adkaaday talyaani ma diidani yaase biimaal dhabarka kaga yimid majeerteen sow maaha marka dhulkeena ma maamulin al shabaab al shabaabna waa qabiil walba xasan arintiisana madaxweynha oo raali galin ka bixita soona hoyda bay ku dagaysaa hadaan kuu sheegayaaa sxb rag waa is yaqaan

  50. shaah. says:

    arinka odayaasha ayaan ka wadaa iyo waxii dhacay

  51. shaah. says:

    SHAATI GADUUD XATAA DHUXUL GADNO WAA XIRFAD SHAQO OO GANACSI AH SOO MAAHA WAXAAD QIRTAY IN HABARGIDIR SHAQEESAN YIRTAY LAAKIIN ADIGA SHAATI GADUUDOOW SHAQADAADA MAXAY AHEYD WAA SUAAL SOOMALI ILAA MANTA XATAA WAA OGTAHAY SHAQADAADA WAANA TUUGGI/(IN KAALMEEEY ILAAH KII KAALMEEYOOW) WALI ADOO LEH 100 HALAAD BAAD TUUGSATAA SOOMALI HORAY U TIRI WAXAAD BARATO WAA BAASKAA XIROOYINKA QAXOOTIGA SOOMALI GUDAHEEDA WAAD BUUXISAT EELAAY MA BEEN BAA MARKA SHAATI SXB DAD HA CAYAAYIN ADOO OG WAXAA TAHAY ANIGA MA CAYTAMIN WAXAA TAHAY AYAAN SHEEGAY SIDAD ADBA U SHEEGTAY XIRFADAYDA ANA TAADA AYAAN SHEEGAY SXB.

  52. shaah. says:

    aqrista heestaan umad tawar lahoo isku tiirsanoo la tixgaliya baa nahay aan kugu tuntiyo turuq iyo hogaan turuq iyo hogaan tuurnimoi ma yeelno geesiyaal tilmaanan baa taariikh u leenahay tabta cadawga loo dila taariikhd u leenahay gumaysiga madoow ee tashaday noo soo tartamay nacamka waan tumaatinaa uma turnee armaad naga tagtaan nam,a takhaaniinee nama taqaaniinee. viva somalia

  53. Liiban Geedoon says:

    Xasan daahir aweys waxa uu qabaa 300.000 oo qof 1991/2013 haddba ninkani goormuu noqdey sheekh waa kii tuuga ahaa oo mooryanka ahaa oo xasuuqey dumar iyo caruur 1991/kuwaas oo u badnyeen beesha mareexaan oo hadda ay dabada ku wataan,waxa uu ka danbeyey qarayadii kala ahaa/ Tiyatarka,Shaamow,Hargaha iyo Saamaha,Baydhabo,Jowhar,Hargeysa,oo ay ku dhinteen dad gaaraya 300 oo qof oo ah culumo,dhalinyaro ardey,aqoonyahan marka maxaa loo toogan waayey waatan maalinkasta askarta masakinta ah oo wax xada ama wax kufsada la tooganyo? aawey maxakamada ciidamada ileen xasan daahir aweys waa ciidan marka ileex waxey heystaa guryo gaaraya 250.000 oo guri beero dhan 120.000 guryo dowladeed iyo hanti aad u faro badan marka beesha abgaal oo loo hanjabey ineysan xasan daahir aweys dhiibin oo beesha abgaal ay xaar ku fadhido oo caydiid uu ka diley 300.000 oo abgaal ah lagu layey 1991/96 haddba xasan diifle oo ah nin diifka cuno oo camrad kasta ay qabaneyso asagoo carabka sanka kula jira sida dibigga oo kale oo hadda sheegta madaxweyne waa u dhamtey oo waa nin fuley ah oo iljeex ay u hanjabtey oo uu indhacde u ka mid yahey




rw cabdi wali Deg deg Ah: Maxaa kasoo baxay kulankii R/W C/weli Sheekh, Beesha Sade, Jubba iyo Ethiopia Waraysi wixii dhacay (Maqal)
- Apr 14, 2014
Kismaayo (Kalshaale.com) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta kulan ku yeeshay ...
gen samatar War culus+Video: Gen: Samatar oo mudo Kadib Waraysi bixiyey & Arimo Qarsonaa
- Apr 14, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi xiiso badna oo lala yeeshay Mudo ...
KK Video: Hees yaab Badan leh Shukumaan Gabadh Raga uga Xishood siisay Ciyaar, Niiko & waxa dhacay “Daawo lama Arag
- Apr 14, 2014
London (Kalshaale.com) waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka Hees Yaab badan oo uu soo ...
cabdi wali Kismayo: RW Cabdiwali Shiikh oo weerar Culus Lagu Qaaday & Xaalka (Dhegayso)
- Apr 14, 2014
Kismayo (Kalshaale.com) Ciidamo katirsan Al Shabaab ayaa waxay xalay weerar ku qaadeen guri uu ...
mo farah Daawo: MO FARAH oo Ceebi Ka raacday London Marathon & Boodhka oo Qariyey
- Apr 14, 2014
London (Kalshaale.com) Daawo Orod Yahanka Caanka Ah  soomaliyeed  Mo Farah Oo Loo Awood Sheegtay, Laguna ...
xiisad War deg deg Ah: Ciidanka S/land oo isku Diyaariyey Weerarka Buuhodle & Taleex, Gaadiid Badan & Waraysi Xiisada Dagaal
- Apr 14, 2014
Maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo  Ayaa  Si balaadhan isugu diyaariyey Duulaano uu ...