Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wax Garadkii la Jidh-dilay oo la Kulmay Xasan Daahir, Digniina Diray (Dhegayso)

Qaar kamid ah odayaashii dhawaan keenay magaalada Muqdisho Sheekh Xasan Daahir Aways ayaa booqday xabsiga uu ku jiro Sheekha waxyna ka Warbixiyeen Arimo Dhowr ah.

Suldaan Mahdi Cabdirsaaq Collow oo kamid ah odayaashii booqday Sheekh Xasan Daahir Aways ayaa  Siwayn Uga digay In Madaxwayne Xasan Sheekh aanu Samaynin Balan Kabax Tii Hore oo kale ah, Islamarkaana Aanu dadka ku Hor Fadeexayn.

TOP WARAYSI DHAGAYSO 

Wuxuu  Dhinaca kale Ka hadlay Xaaladiisa “Aniga waxaan kamid ahaa Ragii Laga Xoogay ee la Jidhdilay, Qol Fiican baan Dejinay baa Layidhi Laakiin maan Arkin”.

Xasan Daahir oo Ka Hadlaya Xaaladiisa ayaa wuxuu Yidhi “Balantii aad Cadaado Igaga Qaadeen Aniga Ha Iiga baxina, Sidoo kalana wuxu Sheegay inuu dareen Sanaa in Dawladu ay Balanteeda ka Baxayso”

Suldaanka oo Qeexaya Balanta ay Xasan daahir La Galeen ayaa wuxuu Yidhi ” Waxay Ahayd Balantu in La nabad Geliyo, Lana Ilaaliyo Cirdigiisa iyo Sharaftiisa Hadii wax layeelana Aan Garab Istaagayno”

wax garadd


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (12)

  1. shanwas says:

    war habar gidir goorma ayay kuwayd noqotay oo sulaaanadoodii saada loo galay ilmaadeerayaal idinka oo aan suldano la idinka dilinba qoriga waaaad sidateeni weaa maxay maanta sida xaalku idinka yahay qoriga qaata wax loo dulqaadan karo maha arin tani

    • adenyare says:

      shanwas marka hor waligood beey h/gidir suldaano laheed tan kale jambalka naga daa dagaal haduu wax taraayo waan soo aragnay meeshaan la gaarnay manta nabada ayaan ka door bidnay iyadaana lagu badbaadaa
      wabilaahi towfiiq

  2. HAWIYE ACTION GROUP says:

    QORI HADDA BEELAHA DAAROOD BUU KU SOO HARAY , IYO SHABAAB. HAWIYE TURUB BARAY ?

  3. ISKA ARAG says:

    ASC ILEEN HABAR GIDIR WAA ALSHABAAB MA MUJRIMKA XASAN DAAHIR AWEYS AYAAD MAANTA TAAGEERTEEN HABRGIDIREEY HADAAD RUN SHEEGEEYSIIN MAXAAD UGU HAYN WEEYDEEN CADAADO BALAAYO AYAAD XAMAR KEENEEY SIIN WAXAAD ISTIREEN HADII LA OGAADO WAALEYDIIN RUSHEEYNAYAA BALAAYO AADAN IDINKU KEENIN MA DHACDO MARKAAD XAMAR KU MUDAAHARAADEEYSIIN MAXAAD U DHAHIWEEYDEEN QOFKII XOOGLE HANALAGA SOO DOONO OO AADUDHAHIWEEYDEEN GABARI YEEY NAGA HARIN HADAAD TABAR LEEDAHIIN WAA IDINKA DHIBKA INTAAT KASOO WADEEN GOBOLADIINA OOWSE KA SOO DEGAY AYAAD XAMAR LASOO AADEEYSIIN WAXAANSE IDIIN SHEEGAYAA IN AADKA WAANTOOWDIIN KANOOKALE LAMA DIFAACO WAA MUJRAM EE DHIBKA DHAAF WAXAA TAHIIN CID ILAAHEY HEYBADSIIYAYA SUCADIINA HAKU CIYAARIN KANOO KALE WAXAA LARABAY IN AADKA GAABSATAAN ILEEN WAXUU FALAY SHAAHID BAAD AHEEYDEENEE

  4. ISKA ARAG says:

    BALANE WAA WAR HABAR GIDIREEY YUUSAN IDIINKU BEERJILACSANIN NINKA WAA KAA TAQAANEEN OO SOOMAALI NUS LAGUTABAAYO WAXAANSE IDIIN SHEEGAYAA HABARGIDIREEY MEESHAAS YAYSAN HAGOOGTA IDINKAAGA DHACIN WABILAAHI TOWFIIQ

  5. Cadaado says:

    ASC,
    hadalada iyo waxa meeshan ku qoran oo dhan dad Isaaq ah, oo sida argagixisada ina Godane aan u rabin in eey Xamar iyo Koonfurta Somaliya dagin ayaa soo qoray. Waana been odayaashan Hawiyaha ee la leeyahay waa hadleen. Cida isticmaasha ereyada “yidhi” waa naqaan, Hawiya iyo Daarood iyo Somalida kaleba waxeey dhahaan “yiri, amaba dhahay. Marka eeyda eeyda dhashay ee Isaaq ayaa ka dambeeya waxii dhib ah ee kasocda/ka socon jiray Mogadisho, eey sida alshabaab loola dagaalamy haloola dagaalamo daanyeeraha Isaaqa ee Mogadisho ku dhex jira. God bless Somalia.

  6. Sandulle says:

    “Sheikh Xassan Daahir dhiig ayuu matagay sida loo garaacaayey haddana waxaa loo gudbiyay xerada Xalane” Horta hogaamiyaasha maxeey been dadka ugu kiciyaan si dhibaato aan joogin u abuuraan ummaddana halaag ugu horseedaan.

  7. Khatumo says:

    ASC
    wiilka cadaado run baad sheegtay
    israaiilka xun ee iidoor. waa in sida reer buuhoodle u jebiyeen loo jebiyaa
    xamar kuwa yimid ee shaqo doonka ah
    siilaanyo ayaa xamar u soo diray si ay dab cusub u huriyaan
    axdi ma leh ilaa sida maska madaxa laga dilo
    sida hindida ayeymeel walba daasad la taagan yihiin ay ku dawersanayaan
    soomaali weynbaa na laysay
    reer buuhoodle oo keliya iska celiya waa idinka xagla toosiye qoricaaradii aad shaqo ku siiseen
    laascanood ayaa qabrigiina labaad noqoneysa
    soomali is one country one flag and one nation, xasan culusow waa soconayaa haddii uusan wadanka iyo dadka isutaagin
    midkale oo dadka u daacad ah ayaa bedleya
    GUUL IYO CADAALAD SOOMALIYA AAMIIN

  8. mss galmudug says:

    war habar gidir kuweyd manoqone danyeelo ruufiyaantii ku dhashay wase yeey la dagaalee habargidir dowladana waa ayada ergadana waa ayada wax kastana wada hadal ayeey ku dhamanayaan walal diloow muqdisho waa ka dhamaday dad walala oo awal leesku diraayay manta se isla jaan qaday ayaa noqonay ee ka xamasha suuqyada daan yeerayahow ruufiyaamiintaa hadan wax la dagaaleeno meeshaa adeeno waa kaseenaa

  9. Fatima says:

    WAR DHARBAAXO XUN BAA KU DHACDEY. MIISKIIN ADAYAASHA AAD BAAN UGA XUMAHAY. ALLAHA CAAFIYO. CULUSOOW QAYR MALEH? XAQA ALLAHA TUSO.

  10. ZAKI says:

    WAA WAX LAGA XUMAADO IN NABADOON BOQOR

    UGAAS IMAAM ODAYDHAQ MEED LAGARAACO

    LAKIN DADKA AAN KA DHALANAY EE SOMALIYEED

    BAA DHAQAN ROGAN TAY DIIN MUSLIM KUMA DHAQ
    MAAN
    XUQUUQ Q/ MIDOOWAYNA MA YAQAANAAN RABI UMADAN WAX HA GARAN SIIYO KANSARKA QABIIL HAKA DAWEEYO

  11. cabdi says:

    ADUUNYO DADKII WAXAA KASOO HARAY ISKU DIR TOLOOW MA DHIIGA DADKA AYEEY KU NAXAN MASE WAA CADOW HAWIYE DADKA MEESHA WAX KU QORAYA VIIIIIIIIIIIIIVA HAWEYE




barnaamijka daawo Topnews+Video: Tv-ga Dawlada oo Soo Bandhigay Horumarka SSC ee S/land ka Cadhootay ! (Ishii Buktaay ku Bikaacso)
- Apr 18, 2014
Buuhodle (Kalshaale.com) Maamul Beeledka Somaliland ayaa siwayn uga xumaaday horumarka iyo Isku tashiga ay ...
daawo farxiya Video: Farxiya kabayare oo Bandhigii ay ku Qabatay muqdisho Ragii & Dumarkii Isku dhegeen & Waxa dhacay (Daawo)
- Apr 18, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Fanaanada Farxiya Kabayare oo dhowaan soo gaadhay magaalada muqdisho ee caasimada Soomaliya ...
faarax macalin War Culus+Dhegayso: Farax Macalin oo Argagixiso La dagalan ku dhegtay kadib Waraysi BBC & Sir badan oo uu bixiyey
- Apr 18, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlmaanka Kenya Faarax Macalin, Islamarkaan ah Siyaasi ...
MADAXWAYNE INDHOSHEEL Dhegayso: MD Indhosheel: Waraysi Kulul BBC, Wariyaha oo La saftay Soomaliland, Ceebta Raacday & Maydka Isaaq (Maqal)
- Apr 17, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Madaxwaynaha Maamulka khaatumo Maxamed yuusuf Jaamac (Indhosheel) ayaa Waraysi Siiyey Idaacada BBC- ...
CUQAAL Deg deg+Video: Kulan Culus oo maanta Ka dhacay Berde Khaatumo & Go’aanka Cuqaasha Magaalada TALEEX ! (Daawo)
- Apr 17, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Kulan maanta lagu qabtay Barde khaatumo ee caasimadda maamulka khaatumo kana soo ...
wasiirka aminga Video: Madaxda Khaatumo kulankii ay ku Qabteen Garoonka Taleex Iyo Dagaal Ka dhan Ah Maleeshiyaadka S/land (Daawo)
- Apr 17, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Wasiirka Amniga maamulka khaatumo maxamed ducaale Cabdi oo maalintii shalay shir jaraaid ...