Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

WAR DEG DEG AH: Barre Hiiraale Oo Isku Dhiibay Al-Shabaab, Kenya waa Gaalo, Shabaab Isku Midbaan Nahay (Dhegayso)

Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe oo kaabayaan kuwa Kenya ayaa saaka waabarigii hore ka saaray gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose Ciidamadda Col, Barre Aadan Shire Barre Hiiraale oo isagu sheegtay Madaxwaynaha Jubbaland, iyo qaar kamid ah Siyaasiyiin ay isku Mowqifyihiin.

HALKAN KA DHEGAYSO COD 

Waraysi gaar ah oo goordhow uu siiyay Col Barre Hiiraale Waraabinta  ayuu ku sheegay in laga qabsaday Magaalada Kismaayo, isagoona tilmaamay iminka inay ku suganyihiin deegaan aan sidaasi uga fogayn degmada Kismayo.

Mr Bare Ayaa Lawaydiiyey Inay Isku Dhiibeen Al-shabaab Ayaa Sheegay In Hadii ay Isku Dhiibaan, Ay Yihiin Dad Soomaaliyeed oo Islaamka ah, War maxaa Kenya Naga Dhexeeaya ?  ayuu yidhi Barre 

Barre Ayaa Sheegay Inay Soo Rogal Celin Doonaan, isagoona Sheegay in Ciidanka Kenya kuwa Raaskambooni ay Kasoo Saareen Magaalada.

bare

 


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (32)

  1. amran Cali says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  2. Hargeisaawi says:

    hahahahhahaha hhahhhhhahha

    xaar wayne argagixiso may kula gashay colaadii jubaland kkkkkkkkkkkk

  3. Wiil Howd says:

    war ogaygii taageearada aniga waa kala laabtay

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    qosol.com kkkk kalshaale.com kkkkkkkkkkk

  4. WAR DHEER GIRL says:

    BARE HUURAALE KKKKKKKKKKKKKKKK

    HUURAALE WIXII LASHEEGAYAA SOO BAXAY

    INAAD ARGAGIXOTAHAY WAADA CADAYSAY

    OGADEENKAAN MOODAYEY INAY ISKA KAA MAGAAYAANE LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOZ

  5. Burco says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    SOO ROGAALINAYAA KULAHAAA

  6. amran Cali says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    QUUS IYO LABAD KADOOB AYUU JOOGA A MAANTA KKKKKKKKKKKKKK

  7. Garaad wiilwaal says:

    Nacalaa waxaad tahay ku yaal midgaan ilka yar ah oo Hawiye iyo xasan xoolo kabaha afka uugu waday walee duurka jubbooyinkana waa lagugu kufsan nacalad baa ku dhashaye HUURAALE duurka afku ha kugu uro. Kkkkkkkkkkkkk

  8. ReerGedo says:

    @Garaad wiilwaal GOLCASE IYO TUMAAL TIME kkkk weeye inkasta oo aan jubaland tageersanhay hadana xogta aynu hayno ilkadheertii been ayay nagu waaleen 2 maalin eeh ore waloo awoodsheegtay isagoo waliba wata 120 nin waxaana idin lu gooyay nmankii xagga danbe u buurtaa ee dhabayaco hawiye oo soamli ah ayaad ku mashquusheen ma aragtaan addoonta gaalada ah oo niman culimo sheegta ay kastuumooyinka u dhaqaan gungu dhashayhawiye iyokab+lax hawiye ayaakanasab san dhuluskuma jiraankuwa aan ka hadlayo wadaarood kuwa ceebeeyay ee aaminsan markastaa gaaloin lahoos galo

  9. shaah. says:

    kkkkkkk
    waryaada runta isku sheega bare awalba xaq uma socon ee waxa uu ahaa walaalaha gal gaduud laakiin kuwaan reer jigjiga iyo kakuuyo miyaa leh kismaayo waa maya marka cadaalad iyo wanaag ma la doonayaa iyo islaanimo waa la yaqaan cidda leh kismaanyo fac ka fac marka iska iloowa beenta aad isku madadaalinaysaaan umada aaminsan jupaland hadii kale wax yar taariikhda dib u raaca 22 sano ee dagaalada sokeeya yaa ka talinayay kismaanyo? jawaabta saxda ah waa maalinba qolo soo maaha marka madoowe jig jiga ha aado maraan dheereyn waa lagala wareegayaa kismaay dalka waxa ka dhisan dowlad kenyana way baxaysaa kukuuyo keenyati ama amxaar dhulka malaha dhul ninkiisaa iska leh adeerayaal halagu wada noolaado kismaanyo qabiilada oo dhan ee horay u dagaanaa ama joogaba laakiin jubooyinka sida loo kala daganyahay waa wax lawada ogyahay marka cadaalad iyo wanaag hadii la rabo ha lays tixgaliyo hadii kale ninba tawartii halkay geeso aan aragno bay arin ku danbeyn doontaa

  10. mohamuud says:

    reer gedo
    ninyohow horta waxaad thy mgaranayo anoo doonaya inaan kuu Cali celiyo..waa hadii aad mareexaan runa tahay .hadii aad wax kalese tahay raali ahoow…muqdisho waxay ahayd caasimadii soomaaliya ..maanta waa magaalo hawiye qudhunsaday oo dhinacna waa caasimad bay ka leeyiihiin dhinacna anagaa leh…Burundi,uganda, jabuuti intuba waxay xulufo la yihiin hawiye markaa dadka jubbada oo dhan degan maxaa nolol loogu diidan yahay oo kenya lagu haystaa miyay ka duwan yihiin dawladahan kale ee dalka jooga iyagoo raali laga yahay, macnaheedu waa anagu ma wadano daarood baa wata…markaa iyadoo aysan wanaagsanayn wadamo ajnabi ah inay maanta wadankeena sidaa inoogu bahdilaan hadana waxa keenay 22sano oo dagaal sokeeya ah waa natiijadii ama maxsuulkii kasoobaxay…arintu waa sidaas ….bare aadan shirena mareexaana dan uma hayo.daaroodna dan uma hayo .iyo soomaaliba.waayo waa qabqablayaashii dalka wax ka dumiyey oo faaiido maleh …mareexaan aan badnayn ayaaa waxay isku qaldayaan xilka saacid hayo iyo jiritaanka iyo nolosha jubaland..anigu koley reer khaatumo ayaan ahay laakiin waxaan arkaa in soomaali is nacday oo ay u baahan tahay hogaamiye sax ah not culusow or saacid or jawaari…sadexduba waa niman balwad leh dala ma hogaamin karaan rajadii laqabay ayay madoow geliyeen iyo rajabeel….

  11. shaah. says:

    waxaan ahay iska iloow kenya waan ognahay waxay ka rabto kismaanyo ha ku mar marsiinyoon jugandha fikie ahaan waan ka soo horjeedaa dhamaan ciidamadda shisheeye taasi waa mid sababta kenya ugu duwantahay waxa weeye kenya iyo xabashi dhul soomaliyeed bay heystaan taasi ayaa ah xaqiiq ugandha hadii al shaab baxdo soomali dagto waa ku daynaysaa laakiin jubooyinka haday mar na daayaaan kenya ayay hoos galayaan soomali waa is dishay waa 22 sano ka hor ka dib maxaa dhacay daarood noqoya madaxweyne noqay raisal wasaare wax maa ku jawan sidoo kale hawiye marka adeer qabiil qqaran ma noqdo nin ka jimid jigjiga in uu u taliyo kismaanyo ma xaq baa adaan ku su aalayaa
    jig jigaa xoreees naga rabo maalintay ahaato axmad madoowe hanoo hogaamiyo halkaa taasi waa mid mida kale maanta inaad soomali is dilaysa u kala safataan adinkoo dalka dibadiisa joogo waa fool xumo baritana 1 luulyo tahay sorry sxb.
    umana maleynayo reer gado inaa tahay magaca waad ku qaraabanaysaaa xaqiiqda
    adna waa ogtahay ana waan ogahay sxb ee yaad been u sheegaysaa waana sheegi karaa cidaa tahay adiga ahaan xaqiiqda

  12. shanleyste says:

    anaaa waso axmed madoobe iyo inta daba socoto oo cawaanta ah oo waligood gumeysiga ku hoos noolaaa

  13. wiil hiraab says:

    @mahamud adigu sida aad sheegatey waxa tahey reer khaatumo iyo sida aad u hadleeysid ok hadii an kaga jawaabo daarood waxa nolosha loogu diidanyahey cidina daarod nolol uma diidana e iyagaa isu diidan tusaale ahaan adigu dhulmahante ayaad tahey maxaad wax ula qeeybsan weeydey majeerteen e aad daba dhilif ugu tahey isaaq majeerten muxuu wax ugu qeeybin waayey ama ula qeeybsan waayey dhulmahante iyo warsan geli iyo qabaailada yar yar e bari wax ka dega ok majeerteen miyuusan aheeyn kuwii shaley ogaadeen ethiopian ka iibinayey mise wa kuwa cusub kkkkkkk ok ogaadeen haduu somaali yahey sawaaxili somaali kuma xasuuqeen mareexaan iyaga somaalinimo ayaa ka goan waxa ku so harey dadka aad aflagaadeysey iyo xamar waan kala qaadaya e horta xamar hawiya iska leh qabso taas kamana hadli kartid waayo anigo nin hawiye ah ma sheeegan karo kamana hadli karo laascaano iyo bosaaso iyo dhagax buur taasna bal qabso nin walbaana meeshi ilaah ku beerey ha imaansado kuleeyl iyo qaboow waxeey tahayba waxa ku so harey madaxda qaranka e aad afka uraaya ku magacaawdey kuwaasi ka hadal malahan o har cad ba sanduuq cad lagu doortey siyaasiinti daarodna weey fadhiyeen iyaga o sharaxan e somaali ba dooran weeydey o aamini weeydey marka waxba ha calaacaline imaanso waxaad is badey

  14. somali says:

    aad ayaan uga xumahay dhibaatda Jubaland/Kismayo kasocota lakiin waxaan layaabanay dad israbin oo isnacy isdilaya hadda been isku sheegaya ama waddanimo sheegaynaya, kuligiin isma dhaantiin ee ilahay ha inii gargaaro. Hawiye,Daarood amd qabaa ilkaleba somalia ayagu malaha ee somali ayaa leh.somali dowlad wax kama taqaan ee iska kalataga.

  15. isaaq says:

    faqashtii walee waa isku jabtay

  16. isaaq says:

    halkaa kawada weligiinba galada ayaa guska u jaqi jirteen

  17. jaamac says:

    waar horta waxan idin weydiyay imisa madax weyna baa wadanka kadhisan ilaa 10 baaladonaya inay ahadaan mida kale soomali baad kumeresaneysaan iska ilaawa jamuhriyado yaryar baanu noqoneynaa sidaasana lagu kala nabad galayaa wax dawlad layirahdana iskaba ilaawa haku wala Nina viva somaliland buntland khaatumo jubaland galmudug xibin iyo xeeb iyo inta soo racda

  18. Lugloow ceeljaale says:

    Markaad tidhaahdo aamus ey sarar sitaan arkaa ninka leh ahmed madoobe jigjiguu kayimid ? Waxaan kuusheegayaa adiga iyo inta kula fikir ah soomaali way isdishay isdhacday walina hantidii ayay kalahaysataa axmed madoobe waa nin reer jubalaan ah kismaayo ayuu kudhacashay .hadii aad leedahay waa ogaadeen oo ethiopia iyo kiinya ogaadeenbaan daga . Ee aankukubaarayno sidaa bacasnimo ayaykuu tahay ninkii iskalahaa kismaanyo wuu joogaa adiga madhaqtar muqdisho jooga ayaa kugu yidhi adigaa leh kismaayo .waxaad ogaataa habar walba ha iska hadasho kan madax weynaha sheeganaya xasan culusoow iyo mooryaanta lasheeganaysa dawlad inaanaan aqoonsanayn in ay mooryaan yahiin soomaalina aan Dan uhaynin Ayaan unaqaanaa inta ay meesha joogaan ayay urursanayaan xooga shilimo ah aan usoo noqdo Ethipian iyo keenyaan ayaa kismaayo qabsanaya calashaan Daarood ayaa qabsanaya sida aad jeceshihiin Ayaan hadalka udhigayaa waxii aad dilikarteen iyo waxii aad dhicikarteen samayse walina hantidii Ayaad muqdisho kuhaysataan Sidaas oo aan aragno Ayaan hadana soomaalinimo idikawaynay aankuwada noolaano ? NB hadii maanta dawlad kusheegtu sidaa kusiisocoto siyaasadeeda ku aadan jubaland .ogaada soomaaliya waxladhaho oodanbe majiridoonto sida emaaradka Carabta ookale ayay soimaaliya noqonaysaa sheekadu dhab ayay udhici ninkii ay udaran tahay waan ogaan doonaa iyo Kii aan dhul lahayn markaa ayay soobixi .inta kahoraysa aryaa madaxweynaan ahay iyo dawladaan ahay xaafado xamar katirsan kagadhawaaqa waqtiguna waxuu kudhamaan ayadoon xamar dawladkusheegtu aan kawada talin ?tusaale daahir aweys xamar ayaa lageeyay waxgaradkii soomaaliyeed eelasocday waalalaayay? Maxay kugalabsadeen aawey dawladnimadii aawey soomalinimadii daarood miyuu noqday Sheekh daahir aweys ruuxkasta oo bini aadam ah mar ayuu si ufikiraa xasan culusowba 1991 daaroodka ayuu laynayay dhacayay kufsanayay 35 sano ayuu jiray ? Maantana madaxweyne ayuu sheeganaya yaa kala xisaabtamay ? Wax badan in aan sheego waan kagaabsaday ee aan aragno meesha aad wax dhigtaan ?

  19. Fatima says:

    Doqon doqon dhaley war arod oo aad meesha ka timid xoolayahoow. Xaqa feeraha ka dilaaca waa run. Maanta hadiiba uu afkisa ku qirtey in uu alshabab lashaqenayo ilaahey mahadii. Malin horana xamar laga wacey. Taasi waxey cadeeneysa in dowladu tuugo tahay oo hawiye yahay alshabab. Jubbaland guuleyso Allah baa kula jiro xaq ku soco. Waxaan ilaahey ugabaryaya in uu unaxariisto dadki ku dhintey dagalada shaley, gurigooda loogu yimid. Dhawacana Alla ufududeyo. Huuraale meel xun baa kuu danbeyn doonto hadaa moodey culosoow in uu hoosta ku soo galin doono wali hawiye dantisu kaa gaari. War Wuxu damiir xumaa waa wecel.

  20. khalid says:

    NACNACDII BADATAY. GUUL JUBLAD. DALKU WAA FEDEERAL DANEYSTE NAMA BEDELI KARO. NO WAY. XAMAR WAXAY NOQOTEY MAGALO BEELED. OO DAD BADAN ILAA IYO IMIKA HANTI DOODI LAGU DHACAY OO DADKII DEGANAA QABIIL AHAAN LOO BARA KICIYEY. TAASNA SOMALINIMO IYO ISLAAMNIMO MA AHAN. MARKA WAXA LOO SII DABA SOCDO ISLA DADKII HANTIDOODI LAGA HEYSTEY ANIGA GARAN MAAYA. MEESHAAN DULAAM BADAN BAA KAJIRA SOMALIA. REER JUBLAND WAA DAD NACAB AH WAAYO GOGOSHEY FIDIYEEN HAWIYE IYO DAROOD IYO UMADA KALE DEGTA. BAL XAMAR MAXAY XAQSOOR LOO SOMEEYEY BEELIHII HANTIDOODA LAGA DHACAY. WHAT THE IN JUSTICE. JUBLAND STILL RESPECTS DADKA LADAGAN. HAWIYE CAWAAN ADIGU BINI ADAMNIMO IYO ISLAAMNIMO SOMAALINIMO XAGAA BAL DHIG MAXAAD XAQA DAD UHANBEYSEY.

  21. anti kenya says:

    aniga waan idin sheegay dadka taageersan kenya oo isleh idinkey idinla jirta kenya cidna lama jirto ciddii danteeda lafahmayso ayay lajirta haddi ay maanta barre iyo kooxdiisii banaanka loosaray micnaheedu maahan in ciyaarta dhamatay waa bilaaw waadna arki doontaan. dhanka kale axmed madoobe waa nin is bad badal badan berri marka lasaaro argagixiso ayuu noqonaya waxay noqotaba dad aan wadanka udhalan marna kama talindoonaan jubba land walaalaheenna aan afka uun wadaagno ee ethiopianka iyo kenyan ka ah wadamadooa jagooyin haka raadsadeen nimankaa taageerayo oo isleh qabiilkiinna ha fido waad riyooteenna la lalaabta axmed madoobe sanad cusub kuam adhalan doono insha Allah waliba kenya ama ethopia midkood ayaa xiri doono.

  22. Isaak says:

    Ninka wata magacahiraab yaan ujawabayaa saxiib waxaad tidhi ogaden hadusomali yahay kukuyada dadka munakulaayen adiga dadka somaliyed eed qarna laynhayso qaarna guryahoda aadkabobayso ma alaakubaneyay wasuu al midakale adiga oo goongo lagaakenay marka aad somali noqotay ogaden maxaa udiidi waa su aal midakale adoo xamar taabsaday dadkalana og hadaad shegatay inaadleedahay ogaden maxaa kimaayo udiidi inuuyeesho anigu waxaan kutalin lahaa tiisa daryeele yaatukale daryeela dadkaxoolahoodii uceliya

  23. Iljeex tuug ah says:

    Mar hadduu sheegtey hiraab wax caqli ha ka sugin, oo ka sug dhuuso aan kala go’in iyo caqli xummo u gaar reerkaas. Dameer dhar loo gashey, markii dharka laga siibo waa dameerkiisi. Daroodow waligiin Hawiye seyn leh dad ha moodina.

  24. mj says:

    alshabaab awalba laangaabyo isku tagay bay ahaayeen,hadana hadii u ku biiro another laangaab,waxba ma soo kordhin,kkk toloow maxaa dhuloos ragiisa ka reebay?!?

  25. ahned says:

    horta gabadha gado dheegata ee kablalax caayaysaay ceebweeye in aad awowgaa caydo waligaa arkimaysid qof kablalax ah oosade cayaayayo waayo waa awoowe waligood bablalax sidiina ookale lagama shaqaysiinin haduu shaqeeyay ka

  26. dhasheeg says:

    war heedhe soomaalaay heys waalina hadba labdii dirirta kii soo hara yaa dhaheynaa shabaab la dagaalin isguna halkaas buu ku dhiman hada Madoobe wuxuu la dagaali shabaab Culusow iyo Axmed diiriyena mar dhow bay is gali, maraka makey is cunaan baan dalka la wareegaynaa

  27. ahned says:

    waashaydaan dabkuushiday buurabaa in uusan kuguban waadoqon iimaanbeelay waxna ma oga yaaxayawaan nacnac miyaa waxkuutari waalagu hayaa war caabut waaq xageed umari gado matagikartide mise wadooyin kaadkala taqaan hada waalaguu fadhiyaa si aadyeesho majirto isdhiib jeelhalagu geeyee dantaada ayaa kujirta meel dadka waayeelka ah eewaasha laguhayo junaland waxaan kacdsanayaa hadii aad qabataan in aan loola dhaqmin qof fayaw ee loodiro dhakhtar dhimirka baadha dhibaatooyin badab baasoomaray kismaanyo ugama raynin iyaduuou waashay xeryaha ciidanka waagii uudhisanayay qorshihii iyo xisaabtii baa ahad cabdoo qalad xisaab

  28. ahned says:

    waxaa igala nacasn raga udagaalamaya ee dhiigod uhuraya nacadka waashay dhalita halacafiyo dhulku waakoodii hawuye wakiil yaani isagakiin dhigin ciidan faladeed war daladu ma aha culusow dawladu waa dadka somaliyeed hadiise aad rabtaan in aad ciidan culusow noqotaan xamartaga ushaqeeya culusow shukumaankiisa shaqo udoonta kismaanyo loogamabaahna dafkiilahaa baajooga hadii aadrabtaan cidanka jubaland welcome lakiin culusow loogamabaahno saxiib

  29. Liqaaye says:

    Nin daad qaaday xunbo cuskey.

    2008 markii Bare hiraale laga soo saaray kismayo kenya miya jogtay.

    Markii uu hasan turki kasoo saarey iyadana kenya miyaa joogtay ???

    Labada jeerba Ogaden aya orod kaaga soo saarey.

    Maanta kenya aya kasoo saarey miyaa kkkk

    Wuxuu kaxishonaya Raaskanbooni aya iga soo saarey kkkkk.

    IFTIN basto iyo baalley labaduba gacanta aya lagudhigay waxayna kuxidhanyihin garoonka kismayo.

    Xaged barow aadi doontaa kolley nolol fiican kuguma jirtee.

  30. Lugloow Ceeljaale Goobweyn Ibaraahin kacaan says:

    asalamu aleykum asaxabta aal salaam qaalin ah salaam ka dib aniga siyaasad iyo heblaayo iyo heblaayo ma ku darsaanaayo balse nin magaciisa I soo jiitey yaan salaamaayaa oon filaayo in aan bariis isla soo cuney saaxib Lugloow JEELJAALE CIYAAL KACAAN SALAAN QAALI AH KKKKKKKKKKKKKKKKK

  31. juba jalaato says:

    A/C Waad salaman tihiin, marka 2aad Illaahay ka cabsada caadifada saad u isticmaalaysan sida Illaahay usoo dajiyey ma,aha, Axmedxaawiye&C/raxmaanDaarood, waxay 2wadaado wax dhib ahna magaysan kan 2doodaas mid ka mid ah aflagaadeeya duriyadooda ma,aha, waxan idin lee yahay wadanka dhibka kadaaya hantidii dhoor iyo labaatan jirsatay isu soo celiya, dambiyadi lakala galay ee dhibaatadana keenay laga soo bilaabo Dowladii malatariga ilaa iyo hada hala kala cafis dalbo, ajnabina Dal nooma dhisaayo inuu inta hartay kala tuuro ma,ogiyee iska nac oo walalkaa ha,u adeegsan, fikrad Eeshiya aan iska qabano sida matabaan ilaa iyo Saylac nabad ay ku naaloonayaan la nimaano, warbaahinta Hubka ugu qatarsan ayaa ka dhaca hadba waa sida ay u isticmaalaan waxaan ku baraarujinaa Daahir Calasoow iyo media ha kaleetabo in laga rabo warka wanaagsan maanta fursad Dahabi ayaad haysataan shacabkaan isticmaarka kala dilooday ee boogaha badan leh hadan qanina ee wax ka dhaya shacabka kalsooni ka dhax beera Taariikhda hagashe, Somali oo dhana hal Gobol aa ku filan, hubkiina warbaahineed dajinta shacabkaan walaalaha ah u adeegsada.




saxafiyiin War Culus: Haayada Xaququl Insaanka Iyo Saxafiyiinta Laascaanod oo kulmay Dhibaatada Maleshiyada S/land (Video)
- Apr 22, 2014
Laascanod (Kalshaale.com) Waxaa maanta magaalada Laascanood kulan Balaadhan ku yeeshay Wariyaasha ka howl gala ...
taani daawo Topnews+Video: Pro: Taani oo caytamay Siilanyo-na si xun ukarbaashay (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Dr: Maxamuud Taani oo Qudbad ka ...
MADAXWAYNAHA BURUNDI Video: Madaxweynaha Burundi oo halmar MUQDISHO Lagu Arkay “Maxaa dhacay ?
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Madaxweynaha Dawalada soomaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha dalka ...
yaabka Video: Somali badan oo ilmaysay kadib Muuqaal Naxdin & Murugo Xambarsan
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka  Xambaarsa Murugo iyo Naxdin  kaasi Loogu ...
MADAXWAYNE War Yaableh: Xildhiban kale oo maanta Lagu dilay Muqdisho & Sir culus (Maqal)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan C/casiis Isaaq ...
xaaji cabdi waraabe Video: Xiisad Hargeisa ka tagan Jaamac Garaad Ismaaciil & Walaalkii, Odayashii Isaaq oo dhex galay Iyo Ceebta (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Meel lagaa jecel yahay hadaad ka tagto waxaad la kulantaa waxaan ku ...