Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

War Culus: Hooyo 3 Wiil SNM Ka Dishay, Siday Udhinteen, Murugo & Barnamijka Xuqudirir ee Todobaadkan (DHEGAYSI)

Waxaanu Halkan Dhamaan Akhristayaasha Sharafta Ugu Soo Gudbinaynaa Barnaamijkii Aad wada Sugayseen ee Lamagac Baxay “XAQU DIRIR” oo Ah Mid aanu Todobaadkiiba Hal Mar Idiinka  soo Gudbin Doono Shabakada Kalshaale.com.

Barnaamijka Xaqudirir Ayaa wuxuu Xambaarsanaan Doonaan Taariikho Dhab iyo Dhaxal gal Ah Kuwaasi oo Bulshadu Ubaahan tahay Inay Xasuus naanato.

DHEGAYSO: BARNAAMIJKA 

Hooyo Caasha Sheekh Cali Aw Yuusuf ayaa Caawa Marti ku Ah Barnaamijka Xaqudirirka, Caasha ayaa  waxay Waraamaysaa Arimo Badan oo Murugu Xambaarsan iyo Sidii Dagaaladii Gobolka Cayn ay Ugu Dhinteen 3 Wiil oo ay Dhashay, Islamarkaana uu Ku Jiray Curadkeedii C/raxmaan  Maxamed Rashiid.

Waxaanu Uga Digaynaa Dadka Qalbiga Jilicsan Inaysan Dhegaysan Barnaamijka ah Mid Xambarsan Taariikhdii Dhabta ahayd Iyo Raadaadkii Dagaaladii Maleeshiyada Siilaanyo Kusoo Qaaday Gobolka Cayn ay Ku yeesheen Reer Maxamed Rashiid.

Barnaamijka waxaa soo Saaray, Iskuna soo Duwayn Wariye Xamse Xasan Geelle oo Kamida Howl wadeenada Kalshaale.com

Xaqu dirir


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (30)

  1. sOmalilander says:

    tanni waxay lesson ama cashar u tahay ku kaste oo ka horyiimadaa ciidanka qarranka jamhuuriyada somaliland , saas uun bay ku danbeeyn haday joogsan wayaan . horaa loo yidhi cagtii joogsan weyda mar beey ceeb lakulantaa …….

    viva somaliland4ever

    • Muuq Libaax says:

      sOmalilander
      Adeer qosol ama Ooy Guri Kasta Ninkiisa Laga Daremaya Dadkuna waa isyaqaan, Umaduna waa Ogtay Wixi ka dhacay Kalshaale iyo Idoor Halaagii Ku dhacay, Nuux Taani BBC kadhagayso oo dib u jaleec ader Isagoo Xarku Ka dhamaday ..Anuu AAbe iyo Labadiisi Wiil Ayaan Garanaya Family Hadii Lo eego Weliba Aan cidi u Hadhin Dambe Wana rer Qorulugud ,,, Saa Islaan 7 Caruura ayaaba u Hadhay e

    • Libaax hawd says:

      sOmalilander
      Ceebta yaa Lakulmay ,Idore oo 20 sano Dawlad Sheganayay Aya Riyadiisi 2 malmood lagusoo afjaray Hubkii Idoor iyo Qoryahii Ayaa Qaniimo aha Ilaa calamka og taas,,tan Kale walahi xabaalo Wadareed aya Laga dhigay Qurulugud dusheeda 30 Sodon Ayaad u Asayseen maydka,, Ilaa aad ka Qaxdeen oo Murayada Aad u Qaxdeen Iyadiiba Hada magalo idin Ah , Walays Yaqaan adeer islantan Hadlaysa 7 Caruura Ayaaba u Nool.. ee Anigu oday aan oo Ku Halagmayy Isaaqna aha isaga iyo Labadisii Wiil uu ubad ba kahaystay ayaa Subax God Lagu Wada Aasay , Markaa Isaqow Marka Horena Faanka Madaysan, Markay Qaraxdana Futo Xun uunbad noqotan oo orodkiina La Yaaba iyo Abtoow Miidhan

  2. Widh widh Boy says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war isaaq ayaaba faanaya adeer waatii laydin Jebiyey

    viva somalia and khaatumo state

  3. Mujaahid Taleex says:

    maashaa allah waa barnaamij Qiimo leh .. isaaq waa inuu dabada ka galaaa

  4. Jama says:

    Kan somalilander wata ma fahmi karaa waxa looga jeedo waaka iska qoslayee

    • Cabdiqadir khaatumo state says:

      Eyga ina idor ah e labaxay somalid waxan ku leyahay wa mid ku dan beysa ta iyo mid ka xun ina ey marki horaba waxad aheden ilama garac

  5. somaali man says:

    snm waxay tahayba waxa lagu ogaday buhodle waxay labatanka sano dhadhabayen marki halmaalin lagu leefay

  6. Mubaarak says:

    Nacsta qoslysa halbn ku dhihi inan gumedbd thy idorna wxba nga qadi myo wn u dhimanyna mana ilawi dono hanadadi naftoda u hury cidoda wna u argdidona hdi ebe ogolado

  7. Real Somalilander says:

    Kkkkkkkkkkkkk wixiii khaatumo seeg ah ee nabad diidka ah sidaas iyo si ka daran ayaa loo galayaa
    viva Somaliland

  8. iidoor wase says:

    mujaahidiin weeyaan ragan. iidoorkan meesha ka qoslaya sawmaaah kuwii mayd kooda aan fayflaha kusoo xidhay aan buuhoodle kuwoo dhex yaacinayaya abti ciyaal casiir kasoo dhargaybaad tihiin ee joojiya jiiqjiiqdaaaa

  9. wiilka sanadka says:

    waa barnaamij mar hore loo bahnaa lakiin mar hadii maanta lagu soo kordhiyay kalshaale.com waan soo dhawaynaynaa ninkii hadlayaaba haysaka hadlee inoo wada barnaamijka xaqu dirir

  10. fadumo says:

    reeal soomaalilander walaahay hadaadan aamusin in la soo gelin kuwiinii iyaga oo nool nolasha lagu gubau ee dhamaa 89 nin ee halka gutoo ee aan cidi ka bixin xayaawaan yaha how miyaadan ogay laba guuto in mid mid loo laayey oo wel;iba jilib kasta qaatay sadex ama afar tikniko ah halka halkii wiil ku soo hagaatay qoryaha fudu sideed walaahay beentayna ma ha oo inan kasta oo buuhoodle ku nool ama gabadh kasta waxay qaadatay maalin taas laba buste iyo sideed qori nacas yahaow

  11. sOmalilander says:

    fadumo …

    Viva Xagla Toosiye Inbt !!!!

  12. gantaal says:

    Waa Mujaahidin Taarikhda Xusidoonta..dagaalkuna waa Bilow xabad iyo Siyaasadba Ma dhamaan ee inyarba dhimane halays raaciyo Idoor wagashe…Khaatumo State guul

  13. jubbalander says:

    Waa in lawasaaah iidoorka adeer iidor wuxuu yahay waanu naqaan fulayo aan haadka hubsan khaatumana guuul waxaanu ujeednaa in aanu gubno burco iyo inta lahalmaasha dir sida loo laayo waanu naqaan

  14. Garaad wiilwaal says:

    Barnaamijkani waa kacdoonka looga eryi doona maleeshiyada siilaanyo laas caanood iyadoo waliba lagu gumaadi doono.

  15. osman ssc says:

    Maku caranay awrtuba dhirtay casha marisaaye 30 kahor buu ahaa makii gabaygaa lootiriyay

  16. Khaatumo says:

    Aad ayaan uka damqaday arintaa mamada ku dhacday ilahay ha unaxariisto dhamaan eheladii ku shahiiday jihaad kii buuhoodle waxana dhici doonda malin lala xisaab tamo kuwa ka dambeeyay falkaa

  17. amal says:

    SCW ilaahay hala ga baqo dhiig islaam laguma faano kan somaliland sheeganaya na dadkuu isku diraya rer kan leh waa nala xasuuqayna ku darsada isaaq oo dhan kama sina xasuuqaase

  18. Ninka Fadumo says:

    Xabiibi Faadumooy maxaa raga ku dhex dhigay, gurigaagiina wuu dayacan yahaye.

    Ta kale waxaan u sheegayaa nimanka dhuloos, inay Iska aamussan waayo siyaasad iyo dagaalba Waa laydinka badiyey. Markaa sidii dumarka cay miciinsada.

  19. Gariland dland says:

    Walee snm waa laga xoreyna dhulka walaalahayo dhulbahante nijaasta xaranta idoor uraaye shut the fuk up

  20. Shadia says:

    Ilaah ha u naxariisto geesiyiintii shuhadadii ku shahiiday difaaaca dhulkooda maalkoodaa iyo maatadooda Iyagoo weliba ku guuleystay iney iska Saran dulmi wadayaashii ku soo duley dhulkooda ilaah baa mahad daa iska leh xaqa oga hiiliya. Baadilka. Walahi ayaa ku dhaartaye anagu hadaan isaaq ahay Maba hadleen qosal iska daaye saa anoo qaran sheeganaya ayaa inama yar yar. Mayd keygii wadheen ilaa sooljoogto iyo ilaa qurulugud amaba ilaa kalshaale iyo ilaa qorulugod Alla maxaa ceeb ka raacdey ileen indha adeyg looma dhinto.

  21. Samira says:

    Ilaah ha u naxariisto geesiyadii ku shahiiday difaaaca dhulkooda ayagoo markii dambe ka guuleystay dulmi wadayaashii ku soo duley dhulkooda ilaah ayaa mahada is ka leh oga hiiliya xaqa baadilka. teeda kale anigu hadaan isaaq ahaan lahaa walaanan u hadleen iska daa qosole sa anigo qaran sheeganaya ayaa inama yar yari Mayd keygii wadheen ilaa iyo qorulugod hubkii na iga furteen ileen indh adeyg looma dhinto..

  22. Xasan says:

    Ama caytan ama hacaytamin dhulbahantow waan kusaranahay gobalkinii canshurtan kaguraa ka iga horyimadana waxan usamaystay jelka mandheera jelkan waxan ubixinanaya (JEL DHULBAHANTE) wad ogtihiin markasta oo dagal dhaco qoryaha ayaad daadisan kadibna mandheera ayaan kusaxaraynaa S/LAND GUUL

  23. sOmalilander says:

    xasan

    Waliba ugu dar intan jeelka mandheera geeyno baan hillib , bariis , jaad iyo waliba tuborg kasoo dhergina oo dharkana kasoo bedelnaa , oo ayagoo soo nafisay oo dad u ekaaday baan soo daynaa kkkkkkkkk walaahi qaar badan baa laha hayaa anigu maba baxayo jeelkaan iskaga dhex jirayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    viva saleeban xaglatoosiye .. malintii hadanuu 140 reer haggar iyo barkad aanu kasoo deeyn mandhera iga waleeh waliba laba wiil bay shegayano 2000 wiil baanu xasuuqi lahayn . walee xaglatosiye waa gesi caarkiiisa wase marku arkay in seeftiii dul taalo buhodle buu intii ssc magaceedii tuuray baryo jilbaha qabsaday siilanyo oo yidhi abtiaal ciidanka iigasoo saraa mesha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waaba laba tolle ninku ileeyn ahahahahaha

    viva xaglatoosiye

  24. Real Somalilander says:

    Kkkkkk xagla toosiye waa dan garan lkn ilmo khaatumo seeg inta imika isku sheegaysa ayaa daad u soo galay taleex iyo buuhoodlana cisha dhaw ayey ciidanka qaranku ka saari
    ninka dhulbahante ah ee Somalia doonayow dee abti dhulku guuri maayee adaa tagaya
    viva dalka Somaliland iyo dadkiisaba

  25. Sarhaye says:

    Muhiimaddu waxa weeye qofku marbuu dhimanlahaa hooyadan caruurteedu xaqbay ku dhinteen waxayna difaaceen oo u dhinteen hooyadood gurigeedii maanta gurigeeda kuma aanay noolaateen haddii aanay u dhiman wiilasheedu Iyo kuwo kale oo badan ba weyla difaaceen ,maanta reer buuhodle Waa la yaqaan geesinimadooda Iyo taariikhiyanba reer buhodle oo keliya Iyo reer shiikh isaxaaq buu ahaa dagaalkaasi heer Waxaan badnay

  26. Sarhaye says:

    Heer waxaa la baday in ciidankoodu abid aanay dagaal gelin war ninki sacad muuse ee aannu soo gudbinay miyaan uu ka dhaaran oo dreys kii siibiin oo aannu odhan reer buhodle Waa nasalb dagaal abid la geli maayo oon odhan wixii reer buhodle waan soo dhaweynayaa ee aan arko noloshayda,war abtiyaall miyeydaan hoobiyaasha modifeydka lagu sameeyey Dusha idinka gudbin oo illaa jabuuti loo qaadin dhaawicii,abtiyaall illaa 1530 waan hubeysnayn ee miyaa cidi idiin sheegin reer buhodle weligood dawlad wax matarin bangi cidi uma dhisin ciidda Iyo xoolaha nool Baan dawlad u naqaanaa ee Nabarta oo waliba habarawaley Nabarta waxay ila tahay. Reer buhodle barasho ka heshe.

  27. BAHYA MAN says:

    faado walal jihaadka aad banaynaso qiyaamaa walagu waydiine maxaad kaga jawaabi hadii laga tegi waayo dawlad islama ayay ka hor yimaadeen kuwaasu




barnaamijka daawo Topnews+Video: Tv-ga Dawlada oo Soo Bandhigay Horumarka SSC ee S/land ka Cadhootay ! (Ishii Buktaay ku Bikaacso)
- Apr 18, 2014
Buuhodle (Kalshaale.com) Maamul Beeledka Somaliland ayaa siwayn uga xumaaday horumarka iyo Isku tashiga ay ...
daawo farxiya Video: Farxiya kabayare oo Bandhigii ay ku Qabatay muqdisho Ragii & Dumarkii Isku dhegeen & Waxa dhacay (Daawo)
- Apr 18, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Fanaanada Farxiya Kabayare oo dhowaan soo gaadhay magaalada muqdisho ee caasimada Soomaliya ...
faarax macalin War Culus+Dhegayso: Farax Macalin oo Argagixiso La dagalan ku dhegtay kadib Waraysi BBC & Sir badan oo uu bixiyey
- Apr 18, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlmaanka Kenya Faarax Macalin, Islamarkaan ah Siyaasi ...
MADAXWAYNE INDHOSHEEL Dhegayso: MD Indhosheel: Waraysi Kulul BBC, Wariyaha oo La saftay Soomaliland, Ceebta Raacday & Maydka Isaaq (Maqal)
- Apr 17, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Madaxwaynaha Maamulka khaatumo Maxamed yuusuf Jaamac (Indhosheel) ayaa Waraysi Siiyey Idaacada BBC- ...
CUQAAL Deg deg+Video: Kulan Culus oo maanta Ka dhacay Berde Khaatumo & Go’aanka Cuqaasha Magaalada TALEEX ! (Daawo)
- Apr 17, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Kulan maanta lagu qabtay Barde khaatumo ee caasimadda maamulka khaatumo kana soo ...
wasiirka aminga Video: Madaxda Khaatumo kulankii ay ku Qabteen Garoonka Taleex Iyo Dagaal Ka dhan Ah Maleeshiyaadka S/land (Daawo)
- Apr 17, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Wasiirka Amniga maamulka khaatumo maxamed ducaale Cabdi oo maalintii shalay shir jaraaid ...