Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Video: Somali Channel oo Barnaamij Ka Diyaariyey Dhulkii Laga Xoreeyay Maleeshiyaadka Siilaanyo (Daawo)

Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Barnaamij Dheer oo Tvga Somali Channel uu ka Diyaariyey Magaalo kamida Dhulkii Dagaalada Xoogan ku Dhexmareen Ciidanka huwanta Maamulka Beesha Isaaq (Somaliland) iyo Shacabka Buhoodle iyo Maamulkooda Khaatumo State.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deegaankan oo Karaystay Colaadii ayaa waxaa Haatan Bulshada Gobolka Cayn ay kawadaan Magaalayn Iyo Sidii looga Dhigi lahaa Magaaalo Baaxad leh.

Dhamaan Qurbajoogta Kasoo Jeeda Deegaanka Ayaa waxaa loogu Baaqay in Qosktastaaba uu Bloodhkiisa Ka Dhisto Deegaanka, Waxaana Xeel dheerayaashu Sheegeen inay kamid Noqon doonto Dhulka Ugu Qaalisan Gobolka Cayn.

daawo barnaamij


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (10)

  1. Real Somalilander says:

    DMaxaad u malaynaysaan inaad xoog uga saarteen ciidanka qaranka deegaanadaas
    ciidanku waxay uga bexaan halkaas heshiiskii dhexmaray Somaliland iyo xagla toosiye

  2. fadumo says:

    to real somaalian waxad tahay kadaab aan ka xishoo naynin beenta waata tiknikadoodii jifo jifo loo qaybsaday ee ay ku waa sheen alshabaab iyo onelef ayaa nalaysay waryaa waa is naqaa naaye hawekl welin

  3. sOmalilander says:

    viva xaglatoosiye !!!!!!!!!!!!

  4. Jaamac xirsi says:

    Xaglo waa nin sare waana nin reer khatumo ah dee ha moodin in u yahay somalilander waa sirdoon khaatumawi ah adeer iska eeg waad iska jeclaataye ayan dhow ha nebcaan uun kkkkkkkkkkkkk waana kii hubkii la idinku laaayey keenay haddana wuxuu idiinla jooga inuu boqonta idin jaro kkkkkkkkk

  5. sOmalilander says:

    viva mahad canbaashe !!!!!

  6. sOmalilander says:

    viva adeero xaabsade !!!!!

  7. sOmalilander says:

    viva JS & BS !!!!!!!!

  8. mohamuud says:

    had iyo jeer guushu meel adag ayay kujirtaa guushaa ay gaareen reer khaatumo maaha mid kaftan iyo qosol iyo riyo kutimid juhdi badan geesinimo dadnimo ayay ku gaareen..tan aad leedihiin xaglatoosiye heshiiskiisa ayay kaga tageen ,taasi waa been nin meel uu ka baxo waayay ayaa xaglo ku marmarsiyoonaya heshiis baan galay….xabad baad ku qaxday xanuun badan .weligiina ma soo hawaysan kartaan sidii laidiin galay ayuun baa laidiin gelayaa .waxaa inoo balana iidoor wagaashoow inaan nabad laidinla gelayn inta aad laascaanood iyo qayba soola weli kusii hadheen…isma oga agoon iyo ninkii aabaheed dilaye. mujaahid daahir calasoow waad mhadsan tahay

  9. suleiman says:

    Waxay ila tahay inaad iska illowdaan qabyaalada oo aad ka fikirtaan sidii qof waliba uu dhulkiisa horumarkiisa uga shaqayn lahaa.

  10. Maxamed ilkacase says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Idooor markii la jabiyay ayuu ku
    washay waxaa isoo racay jabhada xoraynta ogadenia war kuwan aad la dagalamayso wayo mayana
    ahayaan kablalax darood oo mayna illa dhalan iska celidee kaga hilin maye away sow digii sheeganayay dawladnimo ee calamkii dhibay ee naftii u keenay dadkii sow digii sisii galadii u sujuday galkii galku dhalay ee bakhtiyay ee malasanawi




madaxwaynaha War culus: Madaxwayne Xasan oo hadal kulul Jeediyey & Mas’ul Isago Hortaagan Ceebaystay “Maxaase dhacay ? (Daawo)
- Apr 14, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xasuusanayay ...
nimco Daawo: Nimco Dagan oo Qabyaalad looga Caydhiyey Universal oo hees ku Amantay Dhiigii Soomalida ee Siilaanyo uu qubay !
- Apr 14, 2014
London (Kalshaale.com) Fanaanada nimco dagan sidoo kalana ah Wariye ayaa waxaa dhowaan Tv-ga Universal Looga ...
rw cabdi wali Deg deg Ah: Maxaa kasoo baxay kulankii R/W C/weli Sheekh, Beesha Sade, Jubba iyo Ethiopia Waraysi wixii dhacay (Maqal)
- Apr 14, 2014
Kismaayo (Kalshaale.com) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa maanta kulan ku yeeshay ...
gen samatar War culus+Video: Gen: Samatar oo mudo Kadib Waraysi bixiyey & Arimo Qarsonaa
- Apr 14, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi xiiso badna oo lala yeeshay Mudo ...
KK Video: Hees yaab Badan leh Shukumaan Gabadh Raga uga Xishood siisay Ciyaar, Niiko & waxa dhacay “Daawo lama Arag
- Apr 14, 2014
London (Kalshaale.com) waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalka Hees Yaab badan oo uu soo ...
cabdi wali Kismayo: RW Cabdiwali Shiikh oo weerar Culus Lagu Qaaday & Xaalka (Dhegayso)
- Apr 14, 2014
Kismayo (Kalshaale.com) Ciidamo katirsan Al Shabaab ayaa waxay xalay weerar ku qaadeen guri uu ...