Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Video: laga duubay Tarsan Oo Iclamiyey Dagaal Ka Dhan Ah Dalka Ehopia (Daawo)

Muqdisho(Kalshaale.com) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Tarsan Ayaa Sheegay Inay dowlada Ioobiya Cadow Soo Jireena Ku tahay Dowlada Itoobiya Waxana Uu Sheegay inay Soomaalida Ogaato Inay dowlada Ioobiya Tahay Cadowga Umada Soomaaliyeed Una Bahan Inay shacabka Soomaaliyeed Ogadaan Cadow Tinimadaasi Ayna dagaal la galaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isagoo Warfidiniyeenada Ugu waramayey Muqdisho Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Nuur tarsan Ayuu Sheegay Inay dowlada Itoobiya Tahay Halka Sooaliya Dhibatada Xiligani Soo gartey sababay,Waxana Uu Shacabka Kunool ugu Baaqay Inay Isaga baxaan dalkaasi oo lacaga Soomaalida Loo soo Dira Ay caawinayso Ciidamada Itoobiya.

Inkasta Oo gudoomiyaha Gobolka Banaadir Uusan cadayn Sabaabta Xiligani Uu Ku Eedeyey Ayaa Hadana waxa Uu Yiri”Itoobiya Waa cadowga Umada Sooomaaliyeed waxana Ugu Baaqayaa Inay dadka Soomaalida Lacagaha Ugu dira Soomaalida Itoobiya Inay Meelaha kale Ugu diraan Oo dowlada itoobiya Soomalida Isaga Baxaan”.

tarsan


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (14)

  1. cabdulahi daacad says:

    mala hubaa inee sax tahay?

  2. Fatima says:

    Allah yaa rabi, ilaahow maxa doqon somali sheeganayo….. Ilaahow an caawi.

  3. Mohamed wadani says:

    Itoobia inay cadowga somaliyad tahay ma hadu ogaday tarsan

  4. D D S I says:

    Mooryaan Tarsanoow Awrmagaalo kubuubay markhaatigii badane,ETHIOPIA KAJEEDI AFKAAGA “URAYA”WAXYARKADIBNA CAGAHANA DHULKAKUXEJI.

  5. adan says:

    TARSAN RUNTII ETHOPIA INAY MAR AHEED CADOW SOOMAALI WAA JIRTEY LAAKIN MAANTA WAXAAD OGAATAA CADAW KASTA AY TAHY INAY MAANTA AAD U DHAANTO KENYA WAAYO SOMAIDA JOOGTO SI NABAD AH AYAY KU JOOGAA IYAGOO WADANKOODA JOOGO CAMAL AYAY U DHAQMAAN LEETA KIBAANDHA KAMA JIRTO QOF INTA LA ISKA XIRO LAALUUSH LAGA QAATO KAMA JIRTA RUNTII SI FIICAN AYAY U SOO DHAWEEYEEN SHECEBKEENA WELIBA MARKAY DAWLADII DHEXE BURBURTEY ADDISABA WAXAA KA DHACDEY SOMLI NACEEB IYO IN LA ISKA XIRO LA CUNSUREEYO TALISKA XUKUNKA MAJARAHA U HAAYEY AYAA SOMAALIDA U HIILIYEY IYAGOO LA SOO WADA BAXAY BAASABOORO AMA TESTARO SOMALI AHA TUSIYEY KUWA SOMLIDA DHIBAATAYANAAYO INAY SOMALIDA LA DHIBAATAYN KARIN WADANKOODII LABAADNA AY JOOGAAN DADKII CUNSURIYAY JIRAYNA OO MADAXDA AHAA XABSIYAD UWADA TAXAABAY XILALKII AY HAAYEEN KA QAADEY MARKA QALADAAD BADAN WAA JIRAA LAAKIN ETHOPIA WAXAY SI AAD AH U DHAANTAA KENYA FIIRA GAAR AH IIGAMA AH DIFAAC AAN DIFAACAAYO ETHOPIA LAAKIN SIDA LANOOGU SOO DHAWEEYEY AYAAN KA HADLAYAA

  6. jaamka11 says:

    Qudabadan Dr Tarsan watii xiligiigii Tigrega Maxakimta o Tigrega sodulen tasi wa intas ,waxa layabanhy Qolyaha Tigrega aderka uyahay Talynigan xuriyada kaqadanana dushoda iyago xambarsan ku kenay ha ogaden Somali wa xor Tarsan mantadnu xaq uleyahy in aw shisheyaha iyo Tagerayshoda in aw waxw dono yirahado wa yiri wana awodaa wana udhashy Reer Uncle Tom

  7. soomawli dhalad ah says:

    To D D S I Duliyahoow Dulinimada lagu dhalay afka uraayo walee adoow kugu yaalaaa ee orodoo Ethiopian ka u soo jaq

  8. shaah. says:

    Dds ADIGA MAXAA ITOOBIYA KU DIFAACAYSAA WAA YAAB ASGASE ITOOBIYA MA TAAGNA MAANTA WAA KENYA MA WAREERSAN YAHAY ITOOBIYE MEEL AAN KU HESHIINAY MALAHA MANA LA HESHIINEENO MAALINKII TABARTEENA WEENATANA WAA NOO DAGAAL MAR WALBA KENYANA LAMID LAAKIIN ADIGA XAMAR QASHINKA KA QAAD TARSAN SHAQADAADA WAA TAAS KA BAX ARIMAHA KALE DOWLADA AYEY U TAAL

  9. RUN/SHEEG says:

    war nimanyahaw iga horeeyey adinka oo aan caytamin aana kuxadgudbin aqoon isweydaarsiga iyo asluubta qoraalka tarsan waa nin soomaali ah oo mas,uul idinka ah adinka oo an ceynin waxii ra,yi ah soo qora oo aan idinka faa,iidaysano
    ama iska dhaafa oowaxha qorinina

  10. Somali says:

    War cajalkaan waa midhorre ee waqti ha isagadhuminina waa xilligii cabdullhi yusuf hadana sababta ay usoogaliyeena waa kuxumeen ay kuxumaynayaan Tarsan

  11. Zakarie omar says:

    Asc aqaarta sharafta leh ee hallkaan figradahooda ka dhibanayo aniga waan dhagays tay vidio waxaana u malaynaya in uu hada ahayn waa xiligii maxaakiimta markii ay mucaarad ahayeen asaga iyo madaxweynahii hore ee sheikh shariif marka waxaan dhahaya dahir calasow walal ka fiirso inta aadan soo galin hadii aad ogtahana iska dhaaf rufiyaannimada .

  12. bidaare says:

    qudbadan waa london halka uu ka hadlayo waana waqtigii ay ethiopia xamar joogtay ee odayga yaan beenta laga faafin waa msuul qaran

  13. Wiil muqdisho says:

    Kkk kalshaale nimanka wax ku qoro dad ayaa moodo inay dhaxdhaxaad yihiin laakiin waxaa cad in uu qabiil ka buuxo iyagoo si dadban u weeraraayo siyaasiyiinta hawiye
    Hadaan ka hadlo hadalka tarsan ee aad hada soo galiseen waan dareemi karaa inaad ku doonaysaan in etiopianka aad u sheegtaan inuu yahay cadowgooda nimanka uu ka dhashay tarsan siyaasad xumada idinka muuqto tarsan wuxuu ka hadlay arintaas marki cadwga aad idinka hogaaminayseen ay soomaliya soo galeen ee ay laynayeen shcabka soomaaliyeed gaar ahaan qabiilka uu ka dhashay tarsan ee aad ka taagteen ciida soomaaliyeed calanka ethiopia
    Maxay tahay waxa aad hada u soo galiseen vidioga ma waxaa kugu filaan waayay cadowga kenyaanka ah ee kuu xasuuqaayo shacabka soomaaliyeed ee kismaayo mawaxaad rabtaa inay ethiopianka kuu qabtaan muqdisho ama soomaaliya mar kale
    Waxaad tahay qof midabka iyo muuqa uga eg soomaali qalbiyigana waxaad ka tahay qof jecel cadowga soomaaliyeed
    Waxaan hubaa in wadaniyiinta dhabta ah ay yihiin nikanka diiday inay cadow soomaali u adeegsadaan ama ay u adeegaan ayagoo fiirinaayo maslaxada qabiikoooda
    Waxaan ku soo gabagabaynaa hadii aan u dhaqano sida aad u dhaqantaan ee ah cadow u adeegida mar hore ayaa soomaliya la qaybsan lahaa waxaan ilaahay ku mahadinayaa inuu hawiye yahay muwaadin ka dhabta ah ee difaaca xornimada iyo madax banaanida soomaaliya wayna guulayteen wayna guulaysan doonaan insha allaah
    Adoon caytamin oo aan been sheegin fikirkaaga ka dhiibo una hadal xikmad ceebna maahn inaad difaacdo qabiilkaaga laakiin run ku difaac.

  14. Yariisow says:

    muuqaalkaan waa mar hore waana xiligii ciidamada ethopia xamar soo galeen tarsan waxuu ku jiray ururkii lamagaca baxay dib u xureynta




DHACDO War Cusub: Gabadh uur 5 Bilooda leh oo Khasab Looga Qaaday Ninkeedii, Loona Guuriyey Inaadeerkeed (Daawo Naxdin)
- Apr 23, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Khadar Mooge mursal waxa uu kasoo Jeeda Beelaha Soomalidu ay Hayb soocdo ...
DAAWO Daawo Video: Argagax ka dhacay dalka Maraykanka kadib markii Wiil Soomaali Diyarad taayirked galay & Waxa dhacay
- Apr 23, 2014
Wiilkani ayaa da.diisa lagu sheegay 15jir oo ku nool San Jose Gobolka California ee ...
gabadh daawo Daawo Video: Dalka maraykanka Gabar Somaliyeed Oo Macalinkeedii Fal xun Ku Sameeyay & Xiisad cirka gashay (Video)
- Apr 23, 2014
Gabar yar oo Soomaali ah oo xanuunsan oo ku nool dalkaas Mareykanka ayaa waxaa ...
siilanyo Video: Horn cable Tv maamulka Siilaanyo Oo Mar kale Argagax Ku riday maamulka Garoowe Iyo Hanjabaad Cusub ! (Daawo)
- Apr 23, 2014
Xiisad xoogan ayaa ka dhalatay kadib markii maamulka Puntland uu sheegtay inay usoo goosteen ...
maxamuud sheekh Deg deg Ah: Ergooyinkii oo la qaybsaday Wararkii ugu danbeeyay Taleex (Maqal)
- Apr 22, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya maagalada taleex ee Xarunta Maamuka Khaatumo, ...
dood daawo Daawo: Dood Kulul Puntland, Khaatumo, Somaliland & Sirtii ugu Cuslayd oo lagu Soo bandhigay & Waxa dhacay (Video)
- Apr 22, 2014
Taleex (Kalshaalec.om) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa  dood ku Saabsan Degaanadda Khaatumo,Weerarkii Somaliland ay ...