Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Tuug Basaas Baad Tahay,Iyo Adigaa Basaasa Xirsi & Faysal Warabe {Maqal}

Kalshaale Online- Waxaa caawa warbaahinta laga dhagaystey hadalo ay hawada isu mariyeen faysal cali waraabe iyo wasiirka madaxtooyada  Aqalka Siilaanyo Xirsi xaaji cali (Toorile)  kuwaas oo haddaad dhagaysato aad ugu qosoli doontid.

HALKAN KA DHEGAYSO COD 

Iyagoona midiba midka kale ku tilmaamay Basaas iyo aflagaadooyin kale Oo Ay Hawada Isumarinayaan Labadoodu, Waxaana Siwayn Ubahdilay Faysal Waraabe Mr Xirsi Toorile.

Amuurtan ayaa waxay kusoo Beegmaysaa Iyadoo Faysal Cali waraabe Laga Reebay, Xubnaha Siilaanyo uga Qayb Gelaya wada Hadalka Ay la Leeyihiin Dawlada Soomaaliya.

faysal iyo xirsi

 


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (18)

  1. samadoon somali doon says:

    ninkaan xirsi xaaji cali waa alshabaab inuu alshabaab yahay hadalada kasoo fakfaknaya eega koonfurta koonfurta ayuu ku hayaa waa memeber alshabaab ah oo dowladda somaliland hadda gacanta ku haya dhaqaalaha iyo sitna siiya alshabaab si eey u laayaan shacaba soomaaliyeed ee koonfurta isgaoo hadaf gurrcan wata

  2. Isaaq Wase (BUUHOODLE) says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    tuug tuug dhashay kkkkkkkkkkkkkk

  3. Qaali Dagan says:

    hhhh hhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

    walalahay cadi maaha faysal waa lagu tufay kkkkkkkkkkkkk

  4. Quruxda Muqdsho says:

    WAR BAL TUUGTAA ISAAQ ” SIDAY DAWLADA UCAAYAAAN DHEGAYSTA

    WALAAHAY WAA IN LAYSKA DHICIYAA ISAAQAAS

    DAWLADUNA AY KHAATUMO STATE TAAGEERTAA

    • geel jire says:

      Saaxiib Quruxda Muqdisho. dawlada aad shhegaysid xagee bay jirtaa? iyadii baa ku nool caydh iyo Afrikaan ku ilaaliyo Muqdisho.riyadan dheer ee aad ku jirtaan ka toosa. khaatumo state internetka ayaa laga yaqaan meel kale ma jirito

  5. Fatima says:

    WAA NIMAN WAAWEYN OO TUUGANIMO KU SHAQEYSTA. ISAAQNA CAQLI AY KA GAAREEN IN AY KOONFURTA BURBURIYAAN SI AYAGU NABAD U HELAAN.

    FIIRI NIMANKAAN ALSHAYDAAN MADAXDOODA UGU SARREYSA WAA ISSAQ WALIGOODNA LAMA QARXIYO? SOOMALILAND? LAKIN MUQDISHO MID AY LUG JARAAN IYO MID AY GACAN JARAAN. DHAQTAR IYO AQOONYAHAN KUMAA HARIN WAA LADILAA.

  6. Gariland dland says:

    Isaaq waa bastard kuligood oo habar ayaa wada dhashey aabo maleh

  7. Darwiish says:

    Iidoor waa dad uray oo nacasnimo iyo somalidiidnimo iyo gaalo jacayl diluutay , war naga aamusa iidooryahay uraysa , nin germana oo gaala aaya naagaheena wasaya oo AIDS ku reebay markaasay kuunfur kuunfur iyo somalidiinimo la nacnac lahyaheen..war amuusa iidooryahay waalani ,waa waa waa iyo nac nac badana..kkkkk

  8. mohamed says:

    waraabe si fiican bay u gaalan wali waxaan filaynay arintu inay intaa ka si xumaato

  9. Hargeisawi says:

    Waxa qosol ah sida foosha xun ee aad Isaaq u caayaysaan …laakiin nin caytama waa nin laga adkaaday oo liita markaa caydiina anaga waxba naga qaadi mayso waxad na tusaysaan un inaanu idin karbaashnay ….ta kale qoladiinan Daarood dhulkiinii baaban ku fadhiyaa ee maad taa ka dhiidhidaan intaad laba nin oo Isaaq ah oo.aad beri arki doontaan iyagoo labada dhaban iska dhunkanaya aad ku mashquulaysaan hadaladooda Siyaasadaysan? Kkkkkk

  10. dalnuurshe says:

    Saqiir iyo kabiiir culumadooda iyo caamadooda waa isku mid maku arkaysid mid mid dhaama garac inay yihiin layskuma haysto
    Horaa looyiri iidoor waqasshle iyo gaalnimadu waa labo walalaaa taniyo wacadka aaqiro layaab maleh dadkaan iidoodoorkaa waa duliyiiinta geeska africa

  11. Muwaadin says:

    waxa fiicnaan lahayd in hadalku noqdo mid ka fog caadifad iyo nacayb ama ciil. waxa fiican in si xadaarad leh wax la iskugu sheego lana daayo cayda reeraha duriyada reer Sheekh isaxaaq hadii kale afkaa dadka qaloocanaya

  12. Abdi rashid says:

    Gadane dhaqaalaha lagahelo dagada iyo garoomada ayey siijireen si aaysan koofurtu udagin lkin ale ayagi uu iskudiray. Godane hada meel hageeyeen. Waa ugadhamaatay aduundanbe godane jeegadaaqananaynaa sirtana wuu kashifidoona lkin faysal waa nin ween hayimaado. Oo dowlada geeshakaraaco. Siilaanyo waa bahdilay walh kista yar oo turkiga uu siirabo ayaa loodiidayaa kkkkkk sorry. Faysal

  13. yussuf says:

    Maxaa igu diray dadka aan lahayn caqliga
    Siday waxidink yihiiin

    Ma’waxaad aragtay dad ku dhiiran xaq
    Darada,;isugu yeeraya dulmiga xalaashaday
    Xoolaha dadka masaakinta ah
    Ugargaaraya (dhiigyacabka)
    Dhamaan waa daalamiin
    Hawiye waa sidaas oo kale

  14. dhasheeg says:

    war maa ceyda iska deysaan soow alle idin ma leh

  15. warsamew says:

    Allah Xaqii baa dildilaacay KKKKKKKKKKKKK tuugtii u heshiisay ummad Islaam ah in ay waxyeelaan oo cuqubadii ka soo ifbaxday daya. Allow ALLE waar ma yaabteen waxa la sooqufay.

  16. nuuradiin says:

    yaa isgaarayba waa arimaha loo baahan yahay maalin dhowna marka la dhaho soomaali raaca oo qasaba waxa ku dhaca u fiirsada




dareenka Horn Cable: maxa kala qabsaday Axmed Madoobe, RW Cabdiwali & Bare Hiiraale
- Apr 17, 2014
Kismaayo (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnamijka dareenka shacabka oo lagu lafa gurey booqashada ...
HANBALYO Hanbalyo Meher Wacan: Abshir Maxa’ed Cabdi & Samsam C/raxmaan C/laahi
- Apr 17, 2014
Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxaan hambalyo iyo tahniyad aan ...
GARAADKA  WARYASI WAR CULUS: Garaad Jaamac oo Waraysi Siiyey Universal, Dagaalkii taleex, & Wixii Dhashay Iyo Arimo Qarsoonaa ! (Daawo)
- Apr 17, 2014
Garaadka Guud ee Beelaha SSC garaad Jaamac Garaad Cali oo lahadlay Tv-ga Universal ayaa ...
taleex dareenka Deg deg Ah+Daawo: Dareenka Shacabka Magaalada Taleex & Firxadkii ka dhacay
- Apr 17, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Xaalada Magaalada Taleex ee Xarunta KMG ee maamulka khaatumo ayaa waxaa kasoo ...
KK HABAR JECLO Daawo+Qosolka: Amin Arst oo Arin yaab Leh ku Sifeeyey HABAR-jeclo & Siilaanyo
- Apr 17, 2014
Buuhodle (Kalshaale.com) Iyadoo dhowaanahanba Beesha Isaaq uu dagaal Xoogan ka dhex taagnaa, Si gaar ...
FADEEXO CUKUSE Daawo Video: Fadeexo Hadhaysay Wasiir Cukuse kadib markii gabdho ku dhegeen
- Apr 17, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa muuqaalka Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeisa Cukuse oo ...