Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Top: Qori Zuug ah oo Rasaas Ridi Rabay Isagiina Balaayo Lagu Dhigay (DAAWO)

Maleeshiyaadka mucaaradka dalka Syria ee la dagaalamaya madaxweeynaha dalkaas Mr.Bashar Al Asad ayaa waxaa la sheegay dhanka qibrada ciidamada in looga qatar san yahay. 

HALKAN KA DAAWO VIDEO 

Mid ka mid ah Tiknikada maleeshiyaadka Mucaaradka dalka Syria ayaa waxa uu damcay inuu Rasaas ku rido goob ay difaac kaga jireen ciidamada Madaxweeynaha dalka Syria Mr.Bashar Al Asad waxaana Qorigaan oo ahaa nuuca loo yaqaan ZUUGA la soo qabad siiyay Rasaasta Taangiga iyo Sawaariiq kale oo darandoori ah.

Maleeshiyaadkii watay Qoriga ZUUGA ah oo jihada laga dhumiyay waxa ay waayeen fursad ay ku ridaan Rasaasta qoriga ZUUGA oo ay markii hore cabeeysteen ka dib markii la tusay wax ka daran.

suug


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (1)

  1. seyfullaah says:

    kkkkkkkkkkk




daawo muuqaalka DAAWO+WARBIXIN: Qaylo dhaan ka timid Warsheekh & Muuqal murugo badan Leh
- Apr 19, 2014
Hay’adda ICRC ayaa soo saartay warbixin ka hadlay xaaladda biyaha ee Soomaaliya, waxayna warbixinta tilmaamaysaa ...
BARRE HIIRAALE Dhegayso VOA: Coll Bare Hiirale oo mudo Kadib hadlay, Kuna dhowaaqay dagaal ka Dhan ah Axmed madoobe & Su’aalo kulul
- Apr 19, 2014
Kismaayo (Kalshaale.com) Korneel Barre Aadan Shirre Hiiraale ayaa goordhow ka hadlay booqashada ra’iisal wasaaraha uu ku ...
garaad cabdisalaan War Cusub: Shirkii Isimada Boocame oo Qodobo yaableh laga soo saaray (Maqal)
- Apr 18, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Sida la wada ogsoon yahay waxaa ka socday mudo shir wada tashi ...
saylici Video: Ku Xigenka Siilaanyo oo Sir culus Bixiyey Markuu yimid & Madaxwaynaha ETHOPIA oo ka hadlay Weerarkii Taleex
- Apr 18, 2014
Hargeisa (Kashaale.com)  Abdirahman Abdallahi  (Saylici) Madaxwayne ku Xigeenka Maamulka   Axmed SiilaanyoAyaa Markii Ugu ...
AFHAYEENKA War Culus+Daawo: Dhoolatus ciidanka, & Afhayeenka KHAATUMO oo udigay BBC !
- Apr 18, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Afhayeenka maamulka khaatumo maxamuud shiikh cumar ayaa dhaleeceeyay laanta af soomaliga ee ...
coll indhosheel TOP NEWS+DAAWO: Madaxwayne Coll: Indhosheel Idaacada Muqdisho, Puntland, Somaliland +Fariin dawlada Xasan shiikh
- Apr 18, 2014
Iyadoo dhawaan degmada Taleex ee gobolka Sool weerar ku qaadeen Maleeshiyada maamulka Somaliland xiisad ...