Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

IKRAAN CARAALE oo Kacday, Muqdisho Iyo Calankana Hees Uqaaday (Daawo)

Fanaanada Ikraan Caraale Oo Dhowaan Lumisay Shacbiyad Xoogan oo Dhanka Umada Soomaaliyeed ah, Kadib markii ay Hees Ku Cayday magaalada Muqdisho, Sidoo kalan Tacsi Ku Dirtay Iyadoo Xidhan Qamaar Calanka Siilaanyo ah, ayaa Amuurtaasi Taageero Yaraan Ku Riday Dhanka Soomaalida ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Fananada Ikraan Ayaa Soo Qaaday Hees Ay Ku Aamaanyso Calanka Buluuga ah ee Soomaliya, Taasi oo ka Dhigan Raali Gelin Madada Soomaaliyeed iyo Magaalada Muqdisho.

Xeel Dheeryaasha Dhanka Fanka ayaa Sheegay Inay Heestan Soo Kaabayso Taageeradii Horay ay Uga Haystay Shacabka Soomaaliyeed, Laakiin waa Hadii ay Halkaas Kasii Wado Wadani nimada.

ikraan

 


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (22)

  1. amran Cali says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ikraan hada waa kula shaqayn karnaa

  2. Wiil Howd says:

    kalshaale.com funy funy qoraalka ayaanba ku haystaa kkkkkkkkkkkkk

  3. WAR DHEER GIRL says:

    Ikraan soomaalida kuma aaminayso wali ,,,,

  4. Burco says:

    war Gabadhii Naga fidneeye JAMHUURIYADA AYAY KU FIICNAYD HEESTEEDEU

  5. Hargeisaawi says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  6. sos says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKK, WARYAA WAA TII NAFYAR OO BUSAARADI IYO TAAGEERO LA.AANI QABSATAY OO HADA TAAGEEO RAADINASA, LAAKIN HADA WAA LAGU TAAGEERAYA WELCOM …..

  7. Abdisalam says:

    Heestu waa hees fiican waxaa diley Hal eray oo
    ( Carshiga aan ku mataaloow )
    Hadii aad Iga maqlaysaana waxaan Oran lahaa
    ( samadaa la cayaaroow )
    Amiga oo ah abwaan soomaaliyeed
    Magacayguna waa( Najax )
    Wax carshiga alle Lagu matali karaana ma jiraan

  8. Ikraan luxe says:

    xaywaan waa in lagu jihaadaaaa tan cal kale Malayan waa dhilo wenaatay oo qabiileel ku shaqeesto somali hees kagama baahno nafyar ee adiga lafahaaga wax ucun

  9. wiil sade says:

    heestii hore tanaa xaal ugu filan ee ii daaya fanaanada ikraan maxamed walaal halkaas kawad fanaanad lajecel yahay noqo

  10. wiil sade says:

    caydu waa reeban tahay gabar lama caayo mida kale ikraan waa marwo uu nin somali ah qabo ee kaxishooda dadku waa qal damaa qaladka waxaa lahaa cidii u dhiibtay ee daaya gabadha way naxaal marisay ee walaal waad mahad san tahay

  11. gabar galgaduud says:

    haday xal mariso somalia wan cafinaynaa waxan leenahay sodhawaw ikraan

  12. dulqaad says:

    soo dhawoow igraaneey soomaalidu maniyad xuma maqaldamana waa ilaaheey hadaad soo noqotay waanu kusoo dhaweeyneeynaa

  13. warta nabada says says:

    ikraan nafyar markan waa ku tageeri karaa

  14. maxamed Xandule says:

    Aniga qof iga taqaano majirto, waxaa isla degan nahay West ealing-London. Boycot this girl, she is LABA-WAJIILE. Wadaniyadna ma aha. maadama ay tahay qof soomaaliyad ah, haddii ay sii wado wanaajinta wadanka iyo Calanka Buluuga ah, waan kasoo fakiraynaa. laakiin For now just ignore and BOYCOT her.

  15. mulaxo says:

    MARKI HORE NA FANANAD SUQLEH MA EHEYN OO HESTI CAYDA EHED WAXEY KU RADINEYDAY SHACBIYAD EY KAGA HESHO HARGEYSA MARKI EY KA WEYDAY RER HARGEYSA SHACBIYADI EY KU RADINEYSAY CAYADA DADKI EY KA DHALATAY YEY ISTIRI U NOQO RER MUQDISHU MARKA INA CARALEY WAXAN KU LEYAHAY MUQDISHU KUMA BAHNA SHACBIYAD NA KAMA HELEYSID OO WAXAD NOQOTAY TARICH LA ILOBAY EE AWALBA MA ADAN EHEYN FANANAD WEYN EE WALBO NOQO GURI JOGTO ILMA KORISO NOQO HOYO WANAGSAN ILEEN FANKI KU QASARTAYE

    • maxamed Xandule says:

      TOTALLY AGREE MULAXO. Si fiican ayaa ula hesha. well done.

      IKRAAN CARAALE AAN KA DHIGNO TAARIIKH HORE OO LA ILAAWEY.

  16. khalid says:

    TAN JIRJIRAALE WAAYE WAA IN LAGA FIIRSADAA.

  17. Isii sisinta says:

    Carale waan kuu codeeyey huuno cafa laahi camaa salaf welcome back still we need u cayda ka daaya cadeey thngs a lot 4 heesta I liked

  18. Bintibursaliid says:

    Ikraan noolooow waa hees qiima badan hadana cadeyneysa in ayasan cidi kaa xigin calanka iyo muqdishaba soomaalida waxay tiraahdaa baroorta orgiga ka weyn waa jiraan dad xanuunsan ee Ikraan u neceb qabiil ahaan balse an iyada necbeen kana dhigaanaya marmarsiiyo dacayada Ikraan balse ujeedadooda ka weyn tahay in taas waxa jira rag waa weyn oo gumeyste dabada ku wato oo u adegaaya una ah qabaano hadii run laga shegaayo jeceelka calanka maxaa kuwaas lo dacayadeen waayey iska daa in wax laga shegeeamaan ayaa loogu daray marka soomaaliyeey naga daaya sheekada raqiiska ah Ikraan maxamed caraale waa gabar ka soo jeedo muqdisho cid ay u soo mareyso qaranimada soomaaliyeed majir to hees taana macnaheeda ayaa ah dadkii qaladka ka fahmay in ay u cadeyso fikirkeeda balse dad ayagaba soomaalinima dooda shaki ku jiro uma daba fariisaneyso calanka buluuga iyo muqdishaba ee tiisa daryeela ayaa tukale ku daree idinka is xisaabiya

  19. Bintibursaliid says:

    comment laabd waxa jeclaha in an way diiyo wabka waagacusub dhowr su’aalod
    1= Ikraan caare iyo xasan daahir ( xasan argagaxiso) yaa danbi galay ?
    2= hawiyaha aad sheeg taan xagee ku ogeydeen iska daa qabiil dhan ee la yiraahdo hawiyee maamulkii Galmudug ee xaqa ahaa maxaa u tageeri wayseen ?
    3= waxa dacayada raqiis ah ka sameysaan soomaali oo dhan marka su’asha ayaa ah yaa walan ma magaca soomaliyeed mise idinka ?
    4= maxaa idinku kalifay in aad wixii ka soo hara ( tima kala jeex ) aad ka dhigtaan wax an jirin ?
    5= waxa aflagadeyseen haween badan sida lawada og yahay maxaa idinku kalifay in aad caysaan waliba ijafeen iyo mid shasi ah ugu geysataan dumarka hadaad in yar wax isku faleysaan ileen gabar lacaayo waliba wab lagu caayo waagacusub ayaa ugu horeyeee xagee kala timadeen dhaqanka nocaan ah ? ileen soomaalidii afkaa juuqda gabaye

  20. jim jam says:

    ikraan markii hore way qaldantay waxayna ku hadashay afka dhalinyaro badan oo la marin habaabiyey oo calan kale loo sameeyey ay ku hadlaan maanta se haday toobad keentay waxaan odhanayaa ikraan dugso calankaaga soomaalyeed wax kuu dhaamana ma jiraan viva soo maaliya iyo calankeena buluuga ah

  21. PUNTLANDER says:

    Gabadhu khalad ma galin markii horana calankana may caayin hadana waatan u heesaysa waxa lagu haystana waa muqdishay cayday waana la caayi karaa muqdisho maaha xaramki calanka somali oo dhan baa leh lkn muqdisho maaha meel somali ka dhaxayso marka marna ma khaldanayn yartu ee daaya




MADAXWAYNE War Yaableh: Xildhiban kale oo maanta Lagu dilay Muqdisho & Sir culus (Maqal)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan C/casiis Isaaq ...
xaaji cabdi waraabe Video: Xiisad Hargeisa ka tagan Jaamac Garaad Ismaaciil & Walaalkii, Odayashii Isaaq oo dhex galay Iyo Ceebta (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Meel lagaa jecel yahay hadaad ka tagto waxaad la kulantaa waxaan ku ...
DAAWO CIIDANKA Deg deg Ah: S/land oo Beenisay Ciidankii Isku dhiibay maamulka P/land, Cadaynta Muuqaal-Laga Duubay ! (Maxay Wataan)
- Apr 22, 2014
Garoowe (Kalshaale.com) Maamulka Somaliland ayaa beeniyay war ka soo baxay maamulka Puntland, kaasoo ahaa in ...
HODAN Daawo: Hodan C/raxmaan oo Laga daba Dhacay markay ku heestay xijaab (Video)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa muuqaalka Heesta Xijaab Iyo Codkii Fanaanada  Hodan Cabdiraxmaan ...
xiisad Dhegeyso VOA: Masuul katirsan Dawlada & Laba Qof oo la Gowracay & Al-shabaab Oo Qabsaday Xarun Ciidan (Faah Faahin)
- Apr 22, 2014
Baydhabo (Kalshaale.com)-Wararka saakay naga soo gaaraya degmada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in halkaas ...
1 Topnews: Ciidamo & Gaadiid Ka goostay S/LAND oo Isku dhiibay Puntland, halkay Kaso Jeedaan & Sir ay sheegen (Daawo)
- Apr 22, 2014
Garoowe (Kalshaale.com) Ciidamo hubaysan iyo laba Gaari oo ah nooca dagaalka,oo kaso goostay maamulka ...