Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DEG DEG Waraysi: Dagaal Dhexmaray Raaskambooni Iyo Kenya (Dhegayso)

Dagaal u dhexeeya Ciidamo kasoo gadooday Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe Iyo Ciidamadda Kenya ayaa maanta galinkii hore ka dhacay duleedka degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

DHEGAYSO DAGAAL CULUS

Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhasheen Khasaarooyin iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Ciidamadii gadoodsanaa ee Mamaulka Axmed Madoobe.

Mid kamid ah Saraakiisha Hogaaminaysa Ciidamada kasoo goostay kuwa Axmed madoobe ayaa  sheegay  in ay ku kaliftay inay soo goostaan kadib markii ay arkeen dhibaatooyin ay gaysanyaan Ciidamadda daacada  u ah Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe, sida uu hadalka u dhigay.

Ugu Danbayntii Wuxuu Sheegay inay Gaadhayaan Ciidankooda 5o Ayna Saaka kusoo Biireen 7 kale oo kasoo Goostay Raaskambooni oo ay ku Jireen, Ayna la dagaalmidoonaan Kenya.

dagaal kismayo


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (24)

  1. Qaali Dagan says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    walee kenya waa in layska qabtaa

  2. XOG HOOSE says:

    Dagaalkan waa dhacay kalshaale.com waxaan ku Jeclaaday wararka top ka ah

    guulaysta asxaabta kalshaaloow

  3. Anti Hawie says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Kooxdan waxba unoqon maayaan xoogaga Raakambooni waana lasoo Qabanayaa

    GUUL RASKAMBOONI – JUGTA CULUS

  4. CAABUDWAQ GILR says:

    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

    OGADERN MAANTA HA GARTEEN DHIBKA KENYA MARKAY DUSHA UGA BAXAAN

    VIVA BARE HIIRAALE & DAWLADA SOOMAALIYA

  5. Kablalax says:

    Aaabihiin wasa iyo boontii diin dhashay, raaskaamboni iyo kenya waa mataano, wax dagaal dhacay male ee kaalay idinku ladagaalo raaskaambooni indhagumeedyahoow wecelka ahi

  6. Dhoore says:

    Nasiib Darro waa ceynkaan, Somalia Somali ayaa leh waxkasta oo dhaca ee dadnimada shisheeye lagu dufaaco maxay macno leedahay Qaraabo!!

  7. dulqaad says:

    raaskanbooni iyo Kenya waa walaao kuma lahoo yaab badanaa weligeey waan maqli jiray cagdheer caqligeedu waa hooseeyaa

  8. jubbalander says:

    xasan xoolo iyo saacid sacsac waa ay dayn waayeen jubaland anagaa u nool nala dhaxlimaayo anagoo joogna oo jirna jaw wele tani alamtara oo dhaaftay

  9. mahaal says:

    Hiiraale iyo heybtiisa baal dahab ah ayey ka galeen difaaca dalka.doqomanka ciridka cad ee walaalahood ka saftay.waxaan sugaa halka ay ku dambayn doonan iyo faroole.

  10. Kalexo says:

    Cagdher abahagi midganka aha ayey ka cagajiyen kismanyo hadu sogalo bare dhusaweyne kismanyo wey oga dhamatay

  11. silkaawe says:

    wadhyaadhaheen nimankan Daarood cay badanaa miyanay Illaahay ka baqayn waar miyaydaan arkayn walaalahiina reer Somaliland ee cidkastaa ku dhex nooshahay dir iyo daaroodba waar is daaya oo meel dhexe isugu kaalaya ama aanu idinkala dhex galo.is dayn maysaane weligiin idinkuun baa dadka dioli jiray dadka dilka baray.

  12. Isaak says:

    Dulqaad naagaha yaanayaqaana inaan cagdheernahay naaga waxbaantusnay ee adiga mawaxbay kutusen midakale adba kaad walaalkakadhiganhayso waabaantuu marka aankala kaashano keenii xoogbatana hala arko mida

  13. Isaak says:

    Kalshaale.com waad mahadsantihin laakiin waxaad ilaalisaan anshaxa saxaafada hadaadoon taandhinac lasafta sada hadaba aad wahawiya ha aad ulasafantihiin thunk you

  14. fadumo says:

    silkaawe nacalaa adiga iyo soomaaland ba ku yaal ey ey dhalay oo garaca baad tahay yaa kugu dhex nool inan gumeedyohow tuug siga badani ee geeyada meesha ku jira

  15. wiil hiraab says:

    mar dhaw jugta cululus wey bilaabaneysa birlabkii dagaalkuna wu kuso biirey walee mareexan ban garab waayin xaniinyihi hiraab ba kulmoo xaalaku kululaa hawlgalkii loogu magac darey halyeey shabeelna wu bilaabana dheesha dheel ragi indhaha cas casaa iyo sawaaxili weey is arkayan nacalaa igu yaal hadaan lo aar gudin shacabki kismaaya lagu gumaadey guutooyin sawaaxilaya hadaan eeya ku casheeynin sawaaxiliga maagiisiyo siriq amxaar qooley dabadhilif ogaaden iyo maan yare majeerten saarka waa laga tumaaya in sha allaah yaan abeed abeed abeed lagu waalan wiilasha indhaha cas cas markeey yimaadan

  16. Wiil muqdisho says:

    Walaahi waxaan la yaabanahay qabiilka sida uu dadka lafaha uga galay qofki qabiil caaya isagana kiisaa lacaynaa marka maxaa faaiido ah oo ka dhalan karta in lays caayo
    Mida kale soomaali way dagaalantay way dagaalami jirtay laakiin waxaa taariikhda ku cusub in ajinabi lagu laayo dad soomaali ah gabdhaheeni sharafta iyo quruxda badnaa ay adoon iyo xabashi kufsadaan
    Waxaa kaaga sii daran kuwo soomaali isku sheegaayo inay difaacaan adoon iyo xabshi ayna yiraahdaan walaalo ayaan nahay
    Waxaan ku soo gabagabaynayaa hadii aad sanwayn walaalo tihiin anaga walaalo ma nihin adoon dalkaana waxaa iskaleh soomaali haduu jaceyl kuu hayo adoonta ogow waxaa tahay cadowga soomaaliyeed

  17. Fatima says:

    WIIL HIRAAB IYO WIIL MUQDISHO,

    ORDO OO XAMAR KA TALIYA, ADIN KUBA UGAANDHAYS BAA WALLALO NOQOTEENE, ITHOPIAN, JABUUTI IYO ALSHABAB. MAXAA IDIN TUSEY KENYATIGA WAA SU’AAL?

    DADKA LA LAAYEY DOWLAD ISKU SHEEGA SOOMAALIYA BAA LOO HEYSTA. AYADAA KU SOO DUUSHEY KISMAYO IYO ALSHABAB. ADUUNKANA RAALI BUU KAYAHAY IN AAN ISKA CELINO ALSHABAAB IYO WIXII RAACSANBA. MA DAD KALAA LA DILEY AAN OGEEYN?

  18. Fatima says:

    I THINK KALSHAALE

    WUXUU KA SOO QAATEY QORAALKAN HAWIYAHA. KALSHAALE WAA CEEB IN AAD SOO QORTAA HAWIYAHA NAFLACAARIGA AH DACAAYADOODA.

  19. kulan says:

    fatima gabdhaha somaliyed ee kenyanka kufsaden hadi ad raali katahay alshababna adku shegtay wale adoonti wali wey jogan dalka bahalkina wakugu yala doqontiyey mid kale cagdheer waxey hilmamen in hawiye u iska saray 125 kun oo askar itobiyan ah bal kenya hadi ey itobiya kadagal badantahay an aragno marexan kaligiis aya 4 maalin idinla dagalayay cagdheer iyo kenya hawiye maxat umaleynesan hee rag waweyn oo ilmo yaryar bursanayan wala arka walahi heheheheheheh

  20. qalanjada hawiye says:

    Tan fadumo isku sheegtay waxaad hadashay rayigaaga dhan naa waa adiga hawiye ku waashaye cudurka hawiye oo idinku jiro indinkama baxaayo abid ee waxaan ku sheegayaa hawiye ma uu idiin fara qaadin hadaad tihiin absame ee caga dhigta hadii aad warkaan deyn weysaan way idinka raaceysaa nacasiin afba hawiye ayeey ka dhigteen ileen waad ogtihiin hawiye in uu hawdiina kicinaayo hadu faraqaado hooy afka isla hela hawiye xanaxow nafta waaa

  21. gabar Hawiye says:

    Kkkkkkk walalalhi weey kadhamatay daarood daba caanbaarlee hadeeba soo kaxaasteen keenyaan waa aaway moorgan iyo ragii daaroood mideey dhamadeen. War iska maceelinkartaan mareexan habag majeerteen iyo faroole hadad isisoo bahasataane meel jooga yaaniidhaha

  22. gabar Hawiye says:

    Qalanjada Hawiye habartaan fadumo ceebteeda madan ee waa cadadeeda in eey Hawiye afkeeda dheerkutagton nin Hawiye ah beey jeceeshahay kkkkkk waxeey rabtaa mugdisho seey kutagilahaad ee fiiso u soodiir abaayo lkn fadumo waa in eey isbaartaa sababtoo ah etoobiyaan iyo sawaaxileebeey la nooshahay edhis waa inn lagabaaraa inteesan fiisaha losoodiren kkkkkkkkk

  23. gabar Hawiye says:

    Aalaah hadaan arkay waaa. Guul noosoohooyatay hadii sankadhuudhu iyo ciidamadeenii dagalamayan Alx faroole iyo habar majeerteen weey u dhaamaatay masha alah anagu far aan leenahay saarimeeno lkn waa tageereenaa waxakasta oo keenya lagula dagalamayo ceel qaboow cadaabtii gaal Habrihii daarood oo alabariga suubinayay weey qasareen kkkkkk fuck you daarood daba caanbeerle marka laga heebo mareexan




axmed hoolif War Culus: BBC Jaamac Garaad Ismaciil Oo Xilkii Looga Xayuubiyey Laascaanod, Waraysi Caaqil Axmed Hoolif (Dhegayso)
- Apr 21, 2014
Caaqilka beesha Jaamac Siyaad ugu da'da weyn ayaa maanta kaga dhawaaqay BBCda in xilkii ...
BANAAN BAX Daawo: Banaanbax ka dhacay Boocame Beesha Isaaq oo loo digay & Tageerada Khaatumo State & Shirka Taleex (Video)
- Apr 21, 2014
Waxaa Magaalada Boocame ee Gobolka Sool ka dhacay Banaanbax Balaadhan oo Looga Soo Horjeedo ...
mahad Sir Culus+Daawo: Mahad Cambaashe oo Hargeisa Ka baxsday & Xiisad ka taagan Jaamac Garaad Ismaciil oo Cirka gashay
- Apr 21, 2014
Laascanod (Kalshaale.com) Wararka naga soo gaadhaya magaalaga Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in uu ...
DR GALAYDH War Cusub +Video: Berde Khaatumo oo La Buux Dhaafiyey Iyo Prof: Galaydh oo Qudbadii ugu adkayd Jeediyey ! (Daawo)
- Apr 21, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Kadib markii wafdi Balaadhan ay maalintii shalay soo gaadheen magaalada Taleex ee ...
FARMAAJO Topnews: Kulan Laysku Arkay Farmaajo & Siyaasiyiin Caan ah Afka furtay (Video)
- Apr 21, 2014
Dood Cilmiyeed xiiso badan oo loogu magacdaray Fagaaraha ayaa wuxuu ka dhacay Dalka maraykanka, ...
QARAX War deg deg: Xildhibaano lagu Qarxiyey Muqdisho, Dhimasho & Dhawac (Maqal)
- Apr 21, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Xilibaan ka tirsan Baarlamanka DF oo lagu magacaabo Isaaq Maxamed Riino ,ayaa ...