Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DEG DEG: Dhegaysi “Beesha Habar Gidir Oo Gadooday, Digniin Culusna Dirtay !!

Maanta waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Beelaha Habargidir, kulankaasi oo ay kaga hadlayeen xariga Xasan daahir Aweys.

Kulanka waxaa ka qeyb galay Odayaal, Waxgarad, Siyaasiyiin ka tirsan beelahaasi oo Siwayn uga Xun Qaabkii loola Dhaqmay Xasan Daahir iyo Wafdigii Soo Qaaday.

HALKAN KA DHEGAYSO COD 

Abuukar Sheekh Cismaan oo ka hadlay muhiimada kulanka ayaa yiri”Habargidir waxa ay dalbaneysaa in dowladda ay jawaab ka bixiso xariga Xasan Daahir hadii kale ay jawaab ku haboon bixin doonaan”

Kulan Xoogan ayaa Sidoo kale wuxuu Ka dhacay Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb Ayaa Fariin Culus Udiray Dawlada uu Hogaamiyo Xasan Sheekh.

Amuurtaan Ayaa Timid Kadib markii Dhowaan Dawlada Soomaliya ay Jidhdil Ugaystay Qaarkamida Dadka Biri Magaydada ah, ee Soo Qaaday Xasan Daahir Aways.

deg-deg5


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (55)

  1. ciyal wardhigley says:

    kkkkkkkk habargidir xeeyraban ma xasan dahir ey dad nooga dhigeen anaka didnin culus ku lahaa war anaka xasan dahgir dad hanoga dhigina habargirna waa kii layey shalay hawiyana manta meshay gobalada somaliya gadahan yihiin wakan dhigay ma xasanad dad nooga dhigteen war waxd waxad rabtiin sameeya taas mar marsiyo aan u araganaa sxb iyo inad hawyie colad ka dhex abuurtiin habargidirey waligeen hawiye colada idnkaa u bilaabo idenkaana cuuryaamiyey nacalaa waxaa tihiin ku yaaale habargir marna argagixiso ayad haiye ku layseen marna hogamiye kooxeed lakiin walahi taas idnkama yeelano habargidirey habarteeeed ey ka tahay FARTAAA TAQAANIN QORA HAWIYO OO DHAN SAF OO IDNKA NOQONAA WALHI HABRGIDR LEE MAA ANAKA MAGACA HAWIYE MALNKASATA BURBURINAYSO WAR WALAHI HADAA ISKU DAYDIIN ANAD DAWLADA BURBURISIIN SIIDA NIILA WADO DAROOD AA NIIGULA GEEEEYNAAA.

  2. Fatima says:

    CIYAL WARTA, magacaagaan ku farxey sxb inkastoo colaad nakala qaadey, Ninkii ceelasha kugurey caruurtii dugsiga dhiganeysey baa maanta dad lagaaga dhigayaa. Taasi waa qalad, lakin dowlada siyaasad mataqaan waxaa larabey odayashi lasocdey oo keeney cadaado ka soo raacey in layiraahdo waa mahadsantihin. Iska baxa. In ladilo oo laxiro waa laga fiicnaa.. Taas baan suubinlahaa aniga. Lakin Hassan dahir in lugta lagooyo mar gacanta, kadibna ceel lagurido.

  3. Iftin says:

    Waxaan ushegaa dameer wadaha meshakaceytamayo waxanleyahay sakiinlaq ee catar iskagadaji hadan gadan karina muxog iskagadaji habargidirna hacunin waxay rabto ayeykasamaysane magaladad dameraha kulahanjirten ayey waxay rabto indinkusamayn

  4. nabadoon xaad says:

    @ciyaal dhardhiigley@@ ina dad caayi kartid uunba sheegtay sxb hada xasan daahir wala siidaayay cid heeysan kartana malahan wadaadka habargidir iyo tuugodaba cid juuq u oran kadhaa majirto ama calaacal ama isk daa rag cadkooda xoog iyo xeeladba kuso dhacsanaayo weeyan madarkicis hiraab kkkkkk adiguse xaarka cesho laascano halaso xoreeyo kadib dadkale lahadla balse waan kugarab siin lahay hada laascano sodhac saneysid majerteen kula dhashay anaa kaga roon oo waxbana kuu dhimin dhibkaagana ku faraxsaneen maamulka dhisateen khaatumo stete aqoon san marka nakala daaya xarfaaney dadkalaa xisaab igala dhexeeysaaye caligari adeer yaashen waye tolna wanahay dhulbahantow nookala qaada qaraabana waanahay reer bari iyo dadkalaa arin isla meel dhigeynaaye

  5. khalid says:

    HABARGIDIR ISKAMA CELIN KARTO AGAALE MAAD JOOJISID BOOTADA. SOO MA OGOD HADALKII AHAA JUGTII KAYEERTEY JOWDAX IYO DAGAALKII CAGABARAR OO ABGAAL LAGU XASUUQEY.

  6. Iftin says:

    Warya damer wadow abgal asalkodba wa yuhud elen hadan aragnaba galo ayay hunguri u hos yuraran xasan dahir wu kuxasuqa hadana awod umalihid inad sad rabtin kayelatin ilen waxad kabaqaysid libax yada ukasojedo hana cuninina midakale aways necban lahayda iyo jeclan lahaydaba waxadkaqadayso malahan cil udhimo qanis

  7. WAR DHEER GIRL says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    xasan culusow hawiyana ma isku diray kkkkkkkkkk

  8. Wiil Howd says:

    waa laga Gardaran yahay BEESHA HABAR GIDIR,

    waxaana dawladu ku dhaqantay khiyaano qaran

    waxayna arintan al-baabada ka xidhay kuwa

    isaaq ee kasoo goossan lahaa shabaab

  9. Daanweyne wacbuudhan says:

    wixii dhacabe dhaceen,xaalmaris ayey sheekadu ku biyo shubaneysaa.Wiilal iyo gabdho,ciroole iyo caruur ayaa laga sabray tani waa biyo iyo caano is cafis guud ayaan ugu baaqayaa wixii tegay tageen tiigsi ma lahan.Ugaaska nabada ka shaqeeyey waa in loo loogaa oo la raali geliyaa.

  10. maryan says:

    Ma aan rabo in aan cid caayo ama aan cid ku xadgudbo

    Waxaan soo qaadan tix yar oo ah sidaan

    Inta tuug tol leeyahay tolkuna tuug kal kaal yahay

    Xasan ma hada ayuu qabiil yeeshay

  11. anti kenya says:

    beesha habargidir qalad wayn ayaa laga galay runtii haddi uu san culusow jawaab degdeg ah kabixinin wixii dhacaa asiga ayaa masuuliyadda qaadi doono. waxay meel looga dhacay sharaftii beesha waxa lajirdilay madaxdii ugu sareeysay oo beesha arrinta mataaagso xasan daahir aways. haddi xasan larabo waa ladoonan karay meeshuu joogana waala ogaa in anagii qoorta laysku keen galsho ayaa larabay marka habargidir miisan wayn ayay kuleedahay koofurta iyo bartamaha dalka hala ixtiraamo waxan kabaqanaya inta ay dowladda xal radinayso in ay gacanteeda dhib ku abuurato.

  12. layla awil germany says:

    Abgaal hadaad u mooday inaad dowlad tahay waa leysku fadhiyaa in ay xamar qeyb san tahay waad og tahay ee arag meesha wax u dambeeyaan, Wardhiigley anaa jooga!

  13. gabar galgaduud says:

    sideedaba habargidir maaha qabiile waaqaran waxaad kagaranaysaa say udifacayaan shaqsiga kadhasho waa dad mudan inlaga dhasho mansha alaah tankale dawlada iyaga ayku dhisantahaywad ogaad markii raysalwasaraha ayraben inbutlan jagada kaqadan waxii difacay waa iyaga madax waynahana meesha iyagaa kuhayo cidii ay diidan wa udhamatay ciday tageerana wasobaxayaa waa qaranka somaliyeed guul guulastaa geshkayagow gulastaa amiin ishiibuk tay kubikacso

  14. Nin culus says:

    Midka la baxay ciyaal wardhiigleey waxaan u sheegaa in uu adka somaliga uu soo barto sida loo qoro fadlan adinkana Waxaan oo kale ha soo deynina Waa virus midkaan hawiye ayuu ku qafiifay.

  15. asmo says:

    Uf habaaraneey walee mesha ka imadeen aya idinceleena quun ayaa tahiin jaygi ayaa idin hursan iyo gaajada ka imaaden xasan sh yaan la cunin dahirrr calasoow adigane war ayaa ku sugaayo uf wasaq abgaal wad ogtahiin barwaaqo ku nool yahayy ee jey kama imaan mooryan kkkk

  16. cabdullaahi says:

    asc dhamanatiin inta meeshan wax kusoo qortay waan idin salamaya lkn lama rabin in meesha la isku caayo ama dhibaato la isugu gudbiyo xassan sheekh waa madaxweeneheena soomaaliyeed soomaaliween uu matalaa hadalku yuu naga qaldamin arinta xassan daahir anigu fili meen in aan u hiilin doono xasan daahir waayo waa ninki maalinti uu hadalkiisa soconaayay dalka u horseeday bur bur mantana meshan bey lasoo gartay waxan idin leeyahay dowladda halooga dambeeyo xassan wexey ku xukmisana halagu qanco beesha hawiye isagaa laayay oo baa bi iyay midda ay dowlada odayasha iyo dadki kenay ku jirdishayna wey ku qaldantahay waa iney ka bixisaa raali gelin dag dag ah ragiina ii muqde habargidir iyo abgaal ahan u hadlaayoow dib isugu laabta waa nin murusadaa

  17. cisman cali says:

    habar gidir wan is naqanaa si fiican ee odaygas danbilaha ah waxba ha u qarinin danbigisa ayaa lagu qadaa si nidam ah ayana loogu qadaa wax qabiil la yirane mesha maba yalaan ee shekadii aad ku sugneyd mesha amaba taalo ee dadkaga dhinac ka rac sxb dowladane ku kalsoonow wixii ey ka qaado xasan oo talaba ah odayadane hala xaal mariyo

  18. wiil waceesle says:

    angoo ah beesha waceesle, waxaan usheegeeyna xasan daahir waa terrorist al shabaab maxkmad ayaa lasaarayaa, iyag iyo wixi lamid ah, hadaa nahay dowlda jabahdaha qabiilka ha list al shabaab aya alagu darayaa kkkkkkkkkk

  19. Gabar rer Jalaf says:

    WAR abgaal waa sawiro balan iyo axdi ma galaaan ee cawaaqib xumo haday ka raacin arinka foosha xun ay sameyen anaga sida isku difaacno waan naqan hada habargidir nahay game ayaa bilow ka dhigten ee halku ku danbayn ciyaaro waa galindanbe dameero awalba madax ka dhigne hadane waa idinka qadi donaa jawaab deg deg ah ka firi hoostada fuck dowlada vivaa habargidir iyo adeerkod cagta ka hoos cadowgiina

  20. mataban says:

    war xasan daahir iyo alshabab kalasaara .xasan xoog ayey kuheysten shabab kuna fikir maheyn afdubta .midda kale dowlada soomaaliya ha ogaato dadka ay jirdishay in yihiin dad ummad dhan xil u hayey .adeer sheekey baratee laga jawaabayaa .war

  21. jubalandar says:

    waar xasan daahir ha.iskudilina ee waa dembiila qaran waa dembiile caalami ee habargidiray isagalexda oo iskadaaya kibirka abgaalna iskama celinkartaan

  22. mohamed omar says:

    Asc somaliweyney ileen doqoni darag malaha ma mudneyd arinta dhacday in marin fiican loo maro si ey dowladu ugu fududaato dagaalka alshabaab inuu soo gabagaboobo mase waxey aheyd in nin ninkiisi danbiilaha ahaaa soo gacan galiyey in isagana lagu xadgubo dameer dabadii nin dugsaday duli uma yara Habagidir colaadna waa taqaanaa nabadna waa taqaaan meeyey siyaad meeyey cabdilahi yuusuf cudud habargidir hadey dagaal markale ku heshiiso walahi nabada yarts lahelay ineynan sii.jirin doqon baan dadka aqoon mana dooneso habar gidir dhiig sokeyo danbe daadato dad hore ey isku soo barteeen xumaan laga soo shaqeeyey oo nin dameer ah loo soo maray

  23. Galmudug says:

    Dadkiina meesha kaceytamaya ee ku abtirsada hawiye. waxaan idiin sheegayaa. In cadawgen badan yahay. lona baahan yahay in aan mid ahaano.anigoo kaxun shaqsi ahaan waxa dhacay Hoowsha sheekho waxey ku dhamaandoon wada hadal inshaallah

  24. Wiil buula xuubeey. says:

    Iyaaaaaaaa habar girir iida maa la tumi beriga wax badan masaakiin waa feera dhabeen iikaa la feera dhabay beriga ugaaskood xataa mala dhaafineede taas waxeey cadeeheeysaa hawar girir in tabar beeshii.

  25. m somali says:

    xasan Dahir ma ahan habargidir hadi barawe ku qaban laha axmed Dahir aweys marku shababka aha madaxa ayu ka jari laha hadu talo habar gidir yelana mantaba dhibka ma dhecen anugu shaqsiyan waxan u arka raga ugu tagay cadado qarbadan o ka mid ah in marki horeba wada shaqeyn xasan ay kala dhexeysay ayna u tagen in ay ka hortagan in arintu asiga un ku kobnato o ana fashil badan dhicin. raga hada difacayana qabil kua difacayan wa ragi qoryaha la daba tagnay o u ku babiyay matadi muqdisho marki itobiyanki ilahay ha dulqaday

  26. abdalla haj says:

    Ceeb saas dawlad lagu noqon mayo..meesha dawlad baa kajirta beeshaas haday rabto inay nooolaato waliba si sharaf ah oo karaamo leh mooryaanta ay usacab tumayaan ha iska dhaaafasn oo dawlada iyo madaxwaynaha haku taageeraan wixii dan u ah dalja iyo dadka…naga daaya..habargidir iyo abgaal iyo majeerten iyo mareexaan iyo habar awal iyo habar jjinni iyo waxaan dan inoo ahayn balanteenu waa qaran iyo midnimo iyo somali…hebelbaa lajirdilay iyois bihinbihin waxba makeenaysee ninkaas cadalada hala hor geeyo.

  27. Habar gidir galmudug says:

    Waxaa jira sideedaba in eey leedahay doolada hada jira Habargirid hadeey iska dumayaan iyo hadeey diistanba arinta hada jirtana oo qilaafka keentayna waa laxalinayaa iskataba haloo xaliyee waxaan u nahay habargidir sidaa looxaliyo waa naqaana oo ilaheey baanabaray waxaana kadigeenaa in loogacan galiyo wadamada shisheeye Hassan Daahir. Waa nin culus oo qeemo ween ku fadhiya loonaa bahanyahay xirfadiisa dagaal waa in laga faa idiistaa oo uu kaqeeb qaataa dib u dhiska dalka iyo difaca dalka waana ku faxasanahay in u noo yimaado Hasaan waa dagal yahan cadawgu kacararo waana kii xoreen lahaa dalka somaaliya oodhan ee yaan dhinacakale loorogin arita Hassan Daahir ee ilaheey waxaan kabaryayaa in uu yeelo in uu dalkisa dacaad u noqodo u wax kadifaaco asageey u xirantahay in uu dhaho waxaan ahay diyaar in aan difaco dadkiga iyo dalkigaba Habargidir guul iyo midnimo ayaan u rajeenaya insha alaah waxkasa weey hagagayan ee yaan labuunbuunin

  28. Generaal Warta says:

    Kkkkkkkkkkk kaaaax kaaaax kaaaaaax. Aaaah aaaah aaah waa Iga Qosliisay Gabar galgaduud..
    Waxaan soo xasuusa maalin dagal Qarar ka dhacay suuqa siigaale Abgaal maalintas ayuu yabay oo dhahay kalaya Reer kan ma naga Badan yahay mise uunuka ka Badan weey is wacdeeno waxaa dhacday in ay Aad ugu jabaan oo la Tagay ilaa keysaneey waxaan arkay Meyd abgaal ciidan ah oo aan la xabaleen oo la gubaayo waa maalintii. Aan dhahay soo hawiiye ma Ahaan kuwa Sidan isku galaya wale iyo wale waa hashii laabadii Dhinac katuuned raagas sida Loo galay Marka H/Gidrey hadalkii Salaad Cali. Jeele soo xasuusta & ninkii Maxamed Dheere ahaa hadalkii Ethipoian kan ka Daba sidena biyaha ila ay nafta naga baxeeyso kkkkk waa la Iga Waxii dhacay dowlaad Maanta waa ka Ciidan badana tii C/laahi Yusuuf. Oo ciidankeda garayay. 120. Kun askari tan Maanta wax ma Ahaan ciyaal wardhiigley taas ogow ciidan waa naaqan sida Uma dagalano duur iyo dagalba waa naqan dowlaada Hadeey balaantii ay Qaday ka soo bixin ayaada baxeeysa cml. Bexaani ilaa bilaajo kaliya ayey ka Shaqeen doonta Marka ogow waa. Dhaal culumo waaye ma Ahaan shkh Shariifka’h oo laalush Qate ahaa is badel badna nin Waliba dadbu ka dhashay ama ha u xuumaado ama u ficnaado. Lakiin waxaa balana hadii ay dowlaada ariinta. War ka soo sari weyso ayaada war laga soo saraya kkk

  29. Alinur says:

    Anigu waxaan layaabanahay dadka kahadlaya qabiilka. Waxa meesha ka dhacay sida odayaashu usheegeen haday habargidir ku gaartahay waa wax loofadhiyo cawaaqibkeeda balse waxaan u malaynayaa in wasaarada arimaha gudaha iyo gaashaandhigga botokolkii kalumay oo aysan aqoon sida ugaasyada iyo nabadoonada loola dhaqmo, marka howl loodiro. Waxaan madaxwaynaha iyo raiisuwasaaraha kula talinlahaa in in ay raaligalintoos ah ugaaska iyo waxgaratka kaleba gaarsiiyaan. shaqaalahoodana borotokolka iyo hab maamuuska tababar loo siiyo.wasaaradaha arrimaha gudaha, gaashaandigga iyo taliyaha nabadsugiddana xilkaqaadis lagu sameeyo.

  30. maxamed says:

    Ya Allah waa u jeedaa dadkaa iga dhalisay daalimkaa u badan. Diintaada ma qaataan. Dulmigeey qabiil ugu gargaaraan. Ya Allah Adaa Assalam ah markay is nabad gelin waayeen adaa nabadda ka qaaday oo colaadda tusay. Ya Allah Gubataa aan nahey Naxariistada cida doontaa siisaa uma qalano ee na iska keen sii. Ya Allah qalbigeena diintaada ku shub. Ya Allah dadka qalbiga ka moodaabay qabiil iyo isla weyni dadka xaqooda ka dhoorsaheen, Eeboow kuwaas qaladkooda ha nagu ciqaabin, ayagana soo hanuuni inta hanuuninnna shartoooda ayaga ku celi dhamaantood kansar ku rid halhal ha u dhintaane aamiin . Ya Allah maatidaan ee isku kor dilaan, hooyooyinka masaakiinta dhadhaab ee ku xareeyeen iyo kuwey dal shisheeye u direen ee dalkooda u raba kuwaas dartood iyo Inta Adiga ku jecel awliyadada dartood Naxadiistaada nagu sii aamiin.

  31. ZAKI says:

    DADKA KANSARKA QABIILKA KUDHACAY EE CAB SAN HAWIYE DAAROOD ISAAQ RAXAN WEEYN
    WAXAAN DHIHI LAHAA RABI CAABUDA EE QABIIL QOFNA HAKU TAAGEERIN
    DOWLADA SOMALIYA SOMALI OODHAN BEEY KADHAXEYSAA SHEQ XASAN DAHIR WAA NIN CADAW BADAN LEH DOWLADANA MASUGI KARTO AMAANKIISA EE DIBADA HALOO DHOOFIYO WADAN CARBEED

  32. Galmudug man says:

    somalidu waxey tidhahdaa niman talin jirin hadduu taliyo niman tagi rabin ayaa taga .inaga hadeynu nahay bahweynta besha habar gidir ma ogolan dono in nin an nabad ku kenay la xidhxidho waxgaradka beshana la jidh dilo .habar gidir waxey awoodaa in xassan sh. maxnuud iyo kuwa kale ee dowladaba ay jidh disho .xassan wa nin danbiila ah lkn maanka ku haya in uu habargidir yahay

  33. Noor says:

    Hassan ma qabil baa mise alshabaab ? Ninka manta leh waa hebteda miyuu hilmaamey hebtaas masha kaga jirtey hebaha Somali sanadkii204 iyo meesha hada uga jirto2013? Wax lasheegto ayaa illah badiyey sida abdiqasin salad iyo iwm marka besha yaan lawasaqeyn waa iga talo

  34. ila soco says:

    Beesha Habar Gidir waa beel weyn oo ka mida beelaha soomaaliyeed mana qabo inay khalad isku raacayso hadaan aragtidayda ka hadlo Beeshu Mid gar waa ku leedahay Midna waa ku gar daran tahay . Waxay gar ku leedahay inay ka hadasho gacan qaadka loo geystay ugaaska iyo haday jirto in loo diray oo heshiis lagula galay inaan la taabaneyn khiyaanadii dowladdu khiyaantay odayaasha midna waa ku gardaran tahay inay ka hadasho arinta xasan daahir oo ku jira liiska argagixisada ama ay ku hanjabaan inay hal shakhsi u burburinayaan Qaranimada soomaaliya

  35. habar gidir hanoolaato says:

    WAXAAN AAD UGA XUMahay ugaas keeni wax garadka habarkidir arintaan seey uga hoosbaxday in doowlada balantii ugabaxday wax garabka habar gidir arintaan akafariistaan mida labaad dadka xasan dahir gacanta kuhaayo waxba uma dhibikaraan wayoo arinta intaan weeyka xumaanee

  36. Wiil Iljeex says:

    War dalkeenu gumeysi ayaanu ku jirnaa ee ma jirto balan ay dawladu ka bxaday oo waxay ku socotaa amar ka yimaada xage sare ama kor.

  37. awees xaxan says:

    habar gadir waa waa liyihiin waayo ruux al shabaab ah ayaay u doo dayaan maxaa dha cay
    ee wa xey rabaan in eey gadhigaan ruux nadhiif ah wax kafiirso in taadan wax falin

  38. Alpha says:

    Lax walibaba mesheey is dhigto ayaa lagu gowracaa!!! Habar Gidir iyadaa kala diday oo shaki iyo neceeb dhex galay marka in maalin qoys la ugaarsado way sugaysay…. Wali la isma gaarin oo hadda Ceyr ayay talo ku foorartay illaa xilligii Dowladdii Cabdullahi Yuusuf laakiin maraan dheeray karama dhaca iy bah delaada loo gaystay Ceyr waxay kusoo fool leedahay Sacad iyo Saleebaan, Saruur iyo Duduble. Marka ha idiin macaato ayaan dhihi lahaa adinka ayaa talo iska maqli diidaye oo is necbeystaye..
    Dhanka kale ragga dowladda hor boodaya haba ugu horreeyo Madaxwaynaha iyo Raisalwassaraha e, berri ayay kasoo yeeri doontaa ” Markaan Taag hayay Talo ma hayn, Maanta oon talo hayana Taag ma hayo”. Siyaasad xumo iyo indheer garadnimo la’aan, seef la boodnimo iyo talo laga qaato dalalka aan danta Somaliya ka raali ahayn waxay sababi doontaa in maamulka hadda jiro ku biyo shubto wadadii maamuladi ka horeeyay.
    Xassan Daahir (waa dambiile!) wax ka dambeeya eega ee isaga uun yaan lagu qalalin… xitaa haddii meel fagaare ah lagu dal dalo wax aan xumaan ahayn oo ay soo kordhin karayso iyo sii kala fogaansho moyee mira lagama guran doono. Ma ahan in dowladu u dhaqanto sida kaaba qabiilada oo kale oo aarsi iyo isir faquuq ka kacdo, loomana dooran inay wax walba qarka ka sii tuurto.
    Gunaanad waxaan oran lahaa dhariga yaan karka laga badin oo dowladu indheer garadnimo ha la timaado oo yuusan mayal adaygii Xassan Daahir noqon mid dowladu macno u yeesho… Haday mayal adayg la timaado Dowladu, tii Xassan ayaa iyana qiil loo raadin oo macna yeelan berri…

  39. timiro toolmoon says:

    asc all sheekh xasan daahir aweesmaahanargagixiso eewaa wadaad raba in kitaabka allaah laaysku xakum,waa muwaadin saxa,ok marka qof soo qasabtay malaha asagaa iska yimid,diinta islaamka iyo sharciga caalimagana ma qabaan qof hub haysan,in lagu xadgudbo,okmarka hadaan arinka sheekha sida macquulsan lagu xalin madax badan oo hada qoyan waa qalali doonaa insha alaah waana laays yaqaanaa.byyyy

  40. Aar Harawa says:

    Salaan ka dib meeshu maaha hG iyo Dawlad ee waa dawladda iyo shacab, waayo Xasan Daahir waa is dhiibay odayaal ayaa galay waana la heshiiyay, waxay ahayd in dawladu fuliso balanteedii, birmagaydada loo gafayna xaal qaran ha ka bixiso, haddii kale dee dawladu iyadaa daar quraarad ah ku jirta,waxaana arrinta ka dambeeya beelo kale oo raba in kismaayo laga soo jeesto oo gobalada dhexe lagu mashquulo.balan daro waa diin daro.

  41. jim jam says:

    aar hsrawa
    ii sheeg waxa isu keenay kismaayo iyo sheekh hasaan daahir arintiisa war dadka haysku dirin oo qori dab leh ha la dhex wareegin daarood iyo hawiye heshiiye dhegdheer dhimatoo dhulkii waa nabad

  42. geesi hawiye says:

    Waxaan ugu baaqayaa beesha aan walaaalaha nahay ee habar gidir in xasan daahir difaacaan sidii aad ceeydiid u difaacdeen yeysan idinkubdhacin sidii abgaal salaad gabeeyre. U fiirsanayeen marki la dilayey hadan nahay beesha karanle waan idin garab taagan nahay geesinimo iyo raganimo waan idinku ogeen ina xuseen guuleedow kuwii ku xadgudbey. Odeyaasha habar gidir hadan nahayv hawiye deg deg cadeen nooga sii hadii kale adiga iyo xasan culusow ayaa masuuliyada waxii ka dhasho

  43. Wiil abgaaal says:

    Mujrim xasan daahir waxa uu laayay shacab somaliyeed oo aan dhihi karo habar gidir ayaa u badneen dadka uu xasuuqay dhalinyarada u dagalameysay intuu fowdada wadanka ka waday oo dartiis u dhamaaneysay habar gidir bey ahaayeen kuwa uu ku kor dagalamayay ee meydadkooda la duugi waayay oo mudo 3 isbuuc ka badan banaanada yaalay ee magaalada qurmiyay habar gidir bey ahaayeen isma laheen maanta habar gidir shaqsi kamid ah ayaa sheydankan difaaci doonta wlh waa wax lala yaabo war habar gidir cawaansanaa buuqa iyo shirarka aad caasimada ki heysaan hadaa joojin weysaaan hada xasan kaliya baan xirnaye dhamaantiin inta madaxda sheeganeeso qoraxda ayaan ka qarin doonaaa nacalaa sheydaan iyo inti xun ee habar gidir ku yaaale

  44. Ali aar says:

    Meesha halaga kaco. Dawladi Kama jirto Wadanka. Waxaa haysta calooshood u shaqeystayaal soomaali ah iyo kuwo afrikaan ah oo mushaar siiyo. Macnaheeduna waa galkaas ayaa Wadanka haysta. Soomaaliyeey Waxba gacan nooguma jiraan. Sadex walaahi baan ku dhaartay….

  45. Shiiqa says:

    Hawar gidir, Masaajidka cayaarta kadaaya xassan xaraan haddii uu isa soodhiibay iyo haddii kale waxa,aay utalaa dowladda somaliya manta dowladd ayaan nahay qawiil way dhamaatay ninkii qawiil wax kucuni jiray iyo ninkii kaleba arintaasi wala soo afjaray ( Hawarta is dajiya waqtigiina waa dhamaaday somali way idin aragtay waxa aad gudaan iyo waxa aad gashaan sh/hoose aad ku fashilmateen)

  46. nabadoon says:

    dhalinyaro meesha qabiilka ka dhaafa waxa meesha yaal waa rag la dulleystay waxay rabaan ahaaadeen lkn balan ayaa looga bahay haddii anan ballantoodana loo oofin inay hal hal u dhintaan ayaa ooga fican intii iyagoo dulleysay dunida ku dul noolaan lahaayeen

  47. cabdulahi daacad says:

    habar gidir mexe abgaal xasuuqda iyada la xasuuqay runta marka laga hadlo habar gidir oo gacan kale wadan abgaal iska ma dhicin karto wana fahmi kara waxa quuqda ka kenayo wexe hees taan guryo dadow iyo bero biliqo ah ogaada taa ma soconeso xolaha dadow na 5ta leydin ka qadaya indha fagiig yahay markasta magaca hawiye dhulka cebeso gidirey ma yaqanan ceeb ee wexe kasayaan hanti biliqo ah

  48. fariido fanaxleey says:

    habaraneey ayaga xasan dahir ayey dad ka dhigooyeen ayaga iyo odaygaan xun in la isku kor cadaabey rabaan nacalaaa dhashe ayaga war kuwaan yaa dalka nuga qabto habar taaan aaan caqliga lahen mudug to moqdisho wax kale ayaga kasaayaan ma leh nacala tulaahi caleykum dhah habargadir waa dad aaan dowlad nimada waxba ka ogeena dhiiga cabayaasha dhiiga umada ayaa sey u cabaayaan ilaa hada ineey iska cabaaan ayey rabaan war warkaasi waa dhamaadey dhadhamiyaalyow habargadir dhibkeeda waa mid aan ku faraxo ilahey halaaaq haku ridee war waxaan dad ma ahn balaayadaan madowga badan war tvga marka laga so saarey waanba ka naxeey sey xaaraanta ley uga dhergaayeen ayaga dhan nacalada korkoode saareey

  49. fariido fanaxleey says:

    habaraneey ayaga xasan dahir ayey dad ka dhigooyeen ayaga iyo odaygaan xun in la isku kor cadaabey rabaan nacalaaa dhashe ayaga war kuwaan yaa dalka nuga qabto habar taaan aaan caqliga lahen mudug to moqdisho wax kale ayaga kasaayaan ma leh nacala tulaahi caleykum dhah habargadir waa dad aaan dowlad nimada waxba ka ogeena dhiiga cabayaasha dhiiga umada ayaa sey u cabaayaan ilaa hada ineey iska cabaaan ayey rabaan war warkaasi waa dhamaadey dhadhamiyaalyow habargadir dhibkeeda waa mid aan ku faraxo ilahey halaaaq haku ride

  50. Ciil Tire says:

    Marka hore Xassan Dahir in la xero ma xumo inuu umad laaye ma xumo hadii dadkii dambi galay cadaalada la hor keenaayo Xassan Dahir kaliya ma ahan…. Aawey Geedi oo Ethiopian Xamar keeney kuna xasuuqay shacabka… Xamar wuu imaada maala xero masa asiga Shaar Dowladeed wax ku laaye dambiile ma ahan oo Xassan oo diin u dagalamaye waa dambile… Dadka dambiyada galay oo ugu dambeeyo Ahmed Mudoowe waa in cadaalada la hor keenaa… Cadaalada Xassan Dahir laguma Bilaabaayo kuwa kalena xoriyad kuma soconayan

  51. m xed sharaf says:

    laba nine magac soomaaliyeed bay wataan. laakiin soomaali ma aha. labadaasi waa clarion guuleed oo wasiirka arimaha gudaha ah iyo. fiqi. oo ah wasiirka gaashaandhiga oo. meeshii ay tagaan ka abuuro dagaal laba. isbuuc kahor. waxay tageen kismaayo oo defamation hadana waa u jeediin xaalka kismaayo meeshuu maraayo. tii labaadna waa tan habargidir iyo. abgaal. ayay. sheekada mareysaa ee labadaas nin. dad kale. ayey u shaqeeyaan ee ha layska ilaaliyo laba. bilood ka hot waad. ogeydeen inay. xabsiga ay dad. kala. baxeen oo ay soo dileen kadibna. jidka ku soo tuureen marka ha layska ilaaliyo aaminaad maleh

  52. keligiiduul says:

    walee habargidir waa dad waxna guda waxna gala,
    run ahaantii dowlada abgaal waa ku khaldantahay inay jirdisho odayadii sheekh xasan muqdisho keenay. xasan culusowna waa inuu bakantii uu habargidir la galay oofiyaa.

    habargidirna waa inay ogaataa maanta inaan qabiil shaqaynayn ee ay shaqaynayaan shabaag iyo ciidamada sirdoonka ee ameerica iyo yurub.

    sheekh xasan waa oday da’ah haduu dhintona waxba lama dhiman, haduu noolaadona waa cad meel yuurura. markaa wax yaan lagu xiiqin

  53. gabar Hawiye says:

    Asc Hassan Daahir waa nin culus oo muwadin somaliyeed ah iskuna soo dhiibay dadkiisa hadana waxaa gacanta kuhaya dowladisii waxana kamahalabayaan ee joojiya iskudirka dadka iyo doowladoda ha isku dirinee waxaas waa ladhameelaya Habar gidir waa dadki wax kadhisay dowala mana lagu xad gubikaro odayasha qaranka somaliyeed waa in eey kabixisaa boola jees sida ugu dhaqsiyahabadan doowlada falkas kadhacay sheekh na lolaa dhaqmaa is fiican oo xilkas nimo leeh loona sheegaa in lobahan yahay dalkisa wax kaxoreesaa asagaa yaqana sidaa lolaa dagalo Alshaabaab mudo gaban loga saro cadawga kusoodulay wadankeena iyo dadka calamada surtay ee aan dameeka laheen oo sheegaya in eey somaalilan iyo putlan laga sifeeya wadankeena qaligaa sadix cadaw aayaa jira dadka soo caburinjiray dadkasbaa noga bahan in aan la dagalano oo kasifeena wadanka soomaaliyeed oodhan waxan aminsanahay in uu ka saarikaro hadii laqalabeeyo Hassan Daahir. Waa inin xirfada dagaal yaqana oo bitikulee dagaalka. Walaala yaal lomabaahana in hadaa diblogunoqodo waxii horee ee waa in horaylosocodo hadanahay Hawiye waxaa nasaaran xilweey oo waxaan wadana astaantii calanka soomaaliyeed marka waa in aan dadaalnaa si aan u soo ceelina. Qarankii soomaaliyeed dadka xun ee magaca kulawata ee kuwata calan aan la aqoon meeshuu kasocodo iyo meelkale waa in aan sikumeel uga soojeesanaa ayagaba nooga daran Al shabaab sababto ah waxaa kasoodaga boosaaso iyo Hargesa dadka aargagixisada oo ajanabiga walaahi anigaa soo arkay sanadki dhawaa 25 nin oo Afqanistan ah oo barbara kasoodagay markan weey diyay dadki mesha jogay waxeey igu jiradeen waa ninman wadada ah oo diinta fidiya waxeena u socodaan koonforta somaaliya malin kasta weey tagan baabuurbeey kugalan marka waa cadawga mugdisho labadas maamul ee aan iska ceelina waxaan u rajeenayaa Hassan nabad iyo dalko uu xoreeyo. Insha alaah weey dhaceesaa Hawiye isma dagalayo waa habeenkii xalay ahaa oo tagay ee duliga cadawgaa ee dalkina calamaha kasuray cagta hoosteeda ayaan leeyaya asc

  54. Nabad doone ugaas says:

    Waan ognahay somaalidoo dhan in qabiilka kaliya ee aan oday nabad doon sheeq ugaas ma qabaan waxay qabaan 4 jeeble lacag ukeena ama sidii xassan daahir oo dhalinta uu martan habaabiyey kii warkiisa diida waa dilaayey gerna waa daystay wiilkiisa ayuu udiray inuu soo dilo adeerkiisa markuu utagayna wiilku daacad ugu sheegay in aabahisa ku yiri adeer soo dil dadkaasi gar ma gasho kama baxdo sharafna ma yaqaanaan iyo xishood reer dudublena waa adeerkii wuxuu ku taakiuleeya lacag waa abaabule dagaal lamagac baxay hormuud




Mona Walter Daawo: Haweenay Soomali Ah oo diinta Horay uga baxday, Sheegtayna waxaan Afka lasoo marin karin (Video+Waraysi)
- Apr 19, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Gabadha lagu magacaabo Mona Walter waa gabar Soomaali ah oo diinta Kiristaanka qaadatay ...
SAGOOTIN HIBO NUURA Daawo: HIBO NUURA oo Lagu sagootiyey Muqdisho, Baashaal, Gurriga RW: C/wali, Sangub Iyo Qoomaal ayaa ruxay (Video)
- Apr 19, 2014
Waxaa Magaalada Muqdisho Xaflad Sagootin ah loo Qabtay Fanaanada Qaran ee Hibo Nuura, Xaflada ...
so Daawo: Kenya oo Somalida ugu baaqday inay si nabada ku tagan Kasarani (Video)
- Apr 19, 2014
Taliska Ciidamada Booliiska Kenya ayaa ugu baaqay dadka Soomaalida ee Qaxootiga iyo kuwa aan ...
JAAMAC GARAAD DEG DEG+Cod Sir Ah: Qorshaha Jaamac Garaad Ismaciil Isku dhiibay ! (Dhegayso)
- Apr 19, 2014
Ka dib markii uu iska dhiibey magaalada Hargaysa Jaamac Garaad Ismaaciil, waxaa soo baxaya ...
daawo muuqaalka DAAWO+WARBIXIN: Qaylo dhaan ka timid Warsheekh & Muuqal murugo badan Leh
- Apr 19, 2014
Hay’adda ICRC ayaa soo saartay warbixin ka hadlay xaaladda biyaha ee Soomaaliya, waxayna warbixinta tilmaamaysaa ...
BARRE HIIRAALE Dhegayso VOA: Coll Bare Hiirale oo mudo Kadib hadlay, Kuna dhowaaqay dagaal ka Dhan ah Axmed madoobe & Su’aalo kulul
- Apr 19, 2014
Kismaayo (Kalshaale.com) Korneel Barre Aadan Shirre Hiiraale ayaa goordhow ka hadlay booqashada ra’iisal wasaaraha uu ku ...