Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(DEG DEG):- Dagaal Ka Dhex Qarxay Siilaanyo & Faysal +Siilaanyo (Video)

Hoyaamiyaha Maamulka Labaxay Somaliland Axmed Siilaanyo Ayaa weerar Culus wuxuu ku Qaaday Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO 

Siilaanyo Ayaa wuxuu Siwayn uga Gubtay Sirtii Uu Dhowaan ka shifay Faysal Cali waraabe oo Taabanaysay Dhinacyo badan oo Xaasasi ah iyo waliba Ninka Madaxtooyda u Qaabilsan ee Xidiidhka la leh  Kooxda Alshabaab “Xirsi Toorile”.

Mr Siilaanyo Ayaa wuxuu Si cad Usheegay inaysan Suuro Gal Ahayn In maalinta kasta Faysal Cali Waraabe uu Been Iyo Isku Dir Lasoo Taagnaado, Hadii macalaa lagu Jiro Ramadaan, Wuxuuna Udiray Hanjabaad Dadban.

siilaanyo vs xirsi


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (9)

  1. Garaad wiilwaal says:

    Duli idinku bax ma reer baa dawlad noqon !!!! Haday isku soo wada baxeen iidoor aqli xumaa wax kala saarana la heli maayo. War isaga soo laabta soomaalinimada masaakiin baa tihiine.

  2. wadani says:

    aniga waxaan hubaa somalia ineey iyada horamar keeda diidan tahay oo xasid isku tahay tusaale ahaan hada eeg mida ka dhextagan somalia hadii ey gacmaha is khabsadaan shi sheeye uma imadeen somaliyeey wad is dayacdeen iska gara waa iga talo iyo tusale

  3. Wiil Sade. says:

    KKKKKKKKK WAARUNTA WALAAL WADANI LKN INTAYSOMALI KUJiRTO iNiinta Xaaraanta ahee Iidoor sidaasumbay ahaan Xaalada somalia Sababto ah horaalooyiri: WADADA NAARTA LOOMARO IiDOOR INUU WADHASHTAMAA WEEYE,WALiGiiBA iiDOOR INUUWAALANYAHAY WEEYE, ISAGANA “WALAABAA DHASHAYE” KUFRiGU INUUWASAA WEEYE. KKKKKKKKKKKKK

  4. warsame says:

    KKKKKKKKKKKKKK XAqii baa dildilaacay isku ba’a dir bahaleed.

  5. sos says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk war idoorku way caybadan yihiin oo maheshiin karan kkkkkk s/land waa sadex habrood oo isku haysta marwalba maxa layla guursadey iyo wax yaabo kale oo aan caqliga geeli karin hehehehehehehehehehe

  6. mustafe says:

    Asc ugu horrayn,bacda salaan, walal waxaan idinka codsan lahaa horta habaarka ha layska daayo, fikirkiisa qofku waa uxor oo wixii aan diinta wax udhimayn wuu odhan karaa, lkn in laba nin oo dhaliilo hawada isu mariyay dal iyo dad dhan loo habaaro waa dhibaato, labadaa nin ee is dhaliilayna waxay muujinaysaa heerka fikirka xorta ah ee somaliland ay gaadhay.

  7. khalid says:

    ANIGU WAXAAN DHIHI LAHAA MAX LAXDA SOOMALIDA WAXAY KU JIRTAA INAAN SIDA MALAYSHIA SHAREECADA UQADANO HABKASOO KALE UDHAQANO AS DAWLAD.

  8. ila soco says:

    Marka Hore Asalaama calaykum wa raxmatulaah Marka xiga Ramadan karim marka sii xiga Allah halaga cabsado ugu dambaytana Qurun iyo Qabyaaladda iyo Qabiil cayga iska dhaafa .
    Ee dadkaygoow Rabbigiin xurmeeyoo
    Nafta xaakameeyoo Aakhiro xasuusta




CALI GUREY War Culus: Cali Gurey oo Mar kale goob Fagaare ka caayey beesha Isaaq (Video)
- Apr 15, 2014
Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga UCID  Cali Gurey ayaa wuxuu mar kale weerar ku Qaaday ...
XAMDI KADIYE DAAWO: Universal Tv: oo Soo Bandhigay Waxa ka jira Jubba-land Iyo Waraysigii Todobaadka ugu Kululaa, Maxaa dhacay
- Apr 15, 2014
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo Tv-ga Universal oo la yeeshay ...
ali WAR Cusub: Cali Dheere: oo Afka Furtay Tarxiilka Kenya-na Si ba’an uga hadlaya Hanjabaad, dadka oo uu Kiciyey (Maqal)
- Apr 14, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Afhayeenka Kooxda  Alshabaab Cali dheere  oo waraysi Bixiyey ayaa si kulul uga ...
madaxwaynaha Deg deg Ah: Madaxwayne Indhosheel: oo Arimo badan daboolka ka qaaday, Xaalka Taleex, Shirwaynaha Iyo Waraysi (Video)
- Apr 14, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Madaxwaynaha  maamulka Khaatumo State Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) oo  kusugan magaalada Taleex ...
madaxwaynaha War culus: Madaxwayne Xasan oo hadal kulul Jeediyey & Mas’ul Isago Hortaagan Ceebaystay “Maxaase dhacay ? (Daawo)
- Apr 14, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu xasuusanayay ...
nimco Daawo: Nimco Dagan oo Qabyaalad looga Caydhiyey Universal oo hees ku Amantay Dhiigii Soomalida ee Siilaanyo uu qubay !
- Apr 14, 2014
London (Kalshaale.com) Fanaanada nimco dagan sidoo kalana ah Wariye ayaa waxaa dhowaan Tv-ga Universal Looga ...