Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DEG DEG: Col Cabaas oo Ka baxsaday Ciidanka Kenya Afkana Furtay (Maqal)

Ciidamadda Kenya ayaa dhawaan Xorayadiisii ka qaaday Col Cabbas Ibrahim Gurrey Abaanduulihii Ciidamadda Xogga dalka ee gobolada Jubbooyinka ahaana ku simihii Taliyaha Ciidamadda Xogga dalka ee gobolada Jubbooyinka kadib markii uu is afgaran waa soo kala dhex galay isaga iyo Saraakiisha ugu saraysa Ciidamadda Kenya ee ku sugan Jubbooyinka.

HALKAN KA DHEGAYSO COD 

Col Cabbas oo shalay galinkii danbe la geeyay deegaanka Buusaar ee gobolka Gedo hadana ku sugan degmada Ceel-waaq oo Waraysi  siiyay Warbaahinta   ayaa sheegay in uu Xoriyadiisii helay kadib mudo 2 cisho ah oo uu ku xirnaa Xero ku taala Magaalada Dhoobleey ee dalka Kenya.

Cabbas ayaa sheegay in uu kusii nagan doono degmada Ceel-waaq, isagoona geesta kale ka hadlay Ciidamadiisii ku sugnaa Magaalada Kismaayo oo shalay dagaal looga saaray gudaha degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Wuxuu xusay in Ciidamadda Kenya ay kula dagaalameen gudaha Magaalada hadana ay ku suganyihiin meel dhowr KMT u jirta degmada Kismaayo.

CABAAS


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (22)

  1. Wiil Howd says:

    LLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLLL

  2. WAR DHEER GIRL says:

    FUTA XUN KKKKKKKKKKKKKKKKKK

    HAWIYA ACTION GROUP SIDAAS AYAA IDIIN DANBAYNAYSA IIDINKANA

    VIVA KENYA KKKKKKKKK

  3. amran Cali says:

    HHHH HHHH HHHH HHHH

    kismaayo danbe miyaa laga maqlayaa

    ???????????????????????

  4. SADE says:

    HADII LAGUU KEENEY TAANGI WELINA MAGAALADA LUGUGU WAARDIYEYNAAYO WAA WAX ISKA CAD EE NINKII DHOOF KUYIMIBAA GEERIDU DHIBAYSAA EE RAG WAA IS YAQAAN AMA KEENYATI HAKUU DAGAALAMO AMA ONLF. NIN AAN KUU FURIDOONIN YUUSAN KUU RARIN. INA AXMADEY. MADOOBAAY.

  5. nabadoon says:

    yaab waaye wlhi ma ilowdeen in shisheeye kalkaal shanta lau qabanyo oo rag aan shanqartooda maqli karin shibirahana ka duuli og ay joogaan kenya ma ahan somali waxkasta oo dhacdona waa iney dalkeena ka baxdaa qabiilada isku dagaalayana ey joojiyaan dagaalka

  6. wiil sool says:

    bare hiiraale wuu soonoqonayaa

  7. Jaamac xirsi says:

    Somalida ilaahay ha is fahansiiyo wax kastaba ha sheegatee

  8. Kalexo says:

    Hhhhhh lakala carar benta ya idinshegay oo idin dhahay rag majogo kismanyo wale dibena u so istagin meshan

  9. Wali says:

    Bare hii raale soo kama waynaado dagaal teeda kale asaga iyo axmad madoobe way is yaqaanan oo waa gii maxaa kiimta bare waa tii ilaa buaale la eryanay hadana waad aragtaan waxa ku dhacay iyo awooda loo adeegsadayba marka waxba marna onlf yuuna dhihin marna kenye duqa haduuna rabin in meel cidla ah in uu ku dhinto ha isaga tago meeshan uu ku gabanayo hadii kale hayeeeeeey

  10. Kalexo says:

    Bare hadu so noqdo biyahan ku sodhn saneyna marku garbaha kadhacana sunban cabsineyna dad danbana ma dhibayo carha soqdo adigiyo asagaba kacarara mesha yan nilugu wasine hhhhhhhhhhhhhhhhhh viva jubaland hanolato

  11. Fatima says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, abaanduulihii ciidamada doqomada hawiye. Gedo Malaga soo buriyey.kkkkkkkk orod aad hawiyihii ku soo direy tuug tuug dhaley. Miiskiin tuugsanayo oo dadkisa loo adeegsanayo kan waxaan aaminsanahay in uu yahay wecelo asaga iyo huuraale biyihii Daarood cad kuma laha.

  12. wiil sade says:

    waxaa guul ah mar haduu cabaas xoryahay waxaa kaloo xaqiiqa ah in uu hawlgalku soconayo waxaa kale oo aan cadaynayaa in mareexaan uu diyaar garoobay oo uu u diyaar garoobay dagaal jihaad ah oo uu lagalayo kenya iyo jawaasiisteeda ay hoosta ku wadato cidii jihaadka kaqayb galayso oo muslim ahna waa uu soo dhawaynayaa

  13. Kalexo says:

    Abass ma aha marexan waa wecel darood looso diray hadana celwaq kama sobixi karo

  14. abdinasir sayid axmed says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.war meeshu wa fadhi ku dirir.kkkkkk war barre wuu cararay,haduu soo noqdana wuu dhimanayaa,kkkkkkkkkkkk.dhoofna asagaa ku yimid,kismaanyana waxaa lagu joogi karaa,caqli kaa badan&calaf kaa badan barre&reeraha uu wataana meesha ayay u soo calaf doonteen isla markaa caqli lamay imaan sidaa awgeed kismaayo waxaad ku joogi kartaa(kistaa&kaskaa)viva juba-land,viva juba-land,viva axmed madoobe.ka naxoow nafta waa.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  15. Mohamed wadani says:

    K.k.k ninki dhoofku yimid bay geridu dhibaysa waliginba isaso bahaysta moryan hawiye iyo midgaha marexan ilka yarta inbadan baad kismayo malaysen ragi lahana ka amusna manta dadki kismayo laha aya joga waxi ogu yimadana sanka xabad laga galin ma cir dhaha ma dhuldhaha ilka yar midgo marexan iyo moryanta hawiye vivaa jubbalandh vivaa absame

  16. Harti koombe says:

    Mareexan fc jubbaland way wada socdaan inyar oo caqliyar maahee barre qof maaha waa dameer hawiye hadana wuu walan raba ama alshabab ama cidamada jubbaland mid ha isku dhiibo warkana halkas kuxira.

  17. Garaad wiilwaal says:

    Mareexaan yaan loo gafin mareexaan boqolkii sagaashan in ka badan ayaa taageersan maamulka jubbaland oo ay ka mid yihiin. Mucaaradkuna mar walba wuu jiraa. Balse waxaa muuqda qaar aad moodo in xamar laga soo buuxiyay oo qorshayaal kale wata oo uu ninkaan cabaas ka mid yahay iyo wadaadkii raadkiisa xataa la waayay ee Hiiraale.

  18. ReerGedo says:

    War nimanyahow xog badan raadiya walaahi walaalkay ayaa ku dhintay allaha u naxariisto dagaalka kana mid ahaa ciidanka illalada Gen fartaag xogta aan hayo waxaa un hayn kara Fartaag iyo macalin maxamuud haku daalina meeshan
    somali waxaan leeyahay illahay barya
    Daarood waxan leeyahay ilahaygii sidan idiin gartay idiin madhaamo
    Wadaniga somaliyed waxaan leehaya ama ka naxama ku farax jawiga kismayo ma qurxana qof damiir lehna ma yeeli karo
    Marexan waxaan leeyahay kenya absame ayay wadataa runtana waa loo sheegay kenya absame ayay danteda ka aragtay ayay tiri kuna tiri marexan xalku wuxuu ku jirtaa in wiilashiina aad ka badbaad sataan kenya kenya si toos ah ayay ugu sheegtay marexan dad iyo degaan ba in marexan ay kagabadan yihiin laakin waxaa loo badinayaa in ay uga cararayso nationalistnimo laga dhaadhiciyay absamena maalinma joogi karo
    kenyala aanteed kismaayo

  19. Amal says:

    mareexaan nin kii diluu yaqaan sida Habar gidir haddii aan lalaayn dhulkana laga qaadin weli good joogsan mayaaan aaway dhulkoodii h,gidir baa qadatay hadna futaday u dhaqaan markaa waa in sidaa kablalax ugalaa

  20. anzalotti says:

    Waxaan maqli jiray hlmaami ogaa ma umulbaa
    Wallahi waxaan la yaabanahay Daarood hawiye wax ka sheegaya. Miyadan weli quusan walaalayaaloow, qaladka adinka maaha wallee ee waxeey ahayd in gebi ahaan eey idinka wada saaraan dalka oo dhan min raaskambooni illaa raas caseyr.
    Dadka ma caqligaa gurracan mise wax baa ka siya, war ma isweeydiiseen adoo cidina aaney kaa maqnen oo hub kii ugu casrisanaa uguna fara badnaa sita ayuu kaaabiin kaaga furtay, xerooyinka dhagaxleey, ifo, utaanga , dhadhaab marrastaadi iyo rag ku sheegaagi ku geyey, ma hal qabiil bad marka fileeysaa inuu maanta kuu ciidamiyo?? Aan kuu caqli celiyee dib isugu laabo, inaad hawiye gacnaha ka dhunkato keliyaa kuu bannan waayo kuguma digin, afxumana kuuma geysan isagoo ku dulleystay.

  21. shaah. says:

    kkk azaiotti waa u dhameysay sxb waa rubtaa meel bukta iyo faraa is og marka dadkaan waa nukaan daawana malaha oo aaan aheyn waxa haaya kansar hawiye la dhoho marka daawada waa in la gubaa si uusan u soo noqon marka hadey is daba qaban waayaan waxa ku dhacaysa waa jiri jireen qoladaas.warhooy cayaarta ka daaya kismaanyo

  22. mj says:

    wlhi kuwaan xataa ma istaahilaan in figrad laga dhiibto,just take a look at him,gaajo.com




saxafiyiin War Culus: Haayada Xaququl Insaanka Iyo Saxafiyiinta Laascaanod oo kulmay Dhibaatada Maleshiyada S/land (Video)
- Apr 22, 2014
Laascanod (Kalshaale.com) Waxaa maanta magaalada Laascanood kulan Balaadhan ku yeeshay Wariyaasha ka howl gala ...
taani daawo Topnews+Video: Pro: Taani oo caytamay Siilanyo-na si xun ukarbaashay (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Dr: Maxamuud Taani oo Qudbad ka ...
MADAXWAYNAHA BURUNDI Video: Madaxweynaha Burundi oo halmar MUQDISHO Lagu Arkay “Maxaa dhacay ?
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Madaxweynaha Dawalada soomaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha dalka ...
yaabka Video: Somali badan oo ilmaysay kadib Muuqaal Naxdin & Murugo Xambarsan
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka  Xambaarsa Murugo iyo Naxdin  kaasi Loogu ...
MADAXWAYNE War Yaableh: Xildhiban kale oo maanta Lagu dilay Muqdisho & Sir culus (Maqal)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan C/casiis Isaaq ...
xaaji cabdi waraabe Video: Xiisad Hargeisa ka tagan Jaamac Garaad Ismaaciil & Walaalkii, Odayashii Isaaq oo dhex galay Iyo Ceebta (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Meel lagaa jecel yahay hadaad ka tagto waxaad la kulantaa waxaan ku ...