Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Deg deg: Banaanbixii Buuhodle Ruxay, Hanjbaado, KHAATUMO Way Hirgashay, Daaqtaga Iska daaya Daawo (Full Video )

Saaka subaxii ayaa waxaa suuqyada waaweyn ee magaalada buuhoodle isugu soo baxay kumanaan dad weyna ah, Kuwaasi oo isugu jira dhamaan bulshada qaybaheeda kala gadisan, Ugu Danbayna Isugu Yimid Garoonka Kubada Cagta ee Xabado Stadium.
-

HALKAN KA DAAWO VIDEO 

Shacbakan saaka banaan baxayey ayaa waxa ay diidanaayeen sanaaduuq lasheegay in Maamulka Faroole kusoo wadaan magaalada buuhoodle waxa ayna  isku Bara rujinayeen in loo diyaar garoobe sidii gacan Bira Sanaaduuqda  iyo waxii sitaba loogu qaban lahaa intaysan so galin magaalada.
-
Agaasimaha Wasaradaha Arimaha Gudaha maamulka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar & Wasiirka Arimaha Gudaha Yaasiin Axmed Sulub  Ayaa Halkaasi Ka Jeediyey Qudbad Dhinacyo badan taabanaysa iyo sida Shacabku Iyo Ciidanku  Ay Udiyaar Garoobeen.
-
Waxaa shacabweynaha goob fagaara ah kula hadlay Coll:- Maxamed Sh Cabdi “Tuur” oo ah taliyaha ciidamada madaafiicda buuhoodle waxa uuna sheegay inay is hortaagayaan cidkasta oo doonaysa inay dhibaatayso shacabka dhaman ciidamaduna ay heegan kujiraan.
-
Cuqaal iyo Waxgarad Kale ayaa madasha Kasoo Jeediyey Qudbado kuwaasi oo Siwayn Uga Hadlay Faragelinta Qaawan ee Maamulka Faroole uu Ku Hayo Deegaanda Khaatumo State.
Bulshada ayaa Dhankooda ku Dhawaaqayey Halku Dhigyo Dhan ah Maamulka Faroole iyo Calooshood Ushaqaystayaasha Dhibaatada Usoo Horseedaya deegaanka.
-
banaanbax

Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (13)

  1. wiilka sanadka says:

    SAAS BAAN LAYDINKA RABAA REER BUHOODLE VIV KHAATUMO

  2. wiilka sanadka says:

    WALEE BEEN MAY SHEEGIN ILAANTA SUGAAN YAHANADA AH EE WAR ISKA DAYA DAAQ TAGA IMAANKA BESHE EE KHAATUMO WAA SOCOTAYEE DUMARKAA SAAS U GARANAYEE RAII MEE CALOOSHOODA U SHAQAYSTE KUMEE DHULKAAGA AAMIN INTAAD INA FAROOLE HOOS TAGAYSO

  3. a.risaaq says:

    waxan maqli jiray dumarka cirteedbogato iyo casar sexataa udaran, ragna caloshi lacayar iyo cilkama baxaa udaran

  4. mohamuud says:

    aduunku waa maalmo yar ayuu qofku noolaadaa ,sharaftii aad u dhimateen xejista yaan kaftan laidiinla Iman .tan kale dhamaan shacab weynaha khaatumostate waa inay ciidamada lasocdaan xaaladooda mid nololeed iyo mid kaleba..ilaahay haidn xafido..Fadlan qofkii isaaq aada deldela waa cadowe

  5. jim jam says:

    NOOLAADA REE BUUHOODLE CIIDAMADA WAA IN SANDUUQ LOO SAMEEYO RAGGA HA LA DHAQAALEEYO WAA DIFAACII UMADA E YAAN LA DHAYLSAN NINKA DHAXANTA IYO KANEECADA HURDA SI UU SHARAFTA DADKIISA U ILAALIYO EE U HURAYA NOLOSHIISA GUDDI KHAAS AH WAA IN LOO SAARO DHAQAALAHA CIIDAMADA KHAATUMO MAAMULKA AYAAN FARIINTAA U DIRAYAA.

  6. Real Somalilander says:

    Kkkkkkkkkk khaatumo seeg cidlo ka wareer taleex iyo buuhoodle ha idin waddo

  7. nin ishuba says:

    ninka maxamuud sheegtay alamuxuu isaaq ciilay inta kuu hadhayna ciil kudhamayso

  8. gabar Hawiye says:

    Waa sax saasbaa larabaaa iska toora reeryada maantay cid aad u baahantihiin majiro dad iska dhigaa dhuloos aabaa tihiine yaaa idinka fiican. Majeerteenkaan indhaha xiran ayaaa hadba dhinac idiinwata kadiida yaaa daarood ah ee tiinaa wataaa walalayaan weey nadhibeesaa dad soomaali ah oo calankii soomaaliya wataa oo lagumadayo hadan ka hadalnone qabiil lobadalayo arita ama argagixiso loobadalayo ee idiku kaca oo muujiya dadkad tihiin waa guuleesanesane yaan dadka walalahin ah leedinku dirin ee iskadhiciya cadawga labada dhinac idinka jira oo calamada xunka wata. Dhulbahante waad guulesanesan intaad soomaali jeceshahiin oo calankina quruxda badan wadataan insha alaah guulesta

  9. mohamuud says:

    ninishuba
    ciil waxaa qaba kan leh soomaali ma doonayno hadana dhul uusan lahayn sheegta kaaga darane neceb dadka uu dhulkooda sheeganayo hadaan ciil ku hayn maxaad lacarartay oo cidla u istaagtay,maad ku adkaysatid waa diga isa soo dhiibaye..ciil waan qabaa waxaana u qabaa inaan dhulkayga kaa eryo kadib meeshaad doonto aad maanagaa ku dhalay kaluuna afka halaguugu guro..ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa .

    shacabka buuhoodle waxaan u sheegayaa inay deldelaan qofkii isaaq aad waa cadowga 1aad ee umadda khaaatumo leedhay..yaan si sahlan inta isaaq la,aado hadana laidiinku soo noqon.qodobo kasoo saara arintaas waa dil qofkii isaaq u gala cadawga koowaad ee shacabka khaatumo leeyahay.ciidamaddana mushahaar joogta ah waa in aynu u qoraa.iyaga iyo xaasaskooda yes we can hadaynan haganayn..khatumstate haguulaysato

  10. sOmalilander says:

    rEEr ba OOOW yaa ku lehh !!!

  11. Real Somalilander says:

    Kkkkkkkk alla khaatumo seeg maxaa ciil haye waliginba cidlo ka wareera calanka towxiidku kuqoranytahay ee dalka Somaliland leeyahay waligiiba wuujirayaa

  12. gabar Hawiye says:

    Real somalilanded khaatumo seeg mahan ee waa dad soomaali ah oo jeceel wadaniyada iyo wada jirka soomaaliya ee dadka somaali diidkaa oo xumaanto kabuuxdo ee qabiilka wada waaa idinka isku sheegaya soomaalilan. Ee galadiina weey idin diiday aad isku haleeneeseen ee idinkaa ciil qaba xaasid yahow Waxaa tihiin waala ogaaday iyo beebtaad u sheegteen ilmaha hadaa shaqo idnka qabaneenaa wana arki doontaan tan idinku dhacada hadeedaan sooraacin soomaaliweey. Waxa badanbaan idiin dul qaadanay ooo sharaf idiin yeelnay dadkad xasuuqeesaan Waad kadhalayidootan idika iyo kuwaa isku shegaya putlan mardanbee hadaad isku daydan xasuuq dabe waad arkidoontaan tan idika racada hadaa waxii kadanbeeya waa idiin jawabeena hadanahay soomaaliweey wana u suu heelinenaa walalahayaga reer khaatumo walalayaal kaligiin matihidin ee haracina labada dhinac oo lamagac baxay. Reer bootolan iyo reer soomaalidiid calankina cidii kasoo hor jeesata waaleeskugu tagayaaa ee lasoco asc

  13. acefredge says:

    Ping golf compay lauch a new series ping g25 series, plesae check these g25 Driver
    ping g25,

    buy shoes Isabel Marant sneakers, http://www.isabelshoesforsale.com/
    Happy a day!




MADAXWAYNAHA BURUNDI Video: Madaxweynaha Burundi oo halmar MUQDISHO Lagu Arkay “Maxaa dhacay ?
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Madaxweynaha Dawalada soomaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha dalka ...
yaabka Video: Somali badan oo ilmaysay kadib Muuqaal Naxdin & Murugo Xambarsan
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka  Xambaarsa Murugo iyo Naxdin  kaasi Loogu ...
MADAXWAYNE War Yaableh: Xildhiban kale oo maanta Lagu dilay Muqdisho & Sir culus (Maqal)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan C/casiis Isaaq ...
xaaji cabdi waraabe Video: Xiisad Hargeisa ka tagan Jaamac Garaad Ismaaciil & Walaalkii, Odayashii Isaaq oo dhex galay Iyo Ceebta (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Meel lagaa jecel yahay hadaad ka tagto waxaad la kulantaa waxaan ku ...
DAAWO CIIDANKA Deg deg Ah: S/land oo Beenisay Ciidankii Isku dhiibay maamulka P/land, Cadaynta Muuqaal-Laga Duubay ! (Maxay Wataan)
- Apr 22, 2014
Garoowe (Kalshaale.com) Maamulka Somaliland ayaa beeniyay war ka soo baxay maamulka Puntland, kaasoo ahaa in ...
HODAN Daawo: Hodan C/raxmaan oo Laga daba Dhacay markay ku heestay xijaab (Video)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa muuqaalka Heesta Xijaab Iyo Codkii Fanaanada  Hodan Cabdiraxmaan ...