Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO:- Faroole oo Yidhi “Ogaadeen Soomaali Maaha” Yaabka Aduunka !!

Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka soomaaliyeed ee Puntland ayaa  Horay Ushaaciyey Hadal Gef ku ah Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed, Kaasi oo uu Ku Fogeeyey Beelwaynta Ogaadeen ee Katirsan Umada Soomaaliyeed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxa uu Si Cad Usheegay In Dadka Degana Kilil Shanaad ee Ay Qabsatay Ethopia aysan Ahaynba Soomaali, Islamarkaasna Wuxuu Sheegay In Puntland loo Ogolaaday, Deegaankiisuna aanu Halaq Mareen Ahayn.

Madaxwayne Faroole ayaa Haatan Kasoo Debcay Mowqifkii Hore Iyo Dhibkii uu Ku Hayey Beelwaynta Ogaadeen Isagoona Haatana Safka Hore kaga Jira  Ololaha Maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe.

faroole


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (33)

  1. Isaak says:

    Waan soodhawayn haynaa hada kahora rali galin yukabixiyay ruxu haduu khaladkiisa fahmo waasax lakiin ogaden nina mawaydiin hayo somali nimadiisa taas hala ogaado midakale huuna ogaadenku ladagaalamen uk somalidu waxay ahaan lahay maanta waxaan abuurayn marka ninkadha ogaden somali maha waxa ulamid yahay nin kii yidhaahda sucudigu carab maha ama yaman watusaale lakiin faroole cashir halaga barto oo ninkasta oo somali aha nin madax ah waa inuukhaladkiisa qirtaa kadibna kalaabtaa hadikale waxaad kusifoobi maah maahdi somali da ee hayd doqani meshaykatimid kunoqashadeda ceebaymodaa hadal kaatidhi haduukhalad yahay hakudhagin eekalaabo

  2. M.H.Buraleh says:

    Haddana wuxuu colaadin ba’an aan xaq iyo gar ahayn ku hayaa Khaatumo iyo Mareexaan. Daarood hadduu rabo inuu somali wax la qaybsado kana nabad galy midnimo keliya ayey taasi ku iman kartaa.

    • Fatima says:

      M.H.BURALEH,
      HORTA IN TA AADAN SEEFTA LABOODIN. DHAGEYSO CAJALADA. MA DHIHIN OGADEYN SOMALI MAAHA, OGADEYNA NINNA UGAMA BAAHNA SOMALINIMO, OO ILAHAY BAA KA DHALSHEY, KHATUMA WXA UU U GEYSTEY BAL II SHEEG ADI? MAREEXAAN IYO FAROOLE WALI ISMA ARAG. MAREXAN OO DHAN MA AHA KUWA CAALA QAATAYAAL AH OO CULUSOW RACEY BAA JIRA. BILSHA RAMADAN OO KALIYA SOMALIYEY AAN RUNTA SHEEGNO.

  3. Jigjigaawi says:

    Waahadma marka uufaroole sidanyidhi? Kalshaalese muxuuhada usooqaatay? Sabab? Maselahubaa Arintaan inaysidhab ahudhacday? Muxuusekukeenay? Walal Isaak?

    • Fatima says:

      JIGJIGAAWEY, WAA LA YAABEY

      HADALKAN WUXUU AHAA 3 TO 4RS AGO, KALSHAALE ISKU DIRNIMO BUU U SOO JEESTEY HADA. AFKISA XITAA OGADEYN MA SOO MARIN…..WAR ISKU XISHOODA OO ILAAHEY KA BAQ KALSHALOOW, WAXBA QADIMEYSIDEE HA IS CEBEN….

  4. khalid says:

    HADAL WAA MARGI HADBA MEESHII LOOJIDO AYAA MARI. MARKA WUXU KA HADLAYEY DIFFERENT PEOPLE KU SOO JOOGA DEEGANKAS. DAD AH SOMALI ETHIOPIAN IYO DAD REER SOMALIA AH. SURE SOMALI ETHIOPIAN ARE SOMALI ETHIOPIAN. THEY ALSO CALL THEM SELF SOMALI ETHIOPIAN. WHAT IS WRONG WITH THAT. HE DID NOT SAY OGADEEN. HE TALK IN GENERAL. DON’T TWIST HADLKIISA.

  5. Ahmed Hassan says:

    Kan Isaaq ee Doqon ka ah dantiisu uun meeshay ku jirto wax ka eegaya afkiisii hooyu xitaa ka xishoonaya in uu ku hadlo Kii ingriiska waa gaariwaayey oo wa ku adagyahay ..waa dacawadii … dhameeyaa intaa…

  6. Ahmed Hassan says:

    Kan Isaaq ee Doqon ka ah Khalid dantiisu uun meeshay ku jirto wax ka eegaya afkiisii hooyu xitaa ka xishoonaya in uu ku hadlo Kii ingriiska waa gaariwaayey oo wa ku adagyahay ..waa dacawadii … dhameeyaa intaa…

  7. wiilka sanadka says:

    tuu kenaba tii kale ka daran hadee majeerteena harti maha oday faroole

  8. sOmalilander says:

    axmed xassan…..

    ninku magaciisa ah isaaaq ee mahaa idoor kkkkkkkk waa reer isaaqii ogadeen , ama doqonkii ogadeen doolloo laga qaadye kkkkkk iska hubso xuunshooy mel walba daf ha odhona magacu waa magac dadka oo dhan ka dhaxeeyaa hamoodin inuu isaaq uun labaxo idoorku kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. sOmalilander says:

    axmed xassan…..

    ninku magaciisa ah isaaaq ee mahaa idoor kkkkkkkk waa reer isaaqii ogadeen , ama doqonkii ogadeen doolloo laga qaadye kkkkkk iska hubso xuunshooy mel walba daf ha odhona magacu waa magac dadka oo dhan ka dhaxeeyaa hamoodin inuu isaaq uun labaxo idoorku kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Ramadaan kareem

  10. Quruxda Muqdsho says:

    sOmalilander kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    ramadaan kariiim inadeero hada soomalidii waa kusoo biirteen hadii hawadiina laydin siiyey sowm maaha ?

  11. abdirizak uk says:

    asaxaabeey marka hore ramadaanul kariim marka xigta anigoo muwain somaliyeed waxan leeyahay waya xoroobi doontaan umana baahandoontiin faroole waxaa in karab taagan somali wayn somaliland hadii ay diido wada hadalka oo ay ku adkaysato go itaanka waxan hubaa in uu imaan doono gorgortan gabolada ah ka dib ha noqonina dad magac qabiil lugu dagaal galiyo [ stop harti ] tusaale dhibkii uu ku hayay faroole culimada iyo mujadiinta besha ogaadeen durbadiiba way ilooobeen [kabllalax ] bay doorteen dadkii dhawacooda dawaynayy lacagta u aruurin jiray qarin ayaa cawod loo tusay waxaan in leeyahay tariikhda oden ma ahayn in gaal laga dabayaaco somali wa mid

  12. Fatima says:

    WAR KALSHAALEBA WAASHEY,
    KALSHAALE ISKU DIRKA MA DHAAFTID, WAXAAN U MALENAYAA WAARIYA YAASHA MID BAAKU JIRA MID BUKA? NINKAN AFKISA OGADEN KAMA MAQAL MARKA MAXAA MAQASHEY ILEEN NIN BUKA BAA TAHEE???

  13. Isaak says:

    Kkkk usheega isxaaq wamagac ninkastaana labaxa ninkan wata magaca xusen nin waxkalagaran haya maha anigu saaxiib idoor afdhogar ma ihi eewaxaan ahay ragiikulahaa adiga

  14. wiil hiraab says:

    anugu warkaan marki an sheegi jirey inuu jiro daba ila caayi jirey isku dayi jirey ineey difaacan ama dafiran xaqiiqda jirta in faroole isir sooco dadka koofurta dega siiba elayda inuu etihopia ka ibsado ogaadenka in guryaha cooshadaha ah lagu gubo oromada ogaadenka elaayda iyo jareerta bal maantey hala inkiro hadi ay jirto cid inkiri kartaa mar dhawna waxa laso gelin dona webseydyada filim live ah o laga duubey mar lacagti la qadanayo ethiopiankana lagu wareejinayo 6 nin o ogaaden ah maantana wuxuu ku beer laxawsanaya kab iyo lax baanu nahey alla wuxu doqonsana

  15. shaah. says:

    faroole ma shalay buu waalnaa mise maanta? shalay iyo maanta waa siyaasada wareegta ee quranka ah laakiin qof weyn ma qabo inuu kala hadlo waayo afkuu shalay kuugu amaanay qof misana kugu caanaya macnihiisa waa munaafaq marka ninkii munaafaq la shirkoowa waa la mid ayaan qabaa xataaa kitaabka alla ayuu u gafay faroole waaana wada ogtihiin soomali oo dhan.marka gurbaanka faroole tumaya iyo kuwa ku cayaaraya qoob ka cayaarka dhaantada brrnta ah ee farooole garaacayo waxaan leeyahay war hooy cayaartaas ka fiirsada intay goori goor tahay ninkaan ka saguyay inuu jig jiga xoreeyo miyaa kismaaya iib geenaya sheekada waa nuucaas.

    • Liqaaye says:

      Horta in sifiican aad udhagaysatan ayaa fiican hadalka odeyga.

      Hadalka si xun ayaa loo turjumay lkin isaga wuxuu ula jeeda dadka ethiopia degan somaliya kamid ma aha o jamhuriyada kamatirsana ee waa muaadinin itoobiyan ah lkin waa dad somali ah oo somliga kuhadla.

      Waa runtii marka dhinac laga fiiriyo qofka passport kuqaata wadankas ama wax kubarta ma aha somali ee waa itobiyan , miyaysan ahayn. Hadalka in laleexiyo ma aha.

      WEBSITE YADA HAWIYE AYAA MAAL mahan danbe aad uqora koley dagaalkii ayaa meeshas lagalay markii awoodii wax lagu loodin wayay.kkkk

      Ogaden somali isaga ayaaba keenay waayo magaca somali iyo muslinimada iyo magaca dheer intaba somali isaga ayaaba keenay qofka tarikhda sida fiican u yaqaana ayaa fahmi kara.

  16. Quruxda Muqdsho says:

    maanigaan garan CAQLIGA FAROOLE KKKKKKKKKKKKKKKKK

  17. shaad says:

    ASC Ugaadeen waa geed weyn oo somali hadhsanayso waxuuna maana hogaamiyaa dowlado waana qabiil Alah malaadhiyey Amaan& eedaba way soo gaadhayaan ee ha ladul qaato,teeda kale dalka somaliya meenta ma leh dowlad hanata kamana ay tis qaadin nadaam &kala dambayn waxase jira maamul goboleedyo sida:Puntland,Jubaland,Galmudug& Khaatumo state of somalia.guul Khaatum+Jubaland

  18. samatar haruun says:

    aniga waxan la yabanahay ogadeen horta waa dad walaleheen ah waaye lkn aniga rer mogadisho aan ahay ogadeen manecbi ok hadii aan uhadlo wadaninimo ogadeen waa dad tariq kuleh somalia lkn waxa ku dhalil sanahay labo arimood ey somalidu uqdad kaqabto mida kobaad kililka shanaad ey heystaan tan labaad iyo gobalada en efdhi mexey somali uga bahanyihin marka mawaxa wadiin tan aniga ayaa leh tane waa kula leyahay iqwanii waxas masoconeyso yaqey hadane waxa sii rabtiin goladii somalia ugu qeyradka badnaa in an sii maamushiin dhulka kenya iyo Ethiopia ey heystaan kakeena wax nagu soo darsada markaas haa lkn hada mida Jubaland mid soconeyso mahan mida kale dadka somalida dhagta ayaa utagan Kenya waxa ey sowato iyo wabiga yaa badan ey sheekada mareysaa xukunka Jubaland ha firine lpz dibin dabyada guraxan eey Kenya somali kuwado firiya iqwanii

  19. kismaayo says:

    ogaden haduu soomali ahayn waxa la yirahdo somali baan jirin tariikhda soomalida waa ogaden aduunkana laga aqoonsan yahay tariikh kale yeesha anaga waa isku filanahay magac somali waa shaati wasaqoobay waa idiin siibnay tariikh samaysta waa mid ha ku mashquulina ogadeen ilaahay baa afrikh ku badiyay ogaden iyo nfd and somalia jublaand ilaa bakool waa dhul ogaden magaca somali qayd ku xabaarta

  20. Gariland dland says:

    War kan hiraabta wataa war naga aamu axmuq yahaw yaa hadal kuyiri oo soo kala dhex gal ogadeen iyo majeerteen ayagaa walaalo ah dhulbahante iyo msreexana iyana waa walaalo ee orda iidoor iyo hawiyr na dhaafa oo naga dhex baxa ogaadeen nina oogama baahna somalinimo waa dadka ay taroikh fu qorto ogadenya mapka aduunka ayey ku talaa dhul intey degto na waa layaqaana

  21. Dhoore says:

    Howenteyda Fatima lagu magacabo
    ina adeer gebi ahaanba wax wanaagsan iyo wax wada jir keenaya kama hadashid ee miyeysan wanaagsaneyn inaad wax akhiro iyo adduun ku anfacaayo qortid?
    waxay ila tahay in dhalinyaradu kusocdaan wadadii aabayasheen ku lumeeyn. haddiii xal iyo wanaag ku jiro koox kooxeysi heerkaan manta ma aadan joogteen ee akhyaarey wax isku fala oo caqliga isticmaala!!

  22. Khalid Salaad says:

    REER JILAAFO LA’IDIN BAREY.

    Markaan kursi waayo=Daarood ku waashaa
    Haddan Daaroodka waayo = Kablalax ku raftaa

    Markaan intaba waayo= AXMAARKAAN KU OOYAA
    Hadduu Axmaarku idiido=
    Soomaalaan ku qaraabtaa.

    Baroorta Majeerten ee Daaroor,Daarood
    Waa KURSIGA R/WASAARE SAACID.

    Ceel hoose iyo haadaan waxaad uga dhacdee waa hunguri weeyne.

    Rag iyo dumar kaan arkaba waa waxwada doone, ABRIS MARTI UMA BISLEYN KARO SIDA MAJEERTENE.

  23. raweyliya says:

    asc Somali waxa halkaa dhigey waa mujrimiin diinta islamka caayey iyo kitaabkii allah oo dad muslim ah ka iibiyey xabashi hadana doonayo inuu magac qabiil adeegsado dadna ku dagaal geliyo kadibna iibsado wadanka maalin maalmaha ka mid ah allah ayaa qaban doono ee ogaada

  24. warsame samadoon says:

    ac
    Rag markuu is hayo wax kasta waa isku dhahaa waana ka heshiiyaan,hada faroole arintaa waan ka heshiinay.Mareexaan iyo walaalaha galgaduud cayda iyo aflagaadada ay daldalayaana waa ka heshiin doonaa marka ay runta soo taabtaan oo ogaadaan in aan cay iyo afxumo waxba lagu helin.Ta ugu muhimsan ee akhristuhu in uu ogaado ay tahay soomaalinimada qof iyo qabil gooni ahi ma bixiyaan ee waa u dhalasho,qof isagoo soomaali ah dhashay waa soomaali cid ka saari kartana ma jirto.
    wc

  25. saxane says:

    Futa madoobe dadkani iyagaa walaala ah
    ee adigu xageed ka socotaa ????????. Maxaadse
    ONLFna kaagama baahna bogaadin oo faroole waa
    walaalkood adigana boos kagama banaana ee wakhti
    yuu kaga lumin saxiib waa hadaad aqli leedahay. Talo waxa kaaga baahan waa hawiye ,daarood waa isku tashaday.

  26. xidigta sanadka says:

    wan garanay horta halawada hadlo ma xuma lakin anigu wan necbahay wixi qabiil ama umad islama cayo waxana aminsanahay in la garay waqtigi somali hal noqan lahed dadna haday rer hebal bilaben ha ka wantoben ayan lenahay somaliyana danteda ha garato o adunka wax ha la qaybsato oo dowladoda ha la shaqeyan waxa magac lagu hela wa ado diinta islamka ku dhaqma calan iyo qarana heysta qabiil wa waxa na curyamiyay wblh towfiq g

  27. hersi says:

    Ku: ISAAK

    ninka la baxay isxaak amaba isaak. waxan ku idhi waxad tahay horta lama ooga, laakin waxad shaaganeysa Ogaden sida uu hadleysid ee waxad iga jawaabta yaad laheen jirtay, yacni adigo oo jawabaya ka siita magaca Xasan bad waxad tiri “anigu saaxiib idoor afdhogar ma ihi eewaxaan ahay ragiikulahaa adiga” ee yaad laheed? taa labaad waxan ku idhi yaa la dagaalmay Engris aka UK aka british? bal taasna iga soo jawaab. ma ogadeen misa Dhulbahante?

  28. Jaamka says:

    Faroole falag iyo fooxuu kudhereya isaga iyo inta lacaqliga wa wax diinu ka idlaat ay ,indhahana wax kama arkaane dhuuntey wax ka arkaan hadaan ul lala dul tagneyna goor horey Diinta&Dalka iibsan lahayen ee ilaalaa laga haayaa Reer dulwajheyne taa hala ogaado

  29. Liqaaye says:

    Video sidaas ma aha wuxuu kahadlayaa dadka kudhashay somaliya ama jooga aya somali ah dadka kale wadamada ay jogan ayay yihin sida sharciga ahna waa sax.

    Ogaden somali hadii xiitaa uu kaboxo somali taarikh yeelan mayso, waxyna noqon duur joog.

    Waayo taarikhda iyo xadaarada waxaa leh BEESHA Ogaadeen runta marka lagahadlo.

  30. gabar Hawiye says:

    KKkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkKkkkk soomaali mahan ogaadeen iyo dadka wadamada kale dagan waa kaleelay faroole. Waa suufi iska hadla marna waa runtis waxaa kadareemeesaa ogaadiin sidoo u jeceelyahay etoobiyaka iyo sawaaxiliga soo soomali u didanyahay walagood xadood yada ayeey dhooban yahiin waa ruufiyaniin Kkkkkkkkkkkkkkkkkk daarood waxaa u gobsan mareexaan intaa kalee waa gaalo jeceelo. Soomaali dhab ah waxaa ah mareexaan waa lo og yahay tariiqda daarood waxaa so raca dhulbahante iyo leelkase. Intaa kaalee waa caado qatayaal asckkKKkkkkkkkkkkk




yaabka Video: Somali badan oo ilmaysay kadib Muuqaal Naxdin & Murugo Xambarsan
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka  Xambaarsa Murugo iyo Naxdin  kaasi Loogu ...
MADAXWAYNE War Yaableh: Xildhiban kale oo maanta Lagu dilay Muqdisho & Sir culus (Maqal)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan C/casiis Isaaq ...
xaaji cabdi waraabe Video: Xiisad Hargeisa ka tagan Jaamac Garaad Ismaaciil & Walaalkii, Odayashii Isaaq oo dhex galay Iyo Ceebta (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Meel lagaa jecel yahay hadaad ka tagto waxaad la kulantaa waxaan ku ...
DAAWO CIIDANKA Deg deg Ah: S/land oo Beenisay Ciidankii Isku dhiibay maamulka P/land, Cadaynta Muuqaal-Laga Duubay ! (Maxay Wataan)
- Apr 22, 2014
Garoowe (Kalshaale.com) Maamulka Somaliland ayaa beeniyay war ka soo baxay maamulka Puntland, kaasoo ahaa in ...
HODAN Daawo: Hodan C/raxmaan oo Laga daba Dhacay markay ku heestay xijaab (Video)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa muuqaalka Heesta Xijaab Iyo Codkii Fanaanada  Hodan Cabdiraxmaan ...
xiisad Dhegeyso VOA: Masuul katirsan Dawlada & Laba Qof oo la Gowracay & Al-shabaab Oo Qabsaday Xarun Ciidan (Faah Faahin)
- Apr 22, 2014
Baydhabo (Kalshaale.com)-Wararka saakay naga soo gaaraya degmada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in halkaas ...