Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO: Beesha SADE” oo si Kulul Uga Hadashay dagaalkii Kismayo ka dhacay

Kulan ay maanta ku yeelatay Beesha Sade Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayay uga hadleen dagaaladii dhawan ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose kaasoo dhex maray Ciidamadda dowladda Federaalka ah ee Soomaliya iyo kuwa Col, Barre Hiiraale oo isku dhinac ah iyo Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe oo sida la sheegay kaashanaya Ciidamadda Dowladda Kenya.

HALKAN KA DHEGAYSO COD 

Dowladda ayaa eedayn kulul u jeedisay Dowladda Kenya oo ay sheegeen inay la safatay dhinac kamid ah dhinacyadii dagaaladamayay isla markaana ay Madaafiic ku garaacday dad rayid ah oo ku sugnaa Xaafadahooda.

C/qaadir Ismaaciil oo ku hadlayay afka Beesha Sade ayaa Saxaafadda u akhriyay Qodobadii kasoo baxay Kulanka Iyo Waxyaabihii Looga Hadlay.

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (32)

  1. shaah. says:

    waa yaab ogaadeen muu jig jiga xoreeya kolkuu kismaayo gaadaya yaa waalay?faroole iyo majeerteen ayagaa lagu ogaa iyo mudulood in ay ciidamo shisheeye keenaan ogaadeena ma ku darsamay koxdaas walee waa yaab

    • mahd says:

      waxaan aad ugu han bal yaynayaa guu sha uu garey mamulka juba land ju hogaaminaya axmed madoobe marhadii cayayaankii bare la safeeye

  2. Kalexo says:

    Majerten ma walano adawalan majerten wuxu arka haweyo dulan ku ah xornimada darood wale wad ku dhamaneysan halkan wixiihore walaga baxay

  3. maarshaal says:

    waxii kismaayo ka dhacay waxaa ka masuula bare heeraale.dadkiina dhinaca ka raaca.mareexaan waa laan naga mid ah oo aan la dhaafi karin.lakiin bare hiiraale ina culusow waa dhuuni qaata yaal.
    dhibkiina iga ayaa ka masuula .muran wuu dhamaaday

  4. guusha anagaa leh says:

    walee mareexaanka waxbaa ka is ah markasta dagaalka daarood iyo hawiye waxay la saftaan hawiyaha waxaan rabaa sababtu ay markasta hawiyaha u raacaan????
    marka ha ogaadaan iyaga iyo hawiye iima kala sokeeyaan,

    • samaale says:

      WAR NACASKAA LOO LABAXEY GARAAD WIIL MEEL WALBA XAMAR AYAAD AFKA KU HEYSAA GAALAADA XAMAR JOOGTA ADEERKAA MJ YEY AYAA KEENAY. DHULKA SOOMAALI NINKII GAALKEENEY ABOWGAA YUSUF KANADIID AYUU AHAA NINKII CALANKA ITOOBIYA CIIDA SOOMAALI USER NINA YEY BUU AHAA GEDO NINKII ITOOBIYA KEENEY ADEERKAA BUU AHAA KAN HADA KENYA DAWADA U LEEFAAYO WAA ADEERKAA MARKA MAXAAD KA HADLEYSAAN DAAROOD HADAATIHIIN WALIGII DULI NIMO SHAQAJAAN AYAAD KU NOO LAA JIRTEEN MAXAAD TIHINN TAARIIKH WAA QORAN TAHEY WAXBA HA CEYTAMIN ILMO WACELO DAAROOD KUWA YEMEN XOO U QALA AYAA TIHIIN MAXAAD SHEEGEY SAA JABARTA CISMAACIIL WAA MIDGAHA YEMAN US SHAQEEYA. NAAGTA GUX KENYA MIYAA KU KALEY HADEER WAA DHAX DIINA MARKAAN IMAANO KENYA ISKAAYE XAATAA MAREEKAN SOO KA XEESO WAA NOO BALAN.

  5. Dheesha igaa dhaafa says:

    Waryaa daanyeer guul beele ogoow mareexaan wuxuu idiin nacay xumaanta aad isku jeceshihiin wanaagana waad isku nacdaan mareexaan soomalinimo ayaa u muuqato laakin adiga inta kula midka ah qabiil ayaa u muuqda mareexaan ma baqo mana u ordo dalalka dariska ah ee adiga iyo inta kula midka ah maxaad markasta oo leydiin bursado xaduudka adeerkiin u gashaan xataa ma aadeysiin xaduudka aabihiin amxaar injire

  6. dhulbahante dhaba says:

    ogaadeen muxuu ku falayaa dhul guumaysi kujira mid xora buuba leeyahaye.habar waliba ogaadeen bay usoo xaar tagtaa.jubooyinka ma cid kalaa degta maxaa afqadhmuun dad diley ogaadeen bay maqashay

  7. keen ali says:

    mareexaan waa somlia ogaadena waa ethopian maxa iska galay

  8. Abuudalxa says:

    Asc dhamaantiin
    Dhurwaa Ayaa Hal irmaan candhada ka gooyay nirigteediina fatuuryaha ka gooyay markaasuu yidhi maxay ka nuugi maxayse ku nuugi
    War soomaaliyeey maxaan isku heysanaa soomaaliya oo dhan waa la heystaaye.
    Xamar gaalo madow Ayaa ka talisa, kismaayana sidoo kale, boosaaso Iyo hargeysana amxaaraa ka talisa, waa su,aale anaga soomaali hadaan nahay xageen ka Talinaa mise hambada dhuwaaga ayaan ku dagaalameunaa

  9. Fatima says:

    WALEE BARE HUURAALE QURUNLE, MAANTUU IIGU SHIREEN XAMAR.? WAR SHARAF HANAGA QAADINA NACALAD IDINKU TAAL WAJIYA XUN. INTA DAROOD DHUL LEEYAHAY BEY XAMAR KU SHIREEN. FOOL XUMO ALLE IDIN MAD. WAR KU WAAN MA AHA MAREEXAAN.. WA WECEL SHEEGANAYO..MAREEXAAN DAD DHIIGLEH BEY AHAAYEEN. WAA LA SIXREY HAWIYE SIXREY. WALAALOOW MAREEXAANOOW WAAD SOO NOQON KARTAA CURADKEENII BAA TIHIIN HAWIYE HA ISKU BAH DELINA. WAA I DHIBEYSAA IN AAN ARKO IDINKOO HAWIYE TUUGSANAYO. WALAALOOW MAREEXAANOOW SOO LAABTA NABAD CAANO KU CABA. KISMAYO HADBA NINAC U SEEXDO.. PLS MARABO IN HAWIYE KU BAHDULI ADOO MAGACA DAAROOD WATA. ILAAHOOW HA NA CEEBEEN. BARE HUURAALO MAREEXAAN YUU KA YAHAY HORTA? MALA HUBAA IN UU MAREEXAAN YAHAY?

  10. will hawiye says:

    MAREXANOW ANAG HAWIYE HADAAN NAHAY WAGII DOWLDA SIYAAD BARE IDNKA NA LAHAA OO WAAD NA GUMADEEN HADA ANAG IDIN LAH INTA ILLAHY KA SOKEYSO HABAR GIDIR AYAA IDN LEH SIIBA CEEYR TAN KALE MABA AHAN INAAD LA QEYBSATAAN DAROOD WAX WAAYO ANAAGD NAGU LEDIHIIN XAQIINA EE ISKA DHICYA MAJERTENKA IYO OGADENKA ANAGANH WAAN IDN TAGEREYNA LAKIIN ABARTIINA GADO LA JOOGA MESHAAS HA SOO DHAFINA KISMAAYO HAWIYA LEH IDNKA ISA SOO REEB REEBA ANGA KUWA SOO BAXA AYAAN LA HESHINEYNA WAXAN JECLNAHY INEEY SOO HARAAN CAGDHERTA WAA LALA HESHIN KARA WAAYO KENYA IYO ETHOPIA AYAA LA ISKU FURAYA OO MELL KASAT AYAAN UU GOSHEYNA ANAAG XABAAD WAAN DHAFNAAY SIYASAD HADAAN NAHY WACEYSLE XABD HABAR GIDIR AYAA NOO QABILSAN OO TAQANO MAREXAN IYO MAJERTEEN ILKA YARNAH MA GURSANEYNO OGOOW DAROODKA DHALADKA AH SIDA GABDHAH OGADEN EE QURUXDA BADAAN

    • ahmed says:

      @wiil hawiye.
      waxaan hubaa inaadan hawiye ahayn (oo aad majeerteen tahay).
      hawiye sidaada oo kale isma qariyo ee toos bay u sheegtaan waxay qabaan,adiga oo qofkastaa garan karo ciddaad tahay ,inaad wiil hawiye la soo baxdo ,waxaa calaamadihiinii gaarka ahaan ,sababta oo ah ,waxaad ogtahay ,inaan cidi aqrin doonin haddii aad la baxdo wiil majeerteen.
      laakiin run dhageyso:waxaan marqaati ilaahay ka ahay in hawiye ,soomaali xalaal ah yihiin ,wadaniyiin yihiin islaam yihiin ,gaal gumeysta necebyihiin,shisheeyana aysan u kaboqaadin,laakiin majeerteen wixii xun oo dhan yahay ,weliba fulay yahay ,oo inuu cid soo riixo(ogaadeen ,kenya alshabaab iyo dirodiro afmiishaarnimo) mooyee bannaanka bareerihiisa la iman karin

  11. Garaad wiilwaal says:

    Shah ugandeeska iyo Burundiga xamar jooga ee idin kala ilaaliya ma ogaadeen baa idiinkeenay mise majeerteen? Mise waxaad leedahay baantuu ayaan isla nahay oo anaga waa keensan karnaa?
    Adeer naftaada been ha u sheegin Xasan cukusow iyo mooryaanta uu kismaayo u soo diray marna laga ogolaan maayo inay nabada iyo nidaamka dawliga ah ee kismaayo ka hirgalay khalkhal galiyaan. Indhahaaguna ha arkaan masiibada xamar taala.

  12. samaale says:

    WAR NACASKAA LOO LABAXEY GARAAD WIIL MEEL WALBA XAMAR AYAAD AFKA KU HEYSAA GAALAADA XAMAR JOOGTA ADEERKAA MJ YEY AYAA KEENAY. DHULKA SOOMAALI NINKII GAALKEENEY ABOWGAA YUSUF KANADIID AYUU AHAA NINKII CALANKA ITOOBIYA CIIDA SOOMAALI USER NINA YEY BUU AHAA GEDO NINKII ITOOBIYA KEENEY ADEERKAA BUU AHAA KAN HADA KENYA DAWADA U LEEFAAYO WAA ADEERKAA MARKA MAXAAD KA HADLEYSAAN DAAROOD HADAATIHIIN WALIGII DULI NIMO SHAQAJAAN AYAAD KU NOO LAA JIRTEEN MAXAAD TIHINN TAARIIKH WAA QORAN TAHEY WAXBA HA CEYTAMIN ILMO WACELO DAAROOD KUWA YEMEN XOO U QALA AYAA TIHIIN MAXAAD SHEEGEY SAA JABARTA CISMAACIIL WAA MIDGAHA YEMAN US SHAQEEYA…

  13. Isaak says:

    Kkkkkkkk marexaan waxaalaga afgartay waaban ogaden ka eryay kismaayo kkkk usheega inuna kaligii ahayn oo isbahaysigii doxadajuba ahaa kkkk aabahay yaageel lahaanjiray anaa dameerle yaadhaanta hada wax iskaceli habargirna sokaxayso kenyanka waanka imana hawiyaha ka imo markaas mikeeni uhadha hala ogaado hadiikale adna hawiye yaad wadataa ana kenyaan ee adkayso uhintanadaa

  14. isa says:

    muslimba tihiiiiiiiiiiiiiiin marka ku daydaa somaliland oo heshiiya 22 sanadood hawiye iyo darood haa ku jiirina ee heshiiya maxaa idiin walay saxiibayaldee guuuuuuuuuul shan alle ha idin siiyo angan guuuuuuuuuul dawladnimo inshalahu

  15. Isaak says:

    Mareexaan waamaynoorati ee waxaankulatalin lahaa tashadan oyna isbaabi nin dadkana waxlaqabsadan waxaad ogtihiin iftin baasto inuxamartagay markuu ogaday 100 cormal ah inladilay markuxamartagay waxaalawaydiiyay su aal waxaa lagu yidhi warnimanka maxaad isgacelin wayday wuxuukujawaabay max aan iskahagraday yaad arkayseen hawiyo waad nalugayseen eenadaaya yuuyidhi

  16. aamino daarood says:

    mareexaan waa niman daarood ah sidaa yaan la iloobin buraanbur ayaan u tirinayaa bare hiiraale iyo kuwa daba socda
    dhuuniqaataha dhanbaal baan u dirahayaa
    hanadadii daaroodkaa hooda kuugu filan
    waxaad dooneyso degdeg baa laguugu qaban
    dalkeena ha iibsan waan kuu duceynayee dalkeena ha iibsanwaan kuu duceynayee
    war dalkeena ha iibsan waan kuu duceynayee

  17. Liqaaye says:

    Kenya aya nagumaday ayaa afkoodii laga gartay, waxay ka xishonayan Raaskanbon ayaa nagumaaday.

    Hawiye wax kale oo aad dabka kushidan hadad haysan soodira Raaskanbooni wali wax ay kushiish bartaan ayay rabaane.kkkkkkkkkkk

  18. Gariland dland says:

    Doqon mareexan waxan usheegayaa inaad darood dabada kaga taalo oo kablalax uu kaa badan yahay ood lopma oyaan tahay kablalax waa ogaaden iyo absame majeerten dhulbahante warsangeli iyo gari koombe xarle koomne intuba waa kablalax marka waadna ogtahay oo leelkase iyo awrtablena waa dad dhiigle oo an jecel nahay odimana hilinayaan saa waa hawiye dameerle isaga waxba qaadimayo oo waa layaqaana waligii asagoon qof darood ah wadanin dagaal lama galin darood mar waxuu wataa majeerten mar ogaden mar marexan waxiu ogyahay in hadii darood midoobo aan meel uu ku dhibcay la arkeynin

  19. sade + wagardhac. boy says:

    kkkk daarood inta langabka ah ayaa daroday ku calaacala marexan ban is aqon wabase darod war darod nimada qaata an isku imaano waagoo baryiyo waardiyaan aqaan hada kenyoo baxdiyo kismaayaa no balana

  20. sade + wagardhac. boy says:

    daarood nimadu waa wax loodhasho maahan wax la iska doon doono waxa nasiibdaro ah inta maangaabka ah oodhan inlaga dhadhiciyay flim daaroodsin ah oo dad gara watan marka waxan lenahay qanyalad darod dhexdisa ah hanoo bilaabina hadiii kale hadhow ogah darodban ahay kayelimaayo iyo bowe wankula dhashay

  21. Ali hagi says:

    Waxaan layaabanahay Mareexaan daarood iyo wadaninimo yaa u diiday?hadaba waxaa loo kala baxay dhuuni raac iyo wadani sidaas darteed ila soo safta markaad xoreeysataan dhulkiina oo aay amxaaro u taliso iyo kenya.Reer Puntlanna ka xoreesta Siilaanyo iyo Faroole markaasaan wada hali karnaa.Majeerteenoow waad ogtihiin waxaad ku dhigteen Ogaadeen oo suuqyadiina aad amxaaro uga iibin jirteen maantana hunguri ayaad ayaga ka dooneeysaan.Hadaba kuwa magaca daarood ku qaraabanayoow Dhulbahante soow daarood maahan maxaa gumaadka Siilaanyo looga dhiciwaayay,wiilasha Gaalkacyo lagu gumaadayo soow Daarood maahan.

  22. ReerGedo says:

    KKKK Kablax illahay wanaagga ha ku duwo waa mar ay marexan saaran yihiin waa mar ay somali kale ku dhagan yihiin war dhulbahante ma ogiye intiina kale maxaa jaajuusiin idinka dhigay?ta kale wax baa laandheere ah un baa la sheegaa lamana arkee goormay imaan laandheerinimadaan,puntland ayaan arkay waa cidla dhulka somalida ethiopia ayaan arkay waa cidla kenaya ayaan arkay waa cidla waxaan ba is dhahaa inta ku nool ceelwaaq iyo baardhere dhexdooda ayaa ba ka badan dadkan ma akkhiro ayay ku badan yihiin?absame oo somaliya ka degan 2 tuulo ayaa kuleh waxbaa xukumayaa kkkkkk waxaa ba kaga daran 1977/1997 ki ayay kala imaadeen kkkkk kabalalxow hadda waad adag tihiin kenya ayaan sugaynaa ta kale daarood ayaad ku waa la teen goormaan daarood wada noqonay yaa beenta loo sheegayaa maa dhulbahante oo kablalax ah loo gurmado si laascaanodan inaga wada maan aan u soo ceshano kkkkkk ogaaden markii horeba ma caqli badnayan colaad ayaa la galiyay isagaana laga rabaa siduu u xalin lahaa marka kismayo laga saaro afmadow iyo dhoobleyna ay k aqaxaan iyagaa arki doona

  23. maryan hersi says:

    asalamucaleycum somaliyey illaahay kacabsada iyo malinta akhiro wadankan wanagu filanyahay ee qaran nimada ilaaliya galadan dalkeena ha uloogina damiirtiina iyo diintiina iyo muslinimadiina ilaaliya ilaahayna kaxishooda iimaankana allaha nageliyo qabiilkana iskadaaya qarannimo kudadaala qabiilkana iska dhaafa soomaaliyoodhan rabi hanoo naxariisto inshaa,allaah,

  24. maryan says:

    soomaaliyeey imaanka alaHA NAGELIYO

  25. somali says:

    muxuyahay farqiga u dhaxeya barre iyo aways, waa 2 mujrim, asxabta marexan waa lawada yahay yaan qofka qabiil lagu taageerin ee wax qabad halagu taageero, barre hadduu wanaag mareexaan wado wixi ladhistay lawada qaybsay waa madaxweyne ku xigeen muxuu kudidanyahay in wixii soharayna nabad galyo lagu qaysado, oo nabad lagu wada nolado? kaba sooqad hadii ogaden kismaayo laga saaro oo marexan qabsado maxay tahay qorshahaaga? shalay shabab yuhud buu usoo kaxaysanayay maantana waxbaa naga dhaxeyo muxuyahay micnaheda? adunka waxa ugu wayn ee dhaqalaha ku tirsanyahy waa beero , xoolo iyo warshado,warshad dalkii maanta kama jirto, marexan gedo laguma haysto muxuu u hormarin layahy? oo kismaayo loogu wada washay,oo dhalinta loogu laynayaa? waa gobolka ugu barwaqo dabiici badan waana gobolka ugu liito somalia say ku dhacday hadaan wax qabsanayno? kismayo laguma didin waxbaa laga siyay maamulka, jubalana kismayo kaliya maahan ee caqliga ha shaqeeyo!!!!!

  26. aw farax cabdi says:

    waxaan kaxumahay dadka wadadhashay ayagoo wadanoolaankaro dowlad la,aan xataa iney waxaan macna aheyn ey iskudagaalan,
    waxaan dhihilahaa joojiya dagaalka caqliga hataliyo oo degganka adinka iyo intakalaba wuu idindeeqa,ee bismilahi dhaha,waxaan ogahay ineydaan meel kalatageynin ee u naxariista labada shacbi
    intey gori goortahay,adinkaa ishuran.
    wabilahi towfiiq.

  27. DEEQ says:

    SOMAALIYEY ILAAHEY KA CABSADA
    WANAAG IYO KHEYR HALAGA HADLO.
    SHARTA,IYO CUDURKA QABIILKANE
    JOOJIYA.

    WABILLAAHI-TOWFIIQ.

  28. Maxamad says:

    Aad ban ku jeclahay quruxdaydi

  29. Maxamad says:

    Hadal run bad shegtay gabadh bad tahe wallahi




dareenka Horn Cable: maxa kala qabsaday Axmed Madoobe, RW Cabdiwali & Bare Hiiraale
- Apr 17, 2014
Kismaayo (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnamijka dareenka shacabka oo lagu lafa gurey booqashada ...
HANBALYO Hanbalyo Meher Wacan: Abshir Maxa’ed Cabdi & Samsam C/raxmaan C/laahi
- Apr 17, 2014
Anagoo kala ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxaan hambalyo iyo tahniyad aan ...
GARAADKA  WARYASI WAR CULUS: Garaad Jaamac oo Waraysi Siiyey Universal, Dagaalkii taleex, & Wixii Dhashay Iyo Arimo Qarsoonaa ! (Daawo)
- Apr 17, 2014
Garaadka Guud ee Beelaha SSC garaad Jaamac Garaad Cali oo lahadlay Tv-ga Universal ayaa ...
taleex dareenka Deg deg Ah+Daawo: Dareenka Shacabka Magaalada Taleex & Firxadkii ka dhacay
- Apr 17, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Xaalada Magaalada Taleex ee Xarunta KMG ee maamulka khaatumo ayaa waxaa kasoo ...
KK HABAR JECLO Daawo+Qosolka: Amin Arst oo Arin yaab Leh ku Sifeeyey HABAR-jeclo & Siilaanyo
- Apr 17, 2014
Buuhodle (Kalshaale.com) Iyadoo dhowaanahanba Beesha Isaaq uu dagaal Xoogan ka dhex taagnaa, Si gaar ...
FADEEXO CUKUSE Daawo Video: Fadeexo Hadhaysay Wasiir Cukuse kadib markii gabdho ku dhegeen
- Apr 17, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa muuqaalka Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeisa Cukuse oo ...