Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SUUGAAN

garaad daawo

Deg deg+Video: Garaad Saleebaan Oo Ka hadlay Shirka taleex, Wufuuda Buuhodle, Maamulka Garoowe Iyo Arimo Xasasi Ah

Buuhodle (Kalshaale.com) Garaad Saleebaan Buraale oo Kamida Golaha Dhaqanka maamulka Khaatumo Ayaa Wuxuu ka hadlay Arimo Dhowr Ah Kadib Shir uu ku Qabtay Magaalaada Buuhoodle.. HALKAN

Continue Reading »

Qeybta SUUGAAN

AHMED RASTA

DAAWO Waraysi: Maxaa kala Qabsaday BBC & Fananka Ahmed Rasta (Wacdaro)

Idaacada BBC Ayaa Waraysi Xiiso Badan La yeelatay Fanaanka Axmed Rasta oo Dhowaan soo Gaadhay Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya, waxaana Laga Waraystay Arimo

Continue Reading »

SUUGAAN Archives

nimco
Top Video: Fanaanadii Nimco Yaasiin oo Weynaan Jacayl kugalay & Arin yaab leh
- Feb 10, 2014
London (Kalshaale.com). Fanaanadii Nimo Yaasiin  Ayaa mudo Kadib Soo Muuqatay Iyadoona Soo Qaaday Hees Qiiro & Digasho Isugu Jirta. HALKAN KA DAAWO VIDEO Fanaanada Ayaa La Sheegay Inuu Horay Uga Xumaaday Jacaylkii ...
cadar kaahin
Video+Waraysi: Cadar Kaahin oo Mudo Kadib La Waraystay & Qosol Aduunka
- Feb 9, 2014
Fanaanadda Cadar Kaahin oo muddo ku dhow 20 sanadood ku nool dalka Mareykanka ayaa waxay ka warrantay waxyaabo badan oo ay ku kulantay Mareykanka, waxay si gaar ah uga hadashay ...
samiira jaamac ismaciil mire
Video: Samiira Jaamac Ismaaciil Mire oo Casuuntay Abwaan IDAAJAA & Tariikhda Abwaan Ismaciil Mire “Darwiish (Daawo)
- Dec 9, 2013
Kalshaale.com (Buuhoodle) Samiira Jaamac Ismaaciil Mire Oo uu awoow u ahaa Abwaankii weynaa ee soomaaliyeed Darwiish Ismaaciil Mire Kana Mid ah ururada hooyooyinka G/cayn ayaa waxa ay marti qaad balaadha usamaysay ...
DARAWIISH
Video: deg deg Ah” Golaha Abwaanada Darawiishta Hido dhowr oo hadlay “Top
- Dec 2, 2013
Laascaanod (Kalshaale.com) Golaha Abwaanada Daraawiisheed ee loo Yaqaan (HIDO DHOWR) oo Shir Saxaafadeed ku Qabatay Magaalada Laascanood Ayaa Siwayn uga Hadlay Mashaqadii ka Dhalatay Duulaankii lagu soo Qaaday Deegaanka Taleex ...
Untitled
TOP GABAY: (akhriso) GABAYGII QAADAN-WAA IYO ABWAAN NUURADIIN BURYAR.
- Nov 20, 2013
Gabaygan oo ah gabay aad u qiiro badan wuxuu abwanku kaga hadlayaa waxyaabo badan oo nolosha iyo waaqica  ka jira soomaaliya ah, waa gabay wax ku qaadasho iyo waano ka ...
isimo
Video” Gabay xasasiya oo loo Sameeyay Isimada Reer Khatumo “Maxaa ku Jira ?
- Nov 13, 2013
Abwaan Axmed Nuur Maxamed C/dile oo kamid ah Abwaaniinta Reer Khaatumo ayaa Tix Gabay ah u Tiriyey Isimada Khaatumo Gabaygaasi oo Lagu Amaanayo Guud ahaanba Da,daalka Isimadu ay Wadaan haatan, ...
LOOYAAN
Daawo: Gabay hada Soo baxay” oo laga Tiriyey Dawlada Xasan Sheikh, KMG kii, Daraawiish, SAACID, + Musuq Maasuqa
- Nov 6, 2013
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Gabay Xiiso badan Kaasi oo Looga Hadlay Awood Qaybsiga Xilalka Soomaalida Ilaa Dawladii C/qaasim Salaad Xasan, Musuq Maasuqa Dawlada  & Arimo kale, Uuna ...
IDAAJAA
DAAWO” Idaajaa Iyo Barnaamij Xiiso badan oo cusub wax badan “Faa’iidayso
- Oct 8, 2013
Waxaanu Halkan Dhamaan Akhristayaasha Sharafta Leh ugu soo Gudbinaynaa Barnaami Xiiso badan Kaasi oo Soo Jeedinayo Qoraaga wayn ee Axmed Faarax Cali Idaajaa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Barnaamijkaan oo ka Hadlaya Hidaha ...

Next Page »
hooyo somali Daawo: Hooyo Soomaali-Canadian ah oo Caruurtii laga qaatay “maxaa ku dhacay
- Apr 20, 2014
Hooyo Somali-Canadian ah ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday murugo iyo wel wel ...
dhacdo Video: Dhacdo mucjiso & yaab leh oo ka Dhacday dalka Ruushka (Maxaa dhacay)
- Apr 20, 2014
Dhacdo mucjiso iyo yaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Ruushka ...
SOMALI'DEKI KAMU BINALARININ BOSALTILMASI Topnews: Dowlada Turkey oo shaaca ka qaaday war farxad u ah DF Somalia Kana Hadashay wada hadalka S/land ? (Maqal)
- Apr 20, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Barnaamijka Martida Makrafoonka ee idaacadda VOA, ayaa waxaa toddobaadkan marti ku ahaa Kani ...
jaamc siyaad Dhegayso: Go’aano Kasoo Baxay Beesha Jaamac Siyaad, Maxaase Laga yidhi Ina Garaad Ismaaciil oo Isku dhiibay Isaaq ?
- Apr 19, 2014
Laascanod (Kalshaale.com) Waxaa markay Bisha April ahayd 18, 2014, shirweyne isugu yimid Jaaliyadaha Qurbajoogta Beesha Jaamac ...
1 DEG DEG: Barre Hiiraale oo Adhaxda Ka Jebiyey RW C/wali, Una Jawaabay Afeey “Axmed Madobe waa Adeerkaa (Maqal)
- Apr 19, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com)  Barre Aadan Shirre ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay urur gobaleedka IGAD ...
DAAWO DHALINTA Daawo: Dhalinyaro horey uga sameeyay Film dhaqan Xumada Hablaha Somalida ee Mobilka, oo Saaray muuqal yaab Leh
- Apr 19, 2014
Waxaanu dhowaan idiin soo gudbinayna Muuqaal Ay soo Saareen Dhalinyaro Soomaliyeed oo lagu Magacaabo ...
taleex wufuud Dhegayso: Maxaa kasoo Kordhay Taleex, Diyaar garow & Wufuud kusoo Wajahan
- Apr 19, 2014
Taleex (Kalshaale.com) Wararka maanta  ka imanaya Magaalada Taleex ee Caasimada KMG ah ee Maamulka ...
gaas iyo siilaanyo Dhegayso: Wasiirka Madaxtoyada S/land Oo Reer Puntland si xun ubahdilay, Anigu ma caytamo, Mana Argagaxo (Fadeexad)
- Apr 19, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Wasiirka Madaxtooyada maamulka Somaliland Xirsi Gaab ayaa  Si xoogan Weerar ugu Qaaday ...
Mona Walter Daawo: Haweenay Soomali Ah oo diinta Horay uga baxday, Sheegtayna waxaan Afka lasoo marin karin (Video+Waraysi)
- Apr 19, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Gabadha lagu magacaabo Mona Walter waa gabar Soomaali ah oo diinta Kiristaanka qaadatay ...
SAGOOTIN HIBO NUURA Daawo: HIBO NUURA oo Lagu sagootiyey Muqdisho, Baashaal, Gurriga RW: C/wali, Sangub Iyo Qoomaal ayaa ruxay (Video)
- Apr 19, 2014
Waxaa Magaalada Muqdisho Xaflad Sagootin ah loo Qabtay Fanaanada Qaran ee Hibo Nuura, Xaflada ...