Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

August 2013 Archive

IIMAANKA
Top News: Beeshe Sade” oo war Kasoo Saartay Heshiiskii JUBA & DF (Dhegaysi)
Magaalada Addis Ababa ee  xarunta dalka Ethiopia  waxaa heshiis ka kooban  dhowr qodob ku gaaray   Ergadii ka socotay Maamulkii  Jubbaland iyo Dowladda  Federaalka Soomaaliya  kuwaasoo ugu danbayntii meesha looga saaray ...
inanka samirka
DAAWO: Baashaalka Aduunka + Heesta HANI” Iyo Inanka SAMIRKA Buuhoodle !
Waxaanu Halkan Dhamaan Akhristayaasha Sharafta leh Habaynimada Caawa ah Ugu soo Gudbinaynaa ee Cusub ee Lamagac Baxday HANI, Uuna Qaadayo Fanaanka Codka Baxsan ee INANKA SAMIRKA BUUHOODLE , oo Ah ...
cn Tv
Video: Shir loga hadlay maanta Somalia oo Laga Waraystay “Dr: Cali Ciise Cabdi
Waxaa ka dhacay dalka Ethopia gaar ahaan caasimadiisa Adis ababa shir aad u muhiim ah isla markaasna lagu lafa gurayo dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka soomaaliya. HALKAN KA DAAWO VIDEO Shirkan ...
bare
WAR CULUS: Maamulka JUBA” oo War kasoo Saaray Coll Barre Hiirale (Maqal)
Xili dhawaan magaalada  Addis Ababa ee xarunta  dalka Ethiopia ku kala  saxiixdeen heshiis ka  kooban dhowr qodob maamulka KMG ah ee Jubba  iyo ergo ka socotay   dowladda federaalka   Soomaaliya heshiiskaasi ...
diyaarad
DAAWO : 20 Sano Kadib” Diyaradii Ugu Weynd Xamuul Oo Muqdisho Ka Degtey
Diyaaradan oo nuuceedu ahaa Boeing 747 ayaa waxa y kireeysneeyd shirkad laga leeyahay dalka turkiga taasoo dhawaan la rajeeynayo inay si buuxdo ula wareegto gacan ku heynta iyo maareeynta howlaha ...
3
DEG DEG: VIDEO” Kacdoon Ka Dhacay Kismaayo, Faroole Oo Diiday Heshiiskii, Iyo Qudbado Looga Nixiyey + SAWIRRO
Xarunta Jamacada  Magaalada Kismaayo ee  Xarunta Gobolka Jubbada  Hoose ayaa waxaa manta  ka dhacay kulan balaaran oo lagu taagerayay  Natiijyadii ka soo baxday  Shirki Adis Ababa. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulankaan oo ay ...
indhosheel
Soo Dhowayn Qaran oo Madaxwayne INDHOSHEEL loogu Sameeyay London
(London) Waxaa Maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka caalamiga ah ee Heathrow Airport madaxweyne Maxamed Yuusuf Jaamac Indho Sheel oo Kamida Golaha Madaxtooyada maamul goboleedka khaatumo state of ...
axmed madoobe
Dhegayso: M- Axmed madobe” waa ka qayb gelaynaa xoraynta lascanod (Top)
Maamulka Magaalada Kismaayo  Ayaa wuxuu Maanta ka Hadlay Arimo Badan oo La Xidhiidha Xaalada Gobolada Jubba State iyo Sidoo kale Qaybo kamida Dalka Soomaaliya. HALKAN KA DHEGAYSO COD Taliyaha Booliska Magaaladda Kismaayo Maxamed ...
faroole
Top: Dhegayso” P/land oo Dawlada Usoo debecday Xayiradiina ka qaaday SNTV &
Maamulka Puntland  ayaa maanta markale dib ugu soo celisay xoriyadii shaqo warbaahinta dowlada federaalka Soomaaliya sida Radio Muqdisho iyo Tv-ga Qaranka . HALKAN KA DHEGAYSO COD  Warqad ka soo baxday  Puntland ayaa ...
deg deg
War deg deg: Xaalada Taleex oo Kacsan, Banaan baxyo, Digniin “Cabdi samad Iyo Ahmed Karaash + Qorshaha (Dhegayso)
Gudoomiyaha G/Sool ahna duqa degmada Taleex ee taariikhigaMaxamuud Jaamac Shaacuur{Ilweyn}, ayaa Wuxuu Si wayn uga Hadlay Arimaha Haatan Kasocda Magaalada Taleex ee Xaqiiqda ah.

« Previous PageNext Page »
taani daawo Topnews+Video: Pro: Taani oo caytamay Siilanyo-na si xun ukarbaashay (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Dr: Maxamuud Taani oo Qudbad ka ...
MADAXWAYNAHA BURUNDI Video: Madaxweynaha Burundi oo halmar MUQDISHO Lagu Arkay “Maxaa dhacay ?
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Madaxweynaha Dawalada soomaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey Madaxweynaha dalka ...
yaabka Video: Somali badan oo ilmaysay kadib Muuqaal Naxdin & Murugo Xambarsan
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka  Xambaarsa Murugo iyo Naxdin  kaasi Loogu ...
MADAXWAYNE War Yaableh: Xildhiban kale oo maanta Lagu dilay Muqdisho & Sir culus (Maqal)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Wararkii ugu dambeeyey ee nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan C/casiis Isaaq ...
xaaji cabdi waraabe Video: Xiisad Hargeisa ka tagan Jaamac Garaad Ismaaciil & Walaalkii, Odayashii Isaaq oo dhex galay Iyo Ceebta (Daawo)
- Apr 22, 2014
Hargeisa (Kalshaale.com) Meel lagaa jecel yahay hadaad ka tagto waxaad la kulantaa waxaan ku ...
DAAWO CIIDANKA Deg deg Ah: S/land oo Beenisay Ciidankii Isku dhiibay maamulka P/land, Cadaynta Muuqaal-Laga Duubay ! (Maxay Wataan)
- Apr 22, 2014
Garoowe (Kalshaale.com) Maamulka Somaliland ayaa beeniyay war ka soo baxay maamulka Puntland, kaasoo ahaa in ...
HODAN Daawo: Hodan C/raxmaan oo Laga daba Dhacay markay ku heestay xijaab (Video)
- Apr 22, 2014
Muqdisho (Kalshaale.com) Waxaanu Halkan idiinku soo Gudbinaynaa muuqaalka Heesta Xijaab Iyo Codkii Fanaanada  Hodan Cabdiraxmaan ...
xiisad Dhegeyso VOA: Masuul katirsan Dawlada & Laba Qof oo la Gowracay & Al-shabaab Oo Qabsaday Xarun Ciidan (Faah Faahin)
- Apr 22, 2014
Baydhabo (Kalshaale.com)-Wararka saakay naga soo gaaraya degmada Baydhabo ee gobalka Baay ayaa sheegaya in halkaas ...
1 Topnews: Ciidamo & Gaadiid Ka goostay S/LAND oo Isku dhiibay Puntland, halkay Kaso Jeedaan & Sir ay sheegen (Daawo)
- Apr 22, 2014
Garoowe (Kalshaale.com) Ciidamo hubaysan iyo laba Gaari oo ah nooca dagaalka,oo kaso goostay maamulka ...
CANAB MAXAMUUD VIdeo: Hooyo Somaliyed oo Arin Xanuun Badan ku haysatay Magalada Buuhodle
- Apr 22, 2014
Buuhodle (Kalshaale.com) Waxaa Magaalada Buuhoodle ku sugnayd Hooyo Soomaliyeed oo Lagu Magacaabo Canab Maxamuud ...