Dhegayso: Fadeexo lasoo Deristay Warkii Caawa Ee BBC (Ila Qosol)

Kalshaale.com- Intii Lagu Guda Jiray Warkii Fiidnimo ee Idaacada BBC Habaynimadii Caawa Ayaa waxaa lasoo Darsay Khal Khal Xoogan oo Dhinaca farsamada ah.

Dhegaystayaasha Idaacada Ayaa Siwayn uga Cadhooday Kadib Markii Wariyaha Daadihinayey Idaacada uu Mudo Xoogaa ah Marba Meel ucelinayey.

(HALKAN MAQAL- YAABKA)

Khaladaadka Noocan oo kala ah Ayaa intabadan Mar mar lasoo Darsaday Idaacada Live wararka Utebiya iyadoona Loo Baahan yahay In Laga digtoonaado.

bbc

 


Shabakada Warsidaha Kalshaale.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Soomaliya iyo Caalamka

kalshaale.com@gmail.com

Akhriste Halkani Hoose Ku Qor Fikradada (0)




.

Dagal kismayo (DHEGAYSO): dagaal Beeleed ka Ruxay Qaybo Kamida G- Shabellaha Dhexe
- May 21, 2013
Wararka ka imaanaya Bariga Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya halkaasi ...
kISMAYAO Dhagayso: Taliyaha Saldhiga Kismaayo oo Beeniyay Ciidamadda Booliska Ahaa
- May 21, 2013
Taliyaha qeybta Booliiska Maamulka uu hogaamiyo Axmed Madoobe Maxamed Cabdi Buule ayaa  waxa uu ...
FILM {VIDEO}: Soomaali iibisa Daroogada oo lacag badan ku doonay filim fadeexad ah
- May 21, 2013
Soomaalida ka ganacsata daroogada ee dalka Canada ayaa waxaa la sheegay inay lacago faro ...
BAR VIDEO: Dowlada Soomaaliya oo qaati ka taagan Xoogsato ajaanib ah (Daawo)
- May 21, 2013
Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inay ka cabanayso oo ay qaati ka taagan ...
SHIIKH VIDEO: Cawayska Kalshaale iyo Caawa “Waa maxay Diintu” ? (DAAWO)
- May 20, 2013
Kalshaale.com- Dhamaan Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakada kalshaale.com  Waxaanu Habaynimada Caawa ah Barnaamijka Cawayska ...
XAFLAD DAAWO: Xafladii Ugu Balaadhnayd oo Lagu Taageeray Bare Hiiraale (Full Video)
- May 20, 2013
Iyadoo Dhowaanahanba  Ay socdoon Dabaal degyo loo samaynayey Madaxwayne Bare aadan Hiiraale Ayaa Xafladii ...
dAWO Top Video: Halkee ku Ogayd Wasiiradii Arimaha Debada ee Dalka Kenya (Live)
- May 20, 2013
Kalshaale Online- Amina ayaa ka maqneyd dalka xilligii xubnaha kale ee ku jira golaha ...
khatumo DEG DEG: Saxafiyiinta Khaatumo oo ka Fal Celiyey Weriye lagu Xidhay Sanaag
- May 20, 2013
Ururka Saxafiyiinta Deeganada SSC ee (KHAJA)  Laantiisa magaalada Nairobi ayaa kulan deg deg ah ...
Sale VIDEO: Fanaan Soo Saaray Hees Laga Yaabay oo Layidhaahdo (ADUUNYADA)
- May 20, 2013
Fanaanka Soomaaliyeed  Sida wayna Heesa Umiisaama, Codkiisana Laga yaabay ee SALEBAN CAAQIL, aya Soo ...
gashan TOP SAWIRO: Wasiirka Gaashaandhigga Oo kulan la qaatay Dhigiisa D- Suudaan
- May 20, 2013
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo booqasho rasi ah ...